|
Wisdom of the Day
|
...daily updates... |
Qalinkaa wax suureeya,
Kugu sima halkaad doonto,
Saaxiib kal furan weeye,
Sunto fara ku hayntiisa,
Weligaa ha sii deynin.
"Sahra" - M I W Hadraawi suugaan |
|
|
|
Xasan Cabdi Madar iyo Axmed Aw Geeddi Riyaaq - Ciyaaraha iyo heesaha carruurta n.a., Nayroobi, Kenya, 2009 ISBN: 9966-7059-4-5 Price: 10.00Euro
Dhiganahan oo lagu soo ururiyey tiro door ah, inkastoo aanay ku dhammayn, oo heesaha iyo ciyaaraha carruurta ah, ujeeddada laga leeyahay waxa weeye in dib loo soo
nooleeyo aqoontan oo la baro carruurta dhaqankii iyo noloshii
ummadooda u gaarka ahaa si aanay ugu libdhin dhaqan aanay
ab iyo isir u lahayn. Inkastoo heesahani ku salaysnaayeen
dhaqankii miyiga iyo reer guuraaga haddana in badan oo ka
mid ahi waa kuwo dib loo soo noolayn karo oo la jaanqaadi
kara nolosha magaalada.
Dhinaca kale buugga ama dhiganaha waxa barbar socda
cajalad maqal iyo muuqaal ah oo lagu daawan karo ama lagu
dhegaysan karo aaladaha kombuyuutarka iyo Fiidyowga.
Cajaladda waxa laga daawan karaa heesihii oo carruurtu
qaadayso ama ciyaarihii oo ay ciyaarayaan.
Order it now |
|
|
|
|
Social Community
Join us today |
There are currently, 426 guest(s) and 0 member(s) that are online. Don't have a REDSEA account yet? You can create one. It is a free!
|
Editor Pick
|
A brilliant work co-ordinated through many continents by Rhoda A. Rage. Read it more |
|
|
|