|
Wisdom of the Day
|
...daily updates... |
Qalinkaa wax suureeya,
Kugu sima halkaad doonto,
Saaxiib kal furan weeye,
Sunto fara ku hayntiisa,
Weligaa ha sii deynin.
"Sahra" - M I W Hadraawi suugaan |
|
|
|
Hoyga xog ururinta buugaagta afsoomaliga ku qoran redsea-online.com |
|
|
Abdi Abdillahi Jibril Mahuraan Woordenboek Ilays, Rotterdam, 2000 ISBN: 90-90113418-2 - Language, Dictionary
Mahuraan waa qaamuus isku macnaynaya Nederlads iyo AfSomali. Waxa ku jira in kabadan 40,000 oo eray oo macnaysan, waana buug qiimo wayn u leh qofkasta oo afka Nederlands ka wax ku barta, ama ku shaqaysta, amase ku dhex nool bulshada Netherland.
Cover pageka waxaanu soo galin doonaa isnha'allahu sida ugu dhaqsaha badan
|
|
|
Faalada martida
- Akhriste - 2011-08-02 09:01:40
n/s mahuraan woordenboek - mustafyare_22@hotmail.com buugaan ayaan aqriyay marka waxaanb rabaa in aan helo naxwada somaliga madoonayo naxwada nederland waan aqaan mar meesha buuga uguhoreeysa ayaa waxaa kuqoran xoogaay naxwo ah marka waxaan rabaa inteen kaheli karaa naxawada somaliga oo dhameestiran waad mahadsantihiin ok byyyyy
- Akhriste - 2011-06-08 11:49:59
awxashi - awxaashi18@gmail.com waxaan rabaa inaan barto luqada af ka ethopianka iga cawiya ilma adeerayaloow
- Akhriste - 2011-02-13 07:00:04
Candi - cadni99@hotmail.com A.s.c. walaalayaal waxan raba in barto luuqada Naderlanka sidii ku baran karaa hala i caawiyo walalayaal
- Akhriste - 2010-12-13 04:47:44
Abdinasir - naasirow@live.com S/C walaal waxaan u baahanahay buuga mahuraan sidaan ku heli karo,
cieaankeyga si aad iigu soo dirtid
- Akhriste - 2010-12-03 10:35:17
cadixakiin - cabdixakiinjano@hotmail.com waxaan arkhriyey buugan waan jeclaystay waxaan jeclaalahaa inaa ogaado goora la qoray halka lagu qoray
- Akhriste - 2010-03-14 08:38:59
xamse - xamsemm@hotmail.com as wr wb salaanta kadib waxaan ubaahnahay buugaas aad kumagacawdeen ma huraan waxan rabaa inaan barto luqada nederland fadlan waxaad itilmaamtaan meesha igu dhaw ee lagaheli karo waxan jooga denhelder kaam kuyaal
- Akhriste - 2010-01-15 09:35:51
abdifatah - suldan_uk@hotmail.com waan idinsalamayaa dhamaantiinba
inta ku hadasha afka somaliga ama
taqaan , intaas ka bacdi walaalo waxaan u bahnaa buugan qaamuuska ah waxaanan ku noolahay rotterdam
markaa waxaan doonayaa
in aan isoo gudbiso adresska aan ka
heli karo buugan baahi wayn ayaan u qabaa . waanan idin salamayaa dhamaantiinba
- Akhriste - 2009-12-18 16:13:10
c.laahi - waan idin wada salamayaa walaal bugaan ma huraan waa u baahanahay intee ka helaa adinkoo mahadsan warna waa idin ka sugayaa ok
- Akhriste - 2009-12-03 20:59:35
c/rixman cali - geesood19@hotmail.com waxaan doonayaa walaalayaal in la iga caawiyo barashada luqada italy
- Akhriste - 2009-10-28 11:58:16
prof;burhan farah mohamad - burhaan_faarax@hotmail.com waxaan ugu horayntii u mahad celinayaa dhaaamaan bahda sharafta oo diyaarisay buuga mahuraan anigoo ah nin dhalin yaro ah isla markaasna jecel qiimaha ay wax barshadu leedahay ....... waxaana ku faraxsanahay si aad iyo aad ah buugaan qiimaha weyn
- Akhriste - 2009-09-06 11:24:01
ali - fanax35@hotmail.com waan idin salaamay salaan dabadeed waxaan doonayaa in aan iibsado buuga qamuuska ah ee mahuraan laakiin meel aan ugu hagaago ma ganayo waxaan idinka codsanayaa in halka laga helo ee iigu dhaw aad ii sheegtaan waxan deganahay meel la yiraahdo winterswijk oo ka tirsan arnhem wa bilaahi towfiiq.
- Akhriste - 2009-06-22 14:35:34
xasan - xalane waxaa doonayaa inan barto luada holand sidee ku baran karaa walayaal haleey caawiyo
- Akhriste - 2009-03-01 10:27:35
abshir - x.aamusane@hotmail.com waan idin salaamay dhamantin meel walbaad joogtaan walaal waxaan ubahanahay buugan ee xageen kaheli karaa
- Akhriste - 2008-11-20 09:54:31
bashir - kana-10@hotmail.com walaal waxan rabaa buuga koor
kuqoran ee ah qaamuus nederland Mahuraan Woordenboek
- Akhriste - 2008-11-13 23:51:17
yusuf - yuusufdaacad10@hotmail.com Marka waxaan umahad celin bahda webkaan sharafta leh marka labaad umahad celin intii isku xilsaartay in aay ufaa-ideeyaan walaalahood, marka waxaan jeclaan lahaa inaad kusoo dartaan qaamuus af-somali iyo ingiriis ah mahadsanidiin
- Akhriste - 2008-07-07 12:24:56
Abdiwahaab - abdulwahab_30@hotmail.com walaal
Waan ku salamay,horta buuga qaamuuska mahuraan waa buug fiican
waxaan u baahanahay,buugaas oo dad somaliyeed ayaa u baahan, ila soo xariir
walaal.
waa mahadsan tahay.
- Akhriste - 2007-05-09 14:44:13
ibraahin - mhh80@hotmail.com waxa aan u bahanahay walaal wordenboek somaliga ah hadii aad hayso ii soo sheeg iyo qiimihiis bye
- Akhriste - 2004-12-05 14:08:57
abdi qani - wxool7@msn.com Waxaan aqriya qaamuuska mahuraan oo ahqaamuus faaiido weyn ku soo kordhiyay soomaalida ku nool wadanka holland sidii ay u fahmi lahaayeen luuqada nederlandka . buugana oo si hufan sharaxaad uga bixinaya micnaha ereyada, hase yeeshee waqtiyadan danbe dalbashada buuga yaa adkaatay iyadoo meelaha buugaagta laga dalbado ay oronayaan qoladii soo saari jirtay ayaan jirin .fadlan hadii la dalban karo buugan ila soo socodsii meelaha laga dalbankaro. mahadsanid.
- Qoraaga - 2003-05-22 09:57:22
cabdiraxman hussien cabdi - bulhan2010@yahoo.com fadlan sidieh ban o hiella booka mahuran
Adiga qudhaadu ka qayb qaado faalada buuggan!Faallee buuggan / Comment this book |
|
Fadlan ogsoonow in hoygani u dhisan yahay wanaag iyo waxtarka horumarinta aqoonta afka somaliga ku qoran. REDSEA-ONLINE.COM waxay hubin doonaan faaladaada inta aanay kusoo daabicin halkan, waxba kama beddeli doono qoraalkaaga, laakiinse waxaanaanu xorriyad u qaadanaynaa in aanannu daabacin faalladii noola muuqata inay ka duwan tahay muhiimadda uu u dhashay hoygani. Qoraalada aanu soo daabacno waxaa ka jawaabaaya mas'uuliyaddooda ciddii qortey. Mahad badan REDSEA-ONLINE.COM, AfSomali Books Section |
|
|
|
Editor Pick
|
A brilliant work co-ordinated through many continents by Rhoda A. Rage. Read it more |
|
|
|