Maxamed Cali Cartan Buug Suugaaneedka Halqabsi Maansadii Abwaan Maxamed Aw Cali Cartan (CARTAN) na, India, 2006 ISBN: 89939 488 1244
Buug suugaaneedkan (HALQABSI) oo ka kooban in ku dhow sadex boqol oo bog (300) waxa lagu soo ururiyay guud ahaan suugaantii Abwaan Maxamed Aw Cali Cartan (CARTAN) oo u qaybsan afar qaybood oo kala ah Gabayo, Maanso, Heeso, iyo Majaajilo, suugaanta abwaanka oo isugu jirta waano, wacyigelin, nabadayn, iyo tusaalayn intaba. Waxa buugan ku xardhan oo uu xanbaarsan yahay maahmaaho aad u qiimo badan oo tiro ahaan kor u dhaafay (680) maahmaahood. Waxa kale oo buugan ku duugan oo uu kala iftiimin doonaa faraqa u dhexeeya maahmaahda, hal ku dhiga, hal kula baxa, iyo halqabsiga, oo run ahaantii u baahnaa in lagu sameeyo qoraal ama diiwaan laga helo si da`yarta xiligan joogta ama jiilka soo socdaaba uga faa`iidaystaan.
Waxaad buuggan ka heli kartaa
Doha Qadar:
Liibaan Ibraahin Xassan (Baabu laahi) - Tel:009745689284
Suadia Arabia:
Maxamed Jamac Yusuf - Tel:00966508751821
India /Hyderabad:
Xassan Kaarshe -
0091 9885265474
|
|