|
Wisdom of the Day
|
...daily updates... |
Qalinkaa wax suureeya,
Kugu sima halkaad doonto,
Saaxiib kal furan weeye,
Sunto fara ku hayntiisa,
Weligaa ha sii deynin.
"Sahra" - M I W Hadraawi suugaan |
|
|
|
Hoyga xog ururinta buugaagta afsoomaliga ku qoran redsea-online.com |
|
Abdi Hassan Mohamed wuxuu ku takhasusay cilmiga Beeraha iyo Horumarinta Bulshada oo uu ilaa Masters degree ka gaaray. Wuxuu sidoo kale ka shaqeeyay shaqooyin ku saabsan Samafalka iyo Horumarinta isagoo wax ka aas-aasay ururo samafal Soomaaliyeed sida HIRDA (Himilo Relief and Development Association) oo saldhigiisu yahay Holland balse xaruntiisa Ingiriiska Hirda-uk uu isagu madax u ahay. Dhinaca kale shaqooyin kale oo dhinaca Bankiga ah ayuu ka shaqeeyay sida Banking Officer at Lloyds TSB bank UK, waxaan leeyahay hadda Agency Translation oo Freelance ah. Midda ugu muhiimsan waa inuu qoraalo badan oo maqaallo ah ku daabacay bogag Soomaali Internet iyo kuwa jaraa'idka Holland. | Buugta qoraaga | |
Taariikhda Soomaaliya ee Geeska Afrika Stichting Daryele (DA), 2000 The Hague ISBN n.a. | |
|
|
Social Community
Join us today |
There are currently, 679 guest(s) and 0 member(s) that are online. Don't have a REDSEA account yet? You can create one. It is a free!
|
Editor Pick
|
A brilliant work co-ordinated through many continents by Rhoda A. Rage. Read it more |
|
|
|