|
Wisdom of the Day
|
...daily updates... |
Qalinkaa wax suureeya,
Kugu sima halkaad doonto,
Saaxiib kal furan weeye,
Sunto fara ku hayntiisa,
Weligaa ha sii deynin.
"Sahra" - M I W Hadraawi suugaan |
|
|
|
Abdibashir Ali (Maxamed Xirsi) Da'yarta soomaaliyeed ee sweden Författares bokmaskin, Stockholm, 2000 ISBN: 91-7910-248-4 List price: 12.00USD Price: 10USD
Buuggani wuxuu ku saabsanyahay, dhaqanka soomaalida iyo kala duwaanta dhaqanka swedishka, taasoo keenta isfahamwaa ama dhibaato ka dhexdhacda qofka dhallinyarada ah ee soomaaliyeed iyo waalidkiisa. Buuggani waxa uu sharaxaad ka bixinayaa, habdhaqanka qofka soomaaliyeed iyo sida xalku ku jiro, mar-haddii ay ku noolyihiin dad qaxootiya oo soomaaliyeed dalka sweden, buuggani wuxuu si qoto dheer uga hadlayaa carriga sweden, balse dadka soomaaliyeed ee qurba jooga oo dhami way ka faa'iidaysankaraan.
|
|
|
|
|
Social Community
Join us today |
There are currently, 1038 guest(s) and 0 member(s) that are online. Don't have a REDSEA account yet? You can create one. It is a free!
|
Editor Pick
|
A brilliant work co-ordinated through many continents by Rhoda A. Rage. Read it more |
|
|
|