|
Wisdom of the Day
|
...daily updates... |
Qalinkaa wax suureeya,
Kugu sima halkaad doonto,
Saaxiib kal furan weeye,
Sunto fara ku hayntiisa,
Weligaa ha sii deynin.
"Sahra" - M I W Hadraawi suugaan |
|
|
|
Hoyga xog ururinta buugaagta afsoomaliga ku qoran redsea-online.com |
|
|
Cabdirahman C. Faarax "Barwaqo" Magac bilaash uma baxo - Daabacaaddii labaad Hal-aqoon publishers, Calgary, Canada, 2008 ISBN: 978-0-9699009-5-5 -
Waa daabacaaddii 2aad ee buuggii sida qoto dheerida ah looga shaqeeyey loogana baaraandegey kuna saabsanaa hababkii iyo ujeedooyinkii ay Soomaalidu ula bixijirrey magacyada iyo naanaysaha. Waa buug ay dad badani calmadeen, Buuggu wuxu si habsami ah u lafagurayaa isirka iyo dulucda magac kasta ka dambeysa.
|
|
|
Faalada martida
- Akhriste - 2008-05-05 02:02:36
Col Yusuf fareey - SomaliDemocraticMovement@hotmail.com Runtii waxaan ahay wiil yar oo 16Sano Jir runtii waan ilmeeynaya
haddii aan ra jigeyga ka hadlo Somaliyey xaalka qaata mida aniga waligey waxaan ku fikiraaye in ata aan aqli yeeshay sidii aan ku noqon laha nin madax ah oo aan wax ugu qaban lahaa malaayiinka tabaalaysan ee ku nool daafa afrika somali dhibatada klu haysata mida waxaan idin dhilahaa idinka webka leh xaquuqda mar loo dooda ayey leeahay ee hurdada ka ka ca waa laidin boojeeyey mida runta ayaad hilmaam teen ee waxaan idin dhilahaa
Adiga qudhaadu ka qayb qaado faalada buuggan!Faallee buuggan / Comment this book |
|
Fadlan ogsoonow in hoygani u dhisan yahay wanaag iyo waxtarka horumarinta aqoonta afka somaliga ku qoran. REDSEA-ONLINE.COM waxay hubin doonaan faaladaada inta aanay kusoo daabicin halkan, waxba kama beddeli doono qoraalkaaga, laakiinse waxaanaanu xorriyad u qaadanaynaa in aanannu daabacin faalladii noola muuqata inay ka duwan tahay muhiimadda uu u dhashay hoygani. Qoraalada aanu soo daabacno waxaa ka jawaabaaya mas'uuliyaddooda ciddii qortey. Mahad badan REDSEA-ONLINE.COM, AfSomali Books Section |
|
|
|
Editor Pick
|
A brilliant work co-ordinated through many continents by Rhoda A. Rage. Read it more |
|
|
|