header
Search:

Create an account |
Spelling Checker
Somali | Af Soomaali

Spelling Checker
Higgaadda Afsoomaaliga
ee
REDSEA-ONLINE


Calendar Conversion

GREGORIAN

ISLAMIC


SOMALI


Photo of the Week
Suggest one

Somaliland - I too love you!

Somaliland - I too love you!



Wisdom of the Day

...daily updates...

Qalinkaa wax suureeya,
Kugu sima halkaad doonto,
Saaxiib kal furan weeye,
Sunto fara ku hayntiisa,
Weligaa ha sii deynin.
"Sahra" - M I W Hadraawi

suugaan


A Note of my teachers


read it more


Hoyga xog ururinta buugaagta afsoomaliga ku qoran
redsea-online.com

Jama Musse Jama
MAHDI - Buug codaysan (Audio Book)
Ponte Invisibile, Pisa, 2011
ISBN: 9788888934259 - Fiction

The first Somali Audio Book -

'Mahdi', is a historical fiction novel set up in specific period of time when the author was himself a student in Hargeysa in early 1980s. Characters are shaped by their experiences, family life and custom, but the central thread of the novel is 'underground' student life. The main character is rebellious but fragile, politically-incorrect but an honest street-child who, despite the difficult childhood, defends the honour and dignity of the human being passionately. Written in the first person, the author traces the collective memory of a generation of young Somali students who, for the first time, stood up against the military regime and the harsh response of the regime of Somali Republic during the 1980s.


Born in Hargeisa and studied mathematics at the Universtà di Pisa, Jama Musse Jama now works as an IT Expert at NetIkos s.p.a, a Telecom Italia Information Technology, Telecom Italia Group Company. He is the author of
  1. A note on "My Teachers's Group": News report of an injustice
  2. Layli Goobalay: Variante Somala del "Gioco Nazionale Africano"
  3. Shax: the preferred game of our camel-herders and other traditional african entertainments

Faalada martida

  1. Akhriste - 2011-10-03 02:13:36
    khadar aadan - bilaal12@hotmail.com
    marka hore aad ayaan u salaamayaa martida faalladan ka qayb qaadanaysa waxaanan sidoo kale aad u salaamayaa redsea online iyo jaamac muuse jaamac oo runtii wax badan isku hawla sidii uu bulshadiisa reer somaliland iyo ciddii kale ee uu wax ku soo kordhin karaba diyaar u ah intaasi ka dib waxaan halkan ku arkayey qoraallo tilmaamaya in buuggii ugu horreeyey ee afsoomali ah ee waliba dhegaysi ah ay ku guulaysatay shirkadda redsea online.com haddaba waxaan aad isugu mashquuliyey inaan bal buuggaasi dhageysto oo aad waliba caddayseen in si xor ah loo soo download garaysan karo runtii intaanan waxba soo download garaynba waxa igu adkaatay inaan horta si hufan u helo tilmaamo la raaco oo aan wax kula soo bixi karo waanay dhici kartaa in fahankeedu igu adkaaday markaasi waxaan jaamac muuse iyo redsea labadaba ka codsan lahaa inay noo fududeeyaan aniga iyo inta kale ee sidayda ahba kollay dadku isku wada fahanmaaha fikirkana lagu kala duwan aad ayaad u mahadsantihiin igana raalli ahaada haddaan hadalka dheereeyey
Adiga qudhaadu ka qayb qaado faalada buuggan!

Faallee buuggan / Comment this book
Magaca / Name
Dalka / Country
Email
Faallo / Comment
Fadlan ogsoonow in hoygani u dhisan yahay wanaag iyo waxtarka horumarinta aqoonta afka somaliga ku qoran. REDSEA-ONLINE.COM waxay hubin doonaan faaladaada inta aanay kusoo daabicin halkan, waxba kama beddeli doono qoraalkaaga, laakiinse waxaanaanu xorriyad u qaadanaynaa in aanannu daabacin faalladii noola muuqata inay ka duwan tahay muhiimadda uu u dhashay hoygani. Qoraalada aanu soo daabacno waxaa ka jawaabaaya mas'uuliyaddooda ciddii qortey.

Mahad badan
REDSEA-ONLINE.COM, AfSomali Books Section

Social Community
Join us today

There are currently, 788 guest(s) and 0 member(s) that are online.

Nickname

Password

Don't have a REDSEA account yet? You can create one. It is a free!


What is new


[ News archive ]



REDSEA SHOP
Hargeysa


Hore u gaadh daarta Oriental Hotel


Sheeko iyo Shaahid
Check deadline

Sheeko iyo Shaahid
KULANKA 5aad
ee
TARTAN QARAMEEDKA CURINTA SUUGAANTA


Codka Somaliland

Weekly FM Radio
Minneapolis, USA
in every Sunday


Editor Pick

A brilliant work co-ordinated through many continents
by Rhoda A. Rage.

Read it more


Search With Google

Google

www
redsea-online.com