|
Wisdom of the Day
|
...daily updates... |
Qalinkaa wax suureeya,
Kugu sima halkaad doonto,
Saaxiib kal furan weeye,
Sunto fara ku hayntiisa,
Weligaa ha sii deynin.
"Sahra" - M I W Hadraawi suugaan |
|
|
|
Georgi L. Kapchits Qaamuuska Maahmaahyada Soomaaliyeed Shirkadda qoraalka ee Suugaanta bariga, Moosko, 1998 ISBN: 5-02-018076-9
Sida uu sheegay daabaca buuggani, qaamuusku waa midka ugu weyn ee ilaa hadda laga qoray xikmadda maahmaaheed ee Soomaalida. Wuxuu ka kooban yahay in ku dhow lix kun oo maahmaahood oo la hubo. Maahmaahaha badankoodu waa kuwa laga helay in ka badan boqol wargeeye.
|
|
Gogoldhigga oo ku kala qoran af-soomaali iyo af-ingiriisi akhristuhu wuxuu wax ka baran karaa aragtida maahmaahaha lagu kala sooco ee uu soo jeediyey caalimkii weynaa ee Ruushka ahaa ee la odhan jirey Grigori Permyakov, taasoo ku dhisan dabiicadda astaameed ee maahmaahda ee uu isaga daboolka ka qaaday. Gogoldhigga waxaa kaloo lagu tilmaamaa waxyaallaha u kala gaarka ah 12ka nooc ee maahmaahaha soomaaliyeedi ay u kala baxaaan, siduu u arko Georgi Kapchits.
Waxaa ururiyey, habeeyey iskuna dubbaridey Georgi Kapchits. |
|
|
Social Community
Join us today |
There are currently, 590 guest(s) and 0 member(s) that are online. Don't have a REDSEA account yet? You can create one. It is a free!
|
Editor Pick
|
A brilliant work co-ordinated through many continents by Rhoda A. Rage. Read it more |
|
|
|