|
Wisdom of the Day
|
...daily updates... |
Qalinkaa wax suureeya,
Kugu sima halkaad doonto,
Saaxiib kal furan weeye,
Sunto fara ku hayntiisa,
Weligaa ha sii deynin.
"Sahra" - M I W Hadraawi suugaan |
|
|
|
Hoyga xog ururinta buugaagta afsoomaliga ku qoran redsea-online.com |
|
|
Maxamed Sheekh Daahir Cawa daran Författares Bokmaskin, Stockholm, 2012 ISBN: 978-91-980469-0-8 - Sheeko
Arla colaadeed, ayay ku barbaartay. Iyada oo curdin ah, ayuu madfac agooneeyay. Col inkaaran oo dad-cun ah, ayay haddana ceesh la wadaagtay. Naf-la-cararku meel uu caada u noqday, oo ciirsi la’aantu ay caam ka noqotay, ayuu - Yusur - waayuhu ku helay.
|
|
FADLAN NALA SOO XIDHIIDH si aad u buuxiso waxyaabaha ka maqan xogta aanu u baahanahay si aanu u daabacno boggan Maxamed Sheekh Daahir waxa uu deggan yahay dalka Iswiidhan, magalaada Nyköping. Waxaad ka eegi gartaa bandhiga buugga halkan.
|
Faalada martida
Ma jiraan cid faallaysay ilaa hadda! bilow adigu Faallee buuggan / Comment this book |
|
Fadlan ogsoonow in hoygani u dhisan yahay wanaag iyo waxtarka horumarinta aqoonta afka somaliga ku qoran. REDSEA-ONLINE.COM waxay hubin doonaan faaladaada inta aanay kusoo daabicin halkan, waxba kama beddeli doono qoraalkaaga, laakiinse waxaanaanu xorriyad u qaadanaynaa in aanannu daabacin faalladii noola muuqata inay ka duwan tahay muhiimadda uu u dhashay hoygani. Qoraalada aanu soo daabacno waxaa ka jawaabaaya mas'uuliyaddooda ciddii qortey. Mahad badan REDSEA-ONLINE.COM, AfSomali Books Section |
|
|
|
Editor Pick
|
A brilliant work co-ordinated through many continents by Rhoda A. Rage. Read it more |
|
|
|