Maxamed Cali Axmed Khamriile The horn of lost tribes/Geeska qabiilooyinkii lumay n.a., n.a., 2008 ISBN:
Buuggan taariikhda ah ee “THE HORN OF LOST TRIBES”, wuxuu si kooban uga hadlayaa Soomaalidu halkay ka timid, taariikhdeeda, dhaqankeeda iyo taariikhda geeska afrika iyo shucuubta ku nool.
Buuggu wuxuu ka kooban yahay laba qeybood oo kala ah
- Qeybta kowaad:
12 qodob(mawduuc) oo ku saabsan taariikhda iyo dhaqanka soomaalida iyo Qowmiyadaha kale ee GEESKA AFRICA
-
Qeybta Labaad: waxa ay ka hadleysa boqortooyinkii hore ee dhulka soomaalida
Sida uu sheegay qoraagu, "buugan oo la bilaabay ururintiisa 1992kii, waxa hadda uun suurofal noqotay in la daabaco maadama uu helay sawirro badan oo xaqiiq ah oo ka turjumaya taariikhda geeska."
Qofkii doonaaya warbix dheeri ah, iyo goorta la qaybinayo, waxay kala xidhiidhi karaan emailkan:
Mukhtar Abdi - raabisoma@hotmail.com
|