|
Wisdom of the Day
|
...daily updates... |
Qalinkaa wax suureeya,
Kugu sima halkaad doonto,
Saaxiib kal furan weeye,
Sunto fara ku hayntiisa,
Weligaa ha sii deynin.
"Sahra" - M I W Hadraawi suugaan |
|
|
|
Hoyga xog ururinta buugaagta afsoomaliga ku qoran redsea-online.com |
|
Axmed Ibraahim Cawaale waxa uu ku dhashay sabo aan ka fogeyn buurta Gacan Libaax ee Gobolka Saaxil, Somaliland, waxaanuu yaraantiisii ka barbaaray nolol reer guuraanimo. Wax-barashadiisii hoose/dhexe ku qaatay tuulada Cadaadley, ka dibna middii sare wuxuu ku qaatay gudaha dalka iyo dibeddiisa oo uu ku takhasusay ganacsiga. Waxa kale uu muddooyinkii dambe aqoontiisa ku fidiyey dhinaca deegaanka oo u isla markaa si joogto ah ugu shaqeeyey.
Ahmed Ibraahim Cawaale waxa uu muddo ku siman 20 sanno ku howllanaa dhinaca samafalka, xilligii uu buugan qoraayeyna waxa uu ahaa Agaasimaha Fulinta ee hay’adda Candlelight ee uu fadhigeedu yahay Hargeysa.
Qaylo-dhaan deegaan waa buuggiisii u horreeyey.
| Buugta qoraaga | |
Qaylo-dhaan deegaan / Environment in crises Ponte Invisibile, 2010 Pisa ISBN 88-88934-13-8 | |
|
|
Social Community
Join us today |
There are currently, 734 guest(s) and 0 member(s) that are online. Don't have a REDSEA account yet? You can create one. It is a free!
|
Editor Pick
|
A brilliant work co-ordinated through many continents by Rhoda A. Rage. Read it more |
|
|
|