|
Wisdom of the Day
|
...daily updates... |
Qalinkaa wax suureeya,
Kugu sima halkaad doonto,
Saaxiib kal furan weeye,
Sunto fara ku hayntiisa,
Weligaa ha sii deynin.
"Sahra" - M I W Hadraawi suugaan |
|
|
|
Hoyga xog ururinta buugaagta afsoomaliga ku qoran redsea-online.com |
|
Buugaagta kale ee uu qoraagu hore u qoray waxay yihiin:
- Cadaabtii Ifka
- Qalbu lula
- Jacaylkii shanta qaaradood
- Ninkii helaa nasiib leh
- Maad barane ha u bogin
- Nabaadiino
- Barbaarsame: barbaarinta iyo toosinta ubadka
Xasan Madar wuxuu deggan yahay Hargeysa, halkaas oo laga soo bilaabo 1996 kii waqti ku qaadan jiray dhinaca qoraallada sheekooyinka gaagaaban iyo qormooyin taxane ah oo kuu soo bixi jiray wargeysyada Xorriya, Jamhuuriya, Codka Hargeysa, Dhambaal iyo Maandeeq. | Buugta qoraaga | |
Sirta Guurka AIDAM, 2004 Hargeisa ISBN N.A. | | Nabaadiino n.a., 2007 | | Barbaarsame: Barbaarinta iyo toosinta Ubadka n.a., 2008 Nairobi ISBN 9966-7059-8-8 | | Hiil - Waayaha dadka la hayb-sooco Ponte Invisibile, 2010 Pisa ISBN 88-88934-15-4 | |
|
|
Social Community
Join us today |
There are currently, 563 guest(s) and 0 member(s) that are online. Don't have a REDSEA account yet? You can create one. It is a free!
|
Editor Pick
|
A brilliant work co-ordinated through many continents by Rhoda A. Rage. Read it more |
|
|
|