|
Wisdom of the Day
|
...daily updates... |
Qalinkaa wax suureeya,
Kugu sima halkaad doonto,
Saaxiib kal furan weeye,
Sunto fara ku hayntiisa,
Weligaa ha sii deynin.
"Sahra" - M I W Hadraawi suugaan |
|
|
|
Ibraahin Yuusuf Axmed - Hawd Soomaaliya: Qaran iyo Qabiil African Triangle, Solna, Sweden, 1998 ISBN: 91 972314-6-0
Dhabarka buugga:
Guud ahaan wax ka sheegidda iyo ka doodidda sababaha dhaliya dhacdooyinka taariikhda iyo natiijooyinkooda danta iyo ujeeddada laga yeeshaa ma aha oo kali ah dhib iyo dheefba in lagu cabbiro waddada mustaqbalka la raacayo iyo waxyaalaha ay lama huraanka tahay in loo digtoonaado amma laga digtoonaado, ee sida ay iila muuqato waa furaha xalka ugu muhimsan ee mushkiladaha ummadaha soo food saara. Aniga oo halkaa ka duulaya, taana maanka ku haya, isla markaana dareensan baahida weyn ee ay ummadda soomaalidu u qabto qoraallo wadciga yaalla ka turjumaya, qoraallo ka dhar la' xinka iyo jibbada qabiilka, ayay ila noqotey in aan halkan kusoo bandhigo waxyaalaha ay aragtidayda, aqoontayda kooban iyo waayo-aragnimadayda qof ahaaneed i tuseen in ay sabab hore iyo md dambeba u ahaayeen dumista qarannimadii qaaliga ahayd ee aan ku abtirsan jirey. Isla sidoo kalena wax kaga sheego sida iigula quruxda badan ee loo baahanyahay in ay Soomaaliya iyo soomaalidu u ekaadaan mustqabalka.
|
|
Buuggani ma ah iib, suuqana wuu ka baxay oo dib looma daabicin. |
|
|
Social Community
Join us today |
There are currently, 1116 guest(s) and 0 member(s) that are online. Don't have a REDSEA account yet? You can create one. It is a free!
|
Editor Pick
|
A brilliant work co-ordinated through many continents by Rhoda A. Rage. Read it more |
|
|
|