|
Wisdom of the Day
|
...daily updates... |
Qalinkaa wax suureeya,
Kugu sima halkaad doonto,
Saaxiib kal furan weeye,
Sunto fara ku hayntiisa,
Weligaa ha sii deynin.
"Sahra" - M I W Hadraawi suugaan |
|
|
|
Hoyga xog ururinta buugaagta afsoomaliga ku qoran redsea-online.com |
|
Bile M Hashi wuxuu ku dhashay Soomaaliya sanadkii 1971, wuxuu ku nool yahay laga soo bilaabo sanadki 1987 wadanka Sweden. Waxuu kala turjumayay afafka swedhishka iyo soomaaliga tobankii sanee ugu dambeeyey. Wuxuu ka qalin jabiyey jaamicada ingineeriya sanadkii 1998, wuxuuna markiiba ka shaqo galay shirkada Volvo. Wuxuu kaluu arday maanta ka yahay Jaamicada Göteborg University qeybta culuunta siyaasada. | Buugta qoraaga | |
JANNO Madbacadda Bile M Hashi, 2003 Gotebörg ISBN 91-972411-0-5 | | Intuu dahabku lacag dheeryahay dumarka dheertahay! SWESOM, 2003 Gotebörg ISBN 91-974986-0-2 | | Deynabo, (Haasaawe qalafsan) The Bile Books, 2003 Gotebörg ISBN 91-631-4179-5 | | Sidey noqonba mooyee! swesom, 2005 Stockholm ISBN 91-974986-1-0 | | Maxbus Nr77 Swesom, 2005 Stockholm ISBN 91-974986-3-7 | |
|
|
Social Community
Join us today |
There are currently, 1055 guest(s) and 0 member(s) that are online. Don't have a REDSEA account yet? You can create one. It is a free!
|
Editor Pick
|
A brilliant work co-ordinated through many continents by Rhoda A. Rage. Read it more |
|
|
|