|
Wisdom of the Day
|
...daily updates... |
Qalinkaa wax suureeya,
Kugu sima halkaad doonto,
Saaxiib kal furan weeye,
Sunto fara ku hayntiisa,
Weligaa ha sii deynin.
"Sahra" - M I W Hadraawi suugaan |
|
|
|
Abdibashir Ali (Maxamed Xirsi) Qisadii Al-itixaad iyo Cabdullaahi Yuusuf Qoraaga ayaa daabacay, Stockholm, 2007 ISBN: 91-631-8291-2 Price: 10.00 Euro
Buuggan waxaa lagaga sheekaynayaa, dhacdo xus mudan oo soo martay qaybo ka mid ah bulshada soomaaliyeed. Waa dagaal qarxay 19 juun 1992kii oo dhexmaray ururkii la odhan jiray Al-itixaad Al-islaami iyo ururkii la odhan jiray SSDF oo uu hoggaaminayey Cabdullaahi Yuusuf Axmed. Goobtu waa Boosaaso. Buuggu wuxu u qoranyahay hab sheeko ah oo lagu qurxiyey dareenkii qofka laga soo weriyey. Waxaa la soo bandhigayaa qof goobjooge ahaa wixii uu kala kulmay dagaalka iyo waayo aragnimadiisii.
Order it now |
|
|
|
|
Social Community
Join us today |
There are currently, 430 guest(s) and 0 member(s) that are online. Don't have a REDSEA account yet? You can create one. It is a free!
|
Editor Pick
|
A brilliant work co-ordinated through many continents by Rhoda A. Rage. Read it more |
|
|
|