|
Wisdom of the Day
|
...daily updates... |
Qalinkaa wax suureeya,
Kugu sima halkaad doonto,
Saaxiib kal furan weeye,
Sunto fara ku hayntiisa,
Weligaa ha sii deynin.
"Sahra" - M I W Hadraawi suugaan |
|
|
|
Hoyga xog ururinta buugaagta afsoomaliga ku qoran redsea-online.com |
|
|
Mohamed-deeq Abdi-madar Kenya: Tuugo sharciyaysan Sagal publishers, Spanga, 1997 ISBN: 91-7910-070-8 -
|
|
Maxamed-Deeq Cabdi-Madar oo ku magac dheer Haldhaa waa qoraaga buugag fara badan oo ay ka mid yihiin "Kenya- tuugo sharciyeysan!!!", "Ma hadho" iyo "Xurmo Daran". Wuxuu kusoo jiray qorista muddo kabadan labaataneeyo sano, waxana uu hadda ku nool yahay dalka Iswiidhen. |
Faalada martida
- Akhriste - 2009-10-06 09:23:16
runsheeg - juba@hotmail.com ma tihid qoraa
- Akhriste - 2009-02-10 03:11:55
cadceed cabdirihman ahmed - cadceed65@hotmail.com waxaan u hanbalyaynayaa aadna ugu mahad celinayaa qoraaga buuga ee maxameddeeq ilaahayna waxaan uga baryayaa inuu qalinkiisa ku anfaco
- Akhriste - 2009-02-06 06:58:21
abdinasir abdilahi omar - super_wadni@hotmail.com Salaam Aniga oo ah Abdinasir Abdilahi Omar oo ku nool wadanka holland waxaan ka mahad celinaya marka hore qoraaga buugan qoray sida uu maaxda maskaxdiisa ugu soo bandhigay umadiisa soo maliyeed gaar ahaan dadka xiiseeya wax aqriska kuwaas oo aan aniguba dabcan ka mid ahay
- Akhriste - 2007-10-22 11:27:02
khadar c/laahi abdi - khadar_90@msn.com woow walal qoraa aad uweyn ayaad tahay mansha alah
Adiga qudhaadu ka qayb qaado faalada buuggan!Faallee buuggan / Comment this book |
|
Fadlan ogsoonow in hoygani u dhisan yahay wanaag iyo waxtarka horumarinta aqoonta afka somaliga ku qoran. REDSEA-ONLINE.COM waxay hubin doonaan faaladaada inta aanay kusoo daabicin halkan, waxba kama beddeli doono qoraalkaaga, laakiinse waxaanaanu xorriyad u qaadanaynaa in aanannu daabacin faalladii noola muuqata inay ka duwan tahay muhiimadda uu u dhashay hoygani. Qoraalada aanu soo daabacno waxaa ka jawaabaaya mas'uuliyaddooda ciddii qortey. Mahad badan REDSEA-ONLINE.COM, AfSomali Books Section |
|
|
|
Editor Pick
|
A brilliant work co-ordinated through many continents by Rhoda A. Rage. Read it more |
|
|
|