|
Wisdom of the Day
|
...daily updates... |
Qalinkaa wax suureeya,
Kugu sima halkaad doonto,
Saaxiib kal furan weeye,
Sunto fara ku hayntiisa,
Weligaa ha sii deynin.
"Sahra" - M I W Hadraawi suugaan |
|
|
|
Hoyga xog ururinta buugaagta afsoomaliga ku qoran redsea-online.com |
|
|
Cabdisalaan Maxamed Xirsi (Ina Caaradhuub) Garta dhaqanka BPC, Burco, 2009 ISBN: n.a. -
Waa buug cusub oo lagaga sheekaynayo garta dhaqanka iyo xeerarka soomaaliyeed. Buuggani wuxuu si qoto dheer ugu gonda degayaa mawduucan isaga ah.
Wuxuu akhristaha ku barayaa erayo badan oo ay ka mid yihiin
Igmad
Maluug
Waxyaalaha dadku isku qaban jireen
Waxaad gar aad leedahay lagu waayo
Cadaymuhu siday u kala mudan yihiin
Noocayada garaha oo kala ah
Garta guurtida
Garbooley
Gar jileed
Gar kala dareeris
Gar muslax
Gar dadban
Iyo weliba suuggaanta garta ku soo aroortay.
|
|
Qoraagan oo buuggiisii u horreeyey soo saaray sannadkan 2009, waxa uu deggan yahay magaalada Burco ee Somaliland. |
Faalada martida
- Akhriste - 2010-07-10 13:58:35
mahamed nuur - raage_nuur@hotmail.com s.c
bacad salaan
buugan waa buug aad iyo aad u fiican oo ina baraaya dhaqankeena una fiican dhalinyarada soomaaliyeed
waan u mahad naqeenaa qoraaga buuga
- Akhriste - 2010-03-10 12:17:45
bashaar - bashaar_m@hotmail.com aniga oo ah ninka la yidhaahdo bashaar maxamuud sh,cacli waxa aan doonayaa buugaas oo aan aad u jeclaystay in aan akhrito
- Akhriste - 2010-01-13 09:49:17
hanad - hanad448@hotmail.com waa lays ku soo noqoneey wixii nool aduunyada eeey news
- Akhriste - 2010-01-13 09:20:24
hanad - hanad448@hotmail.com baribaa waxajirijiray 3dibi iyo libaax oo 3 dadibi midbaa madoobaa markaa suuyidhi maroodigii baayidhi
- Akhriste - 2010-01-13 09:10:59
xasan - hanad448@hotmail.com wanaag iyo bash bash iyo barwaaqo
- Qoraaga - 2010-01-06 02:32:14
shaafici hassan badhaadhe - shaaficihassan08@hotmail.com buugan lamagac baxay hido raac waxa ugu talagalay dhalinyart soo kacaysa
Adiga qudhaadu ka qayb qaado faalada buuggan!Faallee buuggan / Comment this book |
|
Fadlan ogsoonow in hoygani u dhisan yahay wanaag iyo waxtarka horumarinta aqoonta afka somaliga ku qoran. REDSEA-ONLINE.COM waxay hubin doonaan faaladaada inta aanay kusoo daabicin halkan, waxba kama beddeli doono qoraalkaaga, laakiinse waxaanaanu xorriyad u qaadanaynaa in aanannu daabacin faalladii noola muuqata inay ka duwan tahay muhiimadda uu u dhashay hoygani. Qoraalada aanu soo daabacno waxaa ka jawaabaaya mas'uuliyaddooda ciddii qortey. Mahad badan REDSEA-ONLINE.COM, AfSomali Books Section |
|
|
|
Editor Pick
|
A brilliant work co-ordinated through many continents by Rhoda A. Rage. Read it more |
|
|
|