|
Wisdom of the Day
|
...daily updates... |
Qalinkaa wax suureeya,
Kugu sima halkaad doonto,
Saaxiib kal furan weeye,
Sunto fara ku hayntiisa,
Weligaa ha sii deynin.
"Sahra" - M I W Hadraawi suugaan |
|
|
|
Sayid Ahmed (Ahmed Jama) Socdaalki Dheeraa Författares Bokmaskin, Stockholm, 2007 ISBN: 978-91-631-7418-6 List price: 20.00USD Price: 21.00USD
Buuggan la magacbaxay "Socdaalkii dheeraa" waxa qoray Sayid M Yuusuf. Wuxuuna ku saabsanyahay wiil dhallinyaro ah, oo deggenaa magaalada Berbera. Sannadkii 1988, bishii mey ayuu dagaal ka bilaabmay magaalada Burco. Dagaalkaas oo dhexmaray ciidamadii taageersanaa maamulkii Maxamed Siyaad Barre iyo ciidankii SNM. Dagaalkaasi wuxuu saamayn weyn ku yeeshay Guuleed.
|
|
Guuleed wuxuu dhuumasho kaga baxay magaaladii uu ku dhashay, ku barbaaray oo ahayd Berbera. Wuxuuna galay socdaal dheer oo aad u dhíb badnaa. Dagaalkaasi wuxuu socday muddo ku siman saddex sannadood. Balse markii dagaalkii dhammaaday 1991, sidaa kumay dhammaan dhibaatadii, ee Guuleed wuxuu gelayaa socdaal kale. Buuggani wuxuu ku egyahay "Geedigii koowaad iyo Guuleed".
|
|
|
Social Community
Join us today |
There are currently, 752 guest(s) and 0 member(s) that are online. Don't have a REDSEA account yet? You can create one. It is a free!
|
Editor Pick
|
A brilliant work co-ordinated through many continents by Rhoda A. Rage. Read it more |
|
|
|