|
Wisdom of the Day
|
...daily updates... |
Qalinkaa wax suureeya,
Kugu sima halkaad doonto,
Saaxiib kal furan weeye,
Sunto fara ku hayntiisa,
Weligaa ha sii deynin.
"Sahra" - M I W Hadraawi suugaan |
|
|
|
Hoyga xog ururinta buugaagta afsoomaliga ku qoran redsea-online.com |
|
|
Cabdirahman C. Faarax "Barwaqo" Hal-Aqoon - Warsidaha Suugaanta iyo Dhaqanka Soomaaliyeed Hal-Aqoon Journal, Ottawa, 2000 ISBN: ISNN 1492-4110 -
Waa warside ka hadla suugaanta iyo dhaqanka soomaalida. Xidhmada Iaad, Tirsiga 1aad sannadka 2000.
|
|
|
Faalada martida
- Akhriste - 2011-02-18 07:00:10
anisa dahir - andiina01@hotmail.com faalada buuga ma aba aragee walaal waa sidee waan garanla'ahay ee plz help me
- Akhriste - 2009-04-23 08:22:58
mohamed - m_mahad10@hotmail.com martidu waxay ka mid tahay waxyaalaha soomaalidu ay caan ka ku tahay sidoo kale waxay ka mid tahay waxyaalaha raga lagu kala barto maxaa yeelay cida aad sifiican u marti soodho waxay kuu hayaan libin iyo abaal cida aad laakiin si xun u marti qaado way kaa sheekayn doonaan in mudaa hada aniga oo fikar kayga soo koobaaya waxaan aamin sanahay martidu inay ka mid tahay is dhexgalka bul shada iyo waliba is gacan siinta hadba kii mudan in la taakgeero oo la taageero.
Adiga qudhaadu ka qayb qaado faalada buuggan!Faallee buuggan / Comment this book |
|
Fadlan ogsoonow in hoygani u dhisan yahay wanaag iyo waxtarka horumarinta aqoonta afka somaliga ku qoran. REDSEA-ONLINE.COM waxay hubin doonaan faaladaada inta aanay kusoo daabicin halkan, waxba kama beddeli doono qoraalkaaga, laakiinse waxaanaanu xorriyad u qaadanaynaa in aanannu daabacin faalladii noola muuqata inay ka duwan tahay muhiimadda uu u dhashay hoygani. Qoraalada aanu soo daabacno waxaa ka jawaabaaya mas'uuliyaddooda ciddii qortey. Mahad badan REDSEA-ONLINE.COM, AfSomali Books Section |
|
|
|
Editor Pick
|
A brilliant work co-ordinated through many continents by Rhoda A. Rage. Read it more |
|
|
|