|
Wisdom of the Day
|
...daily updates... |
Qalinkaa wax suureeya,
Kugu sima halkaad doonto,
Saaxiib kal furan weeye,
Sunto fara ku hayntiisa,
Weligaa ha sii deynin.
"Sahra" - M I W Hadraawi suugaan |
|
|
|
Fowzia Yusuf X Adam Geeddi nololeedkii Yusuf X. Adam n.a., London, 2007 ISBN: n.a.
Yusuf X. Adam Aw Cilmi Qabilleh waxa uu ku dhashay magaalada Hargeysa bishii July 15keedii, Sannadkii 1914kii.
Waxaa qortey Fowzia Yusuf X Adam, wuxuuna buuggaani ka koobanyahay lix qaybood. Sida ay tidhi Fowzia, "waxaase ku dhex soohan taariikhda ummadda Somaliyeed iyo sidii Isticmaarkii kala duwaanaa u qaybsaday ama ugu tashaday dalkii Somaliyeed iyadoon lagala tashanayn dadkii Somaliyeed."
Halgannadaas kala duwan waxaa sal u ahaa in uu dadka ku guubaabiyo waxna ugu iftiimiyo murti kala duwan sida gabayo, geeraarro ama heeso. Dhibaatooyin aan la koobi karin ayuu kala kulmay halgannadaas.
|
|
|
|
|
Social Community
Join us today |
There are currently, 422 guest(s) and 0 member(s) that are online. Don't have a REDSEA account yet? You can create one. It is a free!
|
Editor Pick
|
A brilliant work co-ordinated through many continents by Rhoda A. Rage. Read it more |
|
|
|