|
Wisdom of the Day
|
...daily updates... |
Qalinkaa wax suureeya,
Kugu sima halkaad doonto,
Saaxiib kal furan weeye,
Sunto fara ku hayntiisa,
Weligaa ha sii deynin.
"Sahra" - M I W Hadraawi suugaan |
|
|
|
Hoyga xog ururinta buugaagta afsoomaliga ku qoran redsea-online.com |
|
Faarax Aw Maxamuud Maxamed waxa uu ku dhashay Degmada Ceel-Afweyn oo ka tirsan gobolka Sanaag. Waxbarashadiisii hore, ilaa Machadkii Horumarinta Maamulka ee SIDAM waxa uu ku dhigtay magaalada Muqdisho. Waxa uu tacliintiisii sare (Higher Education) ku dhammaystay waddanka Maraykanka, isaga oo shahaadada ‘Masters-ka’ ka qaatay Jaamacadda George Mason University oo Virginia ku taal sannadkii 1996. Mudadii uu Maraykanka ku noolaa shaqadiisu waxa ay u badnayd arrimaha la xidhiidha xaquuqda qaxootiga, gaar ahaan Soomaalida. Faarax Aw Maxamuud Maxamed waxa uu ku nool yahay magaalada Columbus oo ka tirsan gobolka (state) Ohio. | Buugta qoraaga | |
Xasuus Qor Somali Media Network, 2004 Columbus ISBN 0-9726615-0-6 | |
|
|
Social Community
Join us today |
There are currently, 444 guest(s) and 0 member(s) that are online. Don't have a REDSEA account yet? You can create one. It is a free!
|
Editor Pick
|
A brilliant work co-ordinated through many continents by Rhoda A. Rage. Read it more |
|
|
|