|
Wisdom of the Day
|
...daily updates... |
Qalinkaa wax suureeya,
Kugu sima halkaad doonto,
Saaxiib kal furan weeye,
Sunto fara ku hayntiisa,
Weligaa ha sii deynin.
"Sahra" - M I W Hadraawi suugaan |
|
|
|
Cabdillaahi Cawed Cige ROGE Ponte Invisibile, London, 2008 ISBN: 88-88934-07-3 Price: 17EURO
“Haash xabbad sigaar ah oo la ganay, oo dalaq tidhi shaadh katabaan sudhan jeebkiisa
silsilad dhacdooyin xidhiidhsan ah
oo ka dhashay ayaa saldhig u ah sheekadan”
ROGE waa sheeko male awaal ah. Sheekadani waa tii saddexaad ee taxanaha “cirsankayeedh”. Waxa ka
horreeyey LADH oo uu qorey Cabdillaahi Cawed Cige iyo AANADII
NEGEEYE oo uu qorey Ibraahin Yuusuf Axmed “Hawd”. Waa suugaan
abuuristeedu ku salaysan tahay hindisaha iyo male-awaalka abwaanka curiyey.
Order it now |
|
|
|
|
Social Community
Join us today |
There are currently, 446 guest(s) and 0 member(s) that are online. Don't have a REDSEA account yet? You can create one. It is a free!
|
Editor Pick
|
A brilliant work co-ordinated through many continents by Rhoda A. Rage. Read it more |
|
|
|