|
Wisdom of the Day
|
...daily updates... |
Qalinkaa wax suureeya,
Kugu sima halkaad doonto,
Saaxiib kal furan weeye,
Sunto fara ku hayntiisa,
Weligaa ha sii deynin.
"Sahra" - M I W Hadraawi suugaan |
|
|
![](themes/redsea/images/pixel.gif) |
Hoyga xog ururinta buugaagta afsoomaliga ku qoran redsea-online.com |
|
|
Cabdirahman C. Faarax "Barwaqo" Hal-Aqoon - Xidhmada VI, VII iyo VIIIaad Hal-Aqoon Journal, Ottawa, 2009 ISBN: - Suugaan, dhaqan
Xidhmadii 6, 7 iyo 8aad ee Warsideha Hal-aqoon (2006-2009).
|
|
|
Faalada martida
- Akhriste - 2010-08-28 08:14:31
Mohamed Nur Hussein - maxamedshardi@hotmail.com Waan daneeyaa aqrinta buugaagta Soomaaliyeed. Mahadsanidiin Walaalayaasha Soomaalida. Mahadsanidiin
![](themes/redsea/images/breakline.gif)
- Akhriste - 2010-08-16 04:55:10
cabdinuur - salaamaad144@hotmail.com waa walaal kiina cabdinuur waxaana aad iyoi aan ujeclahay su aalaha iyo jawaabaha
![](themes/redsea/images/breakline.gif)
- Akhriste - 2009-04-09 12:04:54
cali faarax samatar(sayidka) - calisayid@hotmail.com waxaan ahay mid kamid ah dhalin yarada soomaaliyed ee ku nool dalka waxaana doorbidilahaa in labadiyo buugaan lana keeno dalka haduu awal yaalay waad ku mahadsantihiin
![](themes/redsea/images/breakline.gif)
Adiga qudhaadu ka qayb qaado faalada buuggan!Faallee buuggan / Comment this book |
|
Fadlan ogsoonow in hoygani u dhisan yahay wanaag iyo waxtarka horumarinta aqoonta afka somaliga ku qoran. REDSEA-ONLINE.COM waxay hubin doonaan faaladaada inta aanay kusoo daabicin halkan, waxba kama beddeli doono qoraalkaaga, laakiinse waxaanaanu xorriyad u qaadanaynaa in aanannu daabacin faalladii noola muuqata inay ka duwan tahay muhiimadda uu u dhashay hoygani. Qoraalada aanu soo daabacno waxaa ka jawaabaaya mas'uuliyaddooda ciddii qortey. Mahad badan REDSEA-ONLINE.COM, AfSomali Books Section |
|
|
![](themes/redsea/images/pixel.gif) |
Editor Pick
|
A brilliant work co-ordinated through many continents by Rhoda A. Rage. Read it more |
|
|
|