|
Wisdom of the Day
|
...daily updates... |
Qalinkaa wax suureeya,
Kugu sima halkaad doonto,
Saaxiib kal furan weeye,
Sunto fara ku hayntiisa,
Weligaa ha sii deynin.
"Sahra" - M I W Hadraawi suugaan |
|
|
|
Hoyga xog ururinta buugaagta afsoomaliga ku qoran redsea-online.com |
|
|
Khalid Cali Warsame Koobaha Afsoomaaliga self published, Nairobi, 2008 ISBN: 978-996-05-081-7 -
Qaamuus - waxa ku jira 53.425 erey oo afsoomaali ah.
|
|
FADLAN NALA SOO XIDHIIDH si aad u buuxiso waxyaabaha ka maqan xogta aanu u baahanahay si aanu u daabacno boggan 1930(1)-
Qardho |
Faalada martida
- Akhriste - 2008-12-16 10:17:52
xamsexabiib - xamsexabiib@hotmail.com waxan ahay arday jaamacadeed oo aad u xiiseeya afka soomaliga marka hawshan wada dalka yaman ayaann joogaa
- Akhriste - 2008-06-09 09:44:30
cadnaan - cadnaan2012@hotmail.com walaal waxaan ubanahay hadii aad i awadi kartaan inaad isodirtaan kobigisa qamuuska af somaliga wad mahad santihiin
Adiga qudhaadu ka qayb qaado faalada buuggan!Faallee buuggan / Comment this book |
|
Fadlan ogsoonow in hoygani u dhisan yahay wanaag iyo waxtarka horumarinta aqoonta afka somaliga ku qoran. REDSEA-ONLINE.COM waxay hubin doonaan faaladaada inta aanay kusoo daabicin halkan, waxba kama beddeli doono qoraalkaaga, laakiinse waxaanaanu xorriyad u qaadanaynaa in aanannu daabacin faalladii noola muuqata inay ka duwan tahay muhiimadda uu u dhashay hoygani. Qoraalada aanu soo daabacno waxaa ka jawaabaaya mas'uuliyaddooda ciddii qortey. Mahad badan REDSEA-ONLINE.COM, AfSomali Books Section |
|
|
|
Editor Pick
|
A brilliant work co-ordinated through many continents by Rhoda A. Rage. Read it more |
|
|
|