|
11/11/2008: Submitted for publication via web "Alliwa": Wargeys 50 Guuradiisii Ay Maanta Tahay - Labaad
by Axmed Yuusuf Ducaale
Waxaa isna joogta ahaa oo tirsi kasta kasoo bixi jirey, tiiryar (column)
Cinwaankiisu ahaan jirey Khabarun Wa Tacliiq, War Iyo faallo oo uu tifatirku ku
falaqayn jirey, wararka 7-aadka ka ugu mihiimsan ama ugu muddan xusuusta.
Warkaasi wuxuu noqon kareyey mid laxamiya ama mid caalami ah. Waxaa isna ka mid
ahaa qoraalada sii muuqata u soo bixi jiray All-iwa,"Xadiith -Ul-Madiina",
Sheekada magaalada oo uu tifatirku kutaataaban jirey mawduuca magaaladu 7-aadkaa
aad uga sheekeysato.
Wargeyskan ay 50 sanno ka soo wareegeen dhalashadiisii, muddo 5sano ku dhow soo
baxayey wuxuu caan ku ahaa oo uu dheeraa wargeysyadii gadaashii soo baxay,
xayeysiis iyo Iidhe, kusoo bixi jirray, 7-aadkasta bogagiisa qaar; kuwaas
alaabtaa la xayaysiinayo oo ay lahaayeen shariikado caalami ahi waxaa ka mid
ahaa saabuuno kala duwan, sida LUX, Lifeboy, Tide iyo Surf . Waxa kalee oo ka
mid ahaa teebka loo yaqaano Imperial Sanky Sheldon oo ah qalabka xafiisyada,
Aspro, Aspiin iyo Clark Shoes , tusaala ahaan alaabtaa la xayeysiinayo qaarkood
wakaaladooda waxaa haystay shariikadan lahayd horseed Printing Press iyo
Ganacsigii kalee garab socday .
Wargeyskaa All-wa ma ahayn wargeys ganacsi oo laga fillo inuu is bixiyo amma
laga helo macaash. Sida runtu tahay kharashka ku baxa soosaarkiisa, qoraal,
waraaq, khad iyo farsamaba waxaa dabooli jirey shariikadii lahayd. Hadii laga
tegiwaayo waxa kasoo baxa xayeysiiska ayaa kharashka soo saarka qayb dabooli
jiray. Tirada ladaabacaa, intey ahayd inkastoo aanan xusuusneyn, haddey wada
iibsanto oo ay lacagteeduna soo wada noqoto, wax sidaa u sii ridan mey ahayn .
Waayo? Xabadii waxaa la siin jiri 50 centi (nus shillin). Ujeedada soosaarka
wargeyskani waxay ahayd in si deeqsima ah looga qaybgalo hawlgalkii loogu jirrey
xoreynta dalka dhinaca wacyigelinta. Sidaasaaney u ahayn mashruuc ganacsi.
Waxyaabaha aan xasuusto ee qofkii arkaba farxad gellin jirey, waxaa ka mid ahaa,
markaan arko, dhawr qof oo makhaayad fadhiya, arday yarina u akhriyayo una
macneynayo wixii ku qoraa wargeyska. Dabcan ardaygu bilaash wax kuma akhriyeyne
nusa saacihiisa ayaa la siiyey. Arrintaasi waxay sawireysay dadku siduu warka
uugu ooman yahay iyo heerka barashada afcarabigu ay gaadhsiisneyd markaa
dugsiyadeena.
|
1. |
15/05/2012 | Gathering to commemorate Dr. Abdishakur Shiekh Ali Jowhar - Commemoration committee |
2. |
11/05/2012 | Press Release from Camden Creative: Are you Somali of any age and background, and are moving permane - Camden Creative |
3. |
20/09/2009 | SWF - Events: Saturday, 31 October - Festival Books presents |
4. |
20/09/2009 | SWF - Events: Friday, 30th October - Comedy Night with Boon Xirsi, Prince Abdi, Abdi Bahdoon &other |
5. |
20/09/2009 | SWF - Events: Thursday, 29th October - Film night and Djibouti artist evening |
6. |
20/09/2009 | SWF - Events: Wednesday, 28th October 2009 - One act the play ‘Baqayo Roged’ |
7. |
20/09/2009 | SWF - Events: Tuesday, 27 October 2009 - BME involvement in public bodies |
8. |
20/09/2009 | SWF - Events: Monday 26 October 2009 - Young People and citizenship |
9. |
20/09/2009 | SWF - Events: Sunday, 25th October 2009 - Family Day: Storytelling day for children and their parent |
10. |
20/09/2009 | SWF - Events: Saturday, 24th October 2009 - A day of pure poetry |
11. |
20/09/2009 | SWF - Events: Friday, 23rd October 2009 - Launching of the Festival |
12. |
03/08/2009 | Opinion on: Book review - Whose world is it any Way? By Shamis Hussein - Omer Aden E-mail : omerliban@gmail.com |
13. |
23/07/2009 | Mooge/HIBF - Maalinta Lixaad - Isniin 27 Julaay 2009 |
14. |
23/07/2009 | Mooge/HIBF - Maalinta shanaad - Axad 26 Julaay 2009 |
15. |
23/07/2009 | Mooge/HIBF - Maalinta afraad - Sabti 25 Julaay 2009 |
16. |
23/07/2009 | Mooge/HIBF - Maalinta saddexaad - Jimce 24 Julaay 2009 |
17. |
19/07/2009 | Mooge/HIBF - Maalinta Labaad - Khamiis 23 Julaay 2009 |
18. |
19/07/2009 | Mooge/HIBF - Maalinta Kowaad - Arbaca 22 Julaay 2009 |
19. |
21/02/2009 | Xog-waranka Abwaan Cabdilaahi Cawed Cige - Mustafe Sh. Cumar |
20. |
12/11/2008 | "Alliwa": Wargeys 50 Guuradiisii Ay Maanta Tahay - Saddexaad - Axmed Yuusuf Ducaale |
21. |
10/11/2008 | "Alliwa": Wargeys 50 Guuradiisii Ay Maanta Tahay - Kowaad - Axmed Yuusuf Ducaale |
22. |
30/05/2008 | Boqorka shaqsiyaddu waa kuma? Qaybtii 1aad - Farduus Siciid Dirir |
23. |
16/05/2008 | HALABUUR, Journal of Somali Literature and Culture - hal-abuur |
24. |
22/02/2008 | Dhagaxtuurkii 1982-kii ee dugsiga sare ee Timacade(qalax) ee Gabiiley, qaybtii 2-aad - Cali Cumar Xasan |
25. |
22/02/2008 | Dhagaxtuurkii 1982 iyo dugsiga sare ee Tima-cade ama Qalax (Gabiley) - Cali Cumar Xasan |
26. |
22/02/2008 | LIX IYO LABAATAN GUURADII DHAGAXTUURKA. QAYBTII AFRAAD. - By Alpha |
27. |
20/02/2008 | QAYBTII SADEXAAD EE LIX IYO LABAATAN GUURADII DHAGAXTUURKA - By Alpha |
28. |
18/02/2008 | LIX IYO LABAATAN GUURADII DHAGAX TUURKA, Qaybtii labaad - By Alpha |
29. |
17/02/2008 | Qaybtii Koowaad 20-Febaury 1982. Lix iyo Labaatan guuradii Dhagax Tuur - By Alpha |
30. |
11/02/2008 | Barmaamij ku saabsan dadka xiskoodu dhiman yahay - Maxamed-Keyse |
31. |
28/01/2008 | Qudbigii Suugaanta – Gabay - Bashiir Good |
32. |
25/11/2007 | Hal-Abuur magazine relaunched - redsea |
33. |
11/11/2007 | Gorfaynta Buugga “People on the Move” ee uu qoray Dayib Cabdi Askar. - Prof. Jaamac Aadan Cali |
34. |
11/11/2007 | A critical review on “People on the Move” - By Prof. Jama Adan Ali |
35. |
29/06/2007 | Buugga KARAAN: Xadhka-jiid ma gayo maamul Qaybta 2aad - Maxamed Yuusuf (Keyse) |
36. |
26/06/2007 | Shirsannadeedkii Ururka Qoraaga Somaliland oo ka dhacay Stockholm 16/06/2007 - qoraaga.com |
37. |
26/06/2007 | Buugga KARAAN Iyo Maansada Kasmo - Maxamed Yuusuf (Keyse) |
38. |
23/10/2006 | Tixda Cabdilaahi Suldaan Timacadde & Ereyga “Soomaali” - Yasin Jaamac Nuux (Suldaan) |
39. |
13/08/2006 | Baroordiiq (Tacsi) Abwaan Axmed Ismaaciil "Qaasin' - aftahan.org |
40. |
12/08/2006 | Tacsi - Ururka Qoraaga Somaliland |
41. |
02/08/2006 | Taariikh ku saabsan magaalooyinka Saylac, Berbera iyo Sheekh - Sayid Maxamed Yusuf "Dhegey" |
42. |
26/07/2006 | Wargelin Muhiim ah: Xafladda Gardaadinta “Guri Waa Haween” ee Magaalooyinka Bristol iyo Cardiff - Maxamed Baashe Xasan |
43. |
17/07/2006 | Book Signing Ceremony - Gobaad Communications & Press |
44. |
01/07/2006 | Milicsiga maansooyinkii Abwaan "Qaasim" (Dad musbaar dhegaha kaga jiraan, maqal ka tuugaaye. 1964 Q. - Sayid Maxamed Yusuf "Dhegey" |
45. |
01/07/2006 | Jebintii Jeelka Madheera Qaybtii 4-aad: Qorahu Wuxuu Soo Saari Doona Buug Ku Dhamaystiran Dhacdadani - Abdirisaq sheekh Ibraahim Kooshin (alpha) — Bristol, Uk |
46. |
30/06/2006 | Milicsiga maansooyinkii dhaxalgalka ahaa ee Abwaan "Qaasim" (Sidii baa ducaaloow biyaha loo dawariya - Sayid Maxamed Yusuf "Dhegey" |
47. |
10/06/2006 | Jabintii Jeelka Madheera Qaybtii 3-aad: Afduubkii Diyaaraddii Somali Airline Ee Afar Iyo Labaatankii - Abdirisaq sheekh Ibraahim Kooshin (Alpha) |
48. |
08/06/2006 | 05-JUNE-1988 - JABINTII JEELKA MADHEERRA - Qaybtii 2aad - Abdirisaq Sheekh Ibraahim Kooshin |
49. |
5/6/2006 | 05-JUNE-1988 - JABINTII JEELKA MADHEERRA - Abdirisaq Sheekh Ibraahim Kooshin |
50. |
26/03/2006 | OGEYSIIS:TODOBAADKA SOMALILAND EE YURUB - SSE |
51. |
23/03/2006 | Labada Aqal Ee Baarlamaanka Somaliland Oo Wadajir U Qaabiley Qoraa Weyn Oo Kenyaan Ah - somaliland.org |
52. |
20/03/2006 | NETWORK OF DEVELOPMENT RESEARCHERS: HALF-DAY SEMINAR - SSE |
53. |
14/03/2006 | School book with images of Prophet Muhammad banned in Somaliland - BBC Monitoring |
54. |
27/02/2006 | GURI BA’AY - Maxamed Baashe X. Xasan |
55. |
20/02/2006 | Milicso Maalmihii Ina Soo Maray – 20-ka February - Aamina Maxamuud Diiriye, Hargeysa, Somaliland |
56. |
19/02/2006 | GPS: Burco Iyo Horumarku Maxay Ku Colloobeen? - Cabdillaahi Cawed Cige |
57. |
18/02/2006 | XAQ-U-DIRIRKII AAN XUDUUDDA LAHAYN: Ibraahin Sheekh Saleebaan – 1944kii (qaybtii 6aad) - Boobe Yuusuf Ducaale |
58. |
09/02/2006 | XAQ-U-DIRIRKII AAN XUDUUDDA LAHAYN: Ibraahin Sheekh Saleebaan (1944kii – 2006da) Q. 4aad - Boobe Yuusuf Ducaale |
59. |
08/02/2006 | Safar Salaama iyo Xaflad Sagooti ah oo loo Samaynayo Abwaanka Gaarriye - aftahan.com |
60. |
08/02/2006 | XAQ-U-DIRIRKII AAN XUDUUDDA LAHAYN: Ibraahin Sheekh Saleebaan 1944kii – 2006da (Q. 3aad) - Boobe Yuusuf Ducaale |
61. |
06/02/2006 | XAQ-U-DIRIRKII AAN XUDUUDDA LAHAYN: Ibraahin Sheekh Saleebaan (Qormada 2aad) - Boobe Yuusuf Ducaale |
62. |
04/02/2006 | GEERIDII GADHLAY SHEEGAYAAN GACAL HA WAAYAANE - Sayid Maxamed Yusuf "Dhegey" |
63. |
04/02/2006 | XAQ-U-DIRIRKII AAN XUDUUDDA LAHAYN: Marxuun Ibraahin Gadhle - Boobe Yuusuf Ducaale |
64. |
01/02/2006 | Ibraahim Gadhle: Hal Abuur Iyo Gabayaa ka Galbaday Suugaanta Soomaalida - haatuf.net |
65. |
31/01/2006 | Tacsi Geeridii Abwaan Ibraahin Aw Saleebaan (Gadhle) - RSOL |
66. |
30/01/2006 | Sannad wanaagsan - 1427 - RSOL |
67. |
20/01/2006 | Habka Dhismaha Maansada Soomaaliyeed - Cabdi Miigane Guuleed & Maxamed Cabdillaahi Riiraash (somalistartpage.com) |
68. |
25/01/2006 | Wareysi Dr. Georgi Kapchits - wardheernews.com (Copyright WDN 2006) |
69. |
18/01/2006 | Somaliland Societies in Europe: War saxaafadeed - SSE |
70. |
31/10/2005 | Nin Gumoobay - Ibraahin Yuusuf Axmed |
71. |
31/10/2005 | Dhagartii Oogle (Sheeko) - Ibraahim Yuusuf Axmed |
72. |
11/10/2005 | Somali poetry event: The great Somali poet Maxamed Xaashi Dhamac 'Gaarriye' in UK - redsea |
73. |
10/09/2005 | MADHXINTA AFSOOMAALIGA - Maxamed Bashe X. Xasan |
74. |
07/09/2005 | From Mechanic to Civic Leader: One man's active leadership brings better energy options to an entire - (from awdalnews.com) |
75. |
03/09/2005 | Kuma ayuu ahaa Cabdilaahi Suldaan Maxamed "Timacade" - Abdifatah O. Abdi |
76. |
28/08/2005 | AIDS And Circumcision - Rhoda A. Rageh |
77. |
28/08/2005 | Duumo iyo Duullaan - Ibraahin Yuusuf Axmed ”Hawd” |
78. |
28/08/2005 | Dhibaatooyinka ku xeeran qoraalka afsoomaaliga iyo hirgelintiisa - Maxamed Bashe X. Xasan |
79. |
14/05/2005 | "LADH" waa buug murugo, xiise, xasuus iyo xanuun intaba kugu beeraya - RSOL - Editor |
80. |
28/02/2005 | "Dhagaxtuur Ma Been Baa?" - Boobe Yuusuf Ducaale |
81. |
18/02/2005 | Yusuf Haji Aden Was a Great Educationist - SSE Chairman |
82. |
18/02/2005 | Tacsi Ururka Somaliland Forum - Guddiga Dhexe Somaliland Forum |
83. |
15/02/2005 | Obituary: Yusuf Haji Aden was a great man - Mohamud Tani |
84. |
17/02/2005 | Aas Heer Qaran Ah Oo Loo Sameeyey Abwan Yusuf Xaji Aadan |
85. |
03/01/2005 | Ujeedo Xog Ururuuin Ka Timid Ururka Qoraaga Somaliland - SWA |
86. |
06/03/2004 | Students Uprising Of Feb 20th Observed By SONYO - the Somaliland Times, ISSUE 109, Feb 21, 2004 |
87. |
04/03/2004 | Warsaxaafadeed "Ururka Qoraaga Somaliland" - UQS, Sweden |
88. |
28/02/2004 | 20-ka February oo markii ugu horeysay laga xusay magaalada London - London (Jam) - from www.jamhuuriya.info |
89. |
27/02/2004 | 20-Ka February Oo Loo Aqoonsaday Maalinta Dhallinyarada Somaliland - Haatuf, Hargeysa Feb, 22, 2004 |
90. |
25/02/2004 | «Materia Cinese Chinese Matter»: per una comunicazione universale - Elisabetta Marino, l'Unità 06.02.2004 |
91. |
12/02/2004 | Bandhig Buug: Jamhuuriya |
92. |
23/12/2003 | “Materia cinese”: i ponti invisibili di Lina Unali - Elisabetta Marino |
93. |
16/08/2003 | The Vice President told youngs in his Party that "My Teachers' Group" is a good example to follow. |
94. |
20/06/2003 | Barre Hagi Elmi Ahmed: Tribute to an unknown martyr - Jama Musse Jama |
95. |
29/05/2003 | Xasuusta Dhagaxtuurka iyo Xuska Macalikayga Maalintaas (20-ka February 1982) - Khadar Ali Gas |
96. |
24/03/2003 | A new section dedicated to the Somali Books |
97. |
21/01/2003 | "Il Gazzettino" newspaper reviewed Layli Goobalay |
98. |
20/01/2003 | Layli Goobalay on "IntercultuRadio" Radio |
99. |
4/12/2002 | "Il Secolo XIX" reviewed Layli Goobalay |
100. |
3/12/2002 | Layli Goobalay on Italian National Radio |