|
Wisdom of the Day
|
...daily updates... |
Qalinkaa wax suureeya,
Kugu sima halkaad doonto,
Saaxiib kal furan weeye,
Sunto fara ku hayntiisa,
Weligaa ha sii deynin.
"Sahra" - M I W Hadraawi suugaan |
|
|
|
Abdibashir Ali (Maxamed Xirsi) SHIRRABID HAL ABUUR Qoraaga ayaa daabacay, Stockholm, 2004 ISBN: 91-631-6060-9 List price: 10 US$ Price: 12 US$
SHIRRABID HAL ABUUR waa buug cusub oo soo baxay 30 september 2004. Waa buug inteeda badan koobaya suugaanta uu curiyey Maxamed Xirsi Guuleed muddadii u dhaxaysay 1993-2003. Waxaa kale oo ku guda jira ilaa 13 gabay oo dad kale tiriyeen oo munaasib ku noqday inay buugan ku soo baxaan. Waxa aad ka helaysaa buugan gudihiisa jawaabo fara badan oo aan buug kale hore loogu dhigin. Tusaale ahaan
Waa Maxay ereyga suugaan macnihiisu? ”Suugaan” hadmaa ugu horraysay ee loo bixiyey maansada soomaaliyeed? Gabayse ay ku jirto keebaa ugu horreeyey? Silsiladda qaaliga ah ee Shiinley imisa qof ayaa gabay ku leh? Waase kuwama? Maxaad ka taqaan xillitirsiga Soomaalida? Iyo tiro ku dhaw 30 gabay oo u allifay Maxamed xirsi
|
|
Buuga waxaa qoray Maxamed Xirsi (abdibashir) oo hore u qoray buugaagta kala ah:
- da’yarta Soomaaliyeed ee Sweden, Dhibaatooyin iyo xalkood
- DUMAR TALO MA LAGA DEYEY
- iyo kan oo ah: ”Shirrabid Hal abuur”
Haddii aad rabto inaad dalbato la xidhiidh Qoraaga oo laga helo:
abdibashir@hotmail.com
mobile: 0064-70-7474288
guriga: 0046-8-367780
Shaqada: 0046-8-166961
Address:
Mohamed Hirsi
Hyppingeplan 26
163 68 Spanga
Stockholm/sweden
|
|
|
Social Community
Join us today |
There are currently, 498 guest(s) and 0 member(s) that are online. Don't have a REDSEA account yet? You can create one. It is a free!
|
Editor Pick
|
A brilliant work co-ordinated through many continents by Rhoda A. Rage. Read it more |
|
|
|