|
Wisdom of the Day
|
...daily updates... |
Qalinkaa wax suureeya,
Kugu sima halkaad doonto,
Saaxiib kal furan weeye,
Sunto fara ku hayntiisa,
Weligaa ha sii deynin.
"Sahra" - M I W Hadraawi suugaan |
|
|
|
Bile M Hashi Intuu dahabku lacag dheeryahay dumarka dheertahay! SWESOM, Gotebörg, 2003 ISBN: 91-974986-0-2
Kadib markii ay hooyadeed ku umulraacdo da’dii afaraad, Fariida wuxuu aabaheed u dirayaa eedadeed oo ku nool Xamar. Fariido oo ah inan tacliinta jecel, hawadeeduna tahay inay noqoto dhakhtarada haweenka waxay dadaal dheer dabadii ka qalinjabinaysaa dugsiga sare ee Howlwadaag. Dagaal sokeeye ayaa sababya inay ka qaxdo shaqo ay ka heshay maktabada safaarada ingiriiska ee Xamar. Hanad oo ay axdi lahaayeen way hilmaameysaa kolkuu abtigeed usoo jeediyo inuu ku darayo wiil dhakhtar ka ah Sweden. Wiilkaa oo uu ugu tilmaamayo inuu yahay dhakhtar ka shaqeeya cisbitaalka ugu caansan ee wadanka Sweden, laguna daryeelo
|
|
|
|
|
Social Community
Join us today |
There are currently, 1123 guest(s) and 0 member(s) that are online. Don't have a REDSEA account yet? You can create one. It is a free!
|
Editor Pick
|
A brilliant work co-ordinated through many continents by Rhoda A. Rage. Read it more |
|
|
|