|
Wisdom of the Day
|
...daily updates... |
Qalinkaa wax suureeya,
Kugu sima halkaad doonto,
Saaxiib kal furan weeye,
Sunto fara ku hayntiisa,
Weligaa ha sii deynin.
"Sahra" - M I W Hadraawi suugaan |
|
|
|
Hoyga xog ururinta buugaagta afsoomaliga ku qoran redsea-online.com |
|
|
Abdibashir Ali (Maxamed Xirsi) Da'yarta soomaaliyeed ee sweden Författares bokmaskin, Stockholm, 2000 ISBN: 91-7910-248-4 - dhaqanka Qiimaha: 10USD
Buuggani wuxuu ku saabsanyahay, dhaqanka soomaalida iyo kala duwaanta dhaqanka swedishka, taasoo keenta isfahamwaa ama dhibaato ka dhexdhacda qofka dhallinyarada ah ee soomaaliyeed iyo waalidkiisa. Buuggani waxa uu sharaxaad ka bixinayaa, habdhaqanka qofka soomaaliyeed iyo sida xalku ku jiro, mar-haddii ay ku noolyihiin dad qaxootiya oo soomaaliyeed dalka sweden, buuggani wuxuu si qoto dheer uga hadlayaa carriga sweden, balse dadka soomaaliyeed ee qurba jooga oo dhami way ka faa'iidaysankaraan.
|
|
Cabdibashiir Cali (Maxamed Xirsi) waxa uu qoray buugaag dhowr ah oo aad u muhiim ah.
Buugaagtaas waxaa ka mid ah buugga Dáyarta Sweden oo aad loo jeclaystay iyo buug runtii dad badan baskaxdooda ka shaqaysiiyey hurdadiina ka kiciyey oo la yidhaa Dumar talo ma laga dayey.
|
Faalada martida
- Akhriste - 2004-09-01 02:32:11
cali - aweeysc@hotmail.com waan idin salaamay kuli kuwa mesha jokaan dhan
- Akhriste - 2003-12-15 07:19:48
guled - guled_a@HOTMAIL.COM WAAMAHASANTAHIIN
- Akhriste - 2003-11-15 05:41:46
bile m hashi - bile03@hotmail.com a very useful book, i dont know if i read a good book like this for a long time. (i read around 20-30 book a year).
I recomend deeply to all somalis in abroad.
The writer abdibashir writes in a way that makes u not to stop reading, exciting, his language is easy to follow at the same time its very advanced language.
Read it!
Adiga qudhaadu ka qayb qaado faalada buuggan!Faallee buuggan / Comment this book |
|
Fadlan ogsoonow in hoygani u dhisan yahay wanaag iyo waxtarka horumarinta aqoonta afka somaliga ku qoran. REDSEA-ONLINE.COM waxay hubin doonaan faaladaada inta aanay kusoo daabicin halkan, waxba kama beddeli doono qoraalkaaga, laakiinse waxaanaanu xorriyad u qaadanaynaa in aanannu daabacin faalladii noola muuqata inay ka duwan tahay muhiimadda uu u dhashay hoygani. Qoraalada aanu soo daabacno waxaa ka jawaabaaya mas'uuliyaddooda ciddii qortey. Mahad badan REDSEA-ONLINE.COM, AfSomali Books Section |
|
|
|
Editor Pick
|
A brilliant work co-ordinated through many continents by Rhoda A. Rage. Read it more |
|
|
|