|
Wisdom of the Day
|
...daily updates... |
Qalinkaa wax suureeya,
Kugu sima halkaad doonto,
Saaxiib kal furan weeye,
Sunto fara ku hayntiisa,
Weligaa ha sii deynin.
"Sahra" - M I W Hadraawi suugaan |
|
|
|
Hoyga xog ururinta buugaagta afsoomaliga ku qoran redsea-online.com |
|
|
Farah M Mohamed Xasuus Qor Somali Media Network, Columbus, 2004 ISBN: 0-9726615-0-6 - taariikh Qiimaha: US$ 21.95
XASUUS QOR (The Timelines of Somali History) is a comprehensive chronological Somali history and includes the most complete and accurate set of information available about every aspect of Somali history. The author of this exceptional book, Farah M. Mohamed (aka, Faarax Aw Maxamuud Maxamed) approaches the reconstruction of Somali History in a unique way. This book deals with a complex issues in a surprisingly simple way. It summary’s more than 500 years of Somali people’s history. It is unyielding work of more than 14 years that produced the finest major chronological events of Somali people experiences. It is well refined and easy to rea d. If you want to know anything about the Somali people’s history this is the right book.
|
|
Faarax Aw Maxamuud Maxamed waxa uu ku dhashay Degmada Ceel-Afweyn oo ka tirsan gobolka Sanaag. Waxbarashadiisii hore, ilaa Machadkii Horumarinta Maamulka ee SIDAM waxa uu ku dhigtay magaalada Muqdisho. Waxa uu tacliintiisii sare (Higher Education) ku dhammaystay waddanka Maraykanka, isaga oo shahaadada ‘Masters-ka’ ka qaatay Jaamacadda George Mason University oo Virginia ku taal sannadkii 1996. Mudadii uu Maraykanka ku noolaa shaqadiisu waxa ay u badnayd arrimaha la xidhiidha xaquuqda qaxootiga, gaar ahaan Soomaalida. Faarax Aw Maxamuud Maxamed waxa uu ku nool yahay magaalada Columbus oo ka tirsan gobolka (state) Ohio. |
Faalada martida
- Akhriste - 2012-08-19 23:34:16
Shareef - info@meridija.de Hi Sadie,I have tried making Sambusa wiotuht the frying. While it is a healthy way to cook, it can be difficult if the crust is not thin enough to cook. Otherwise you have to reapply oil frequently to make sure it bakes properly. My suggestion is to use the right amount of baking soda and make sure the wrapping is thin enough to bake wiotuht reapplication of oil. Otherwise sambusa can be made healthy wiotuht the frying.
- Akhriste - 2006-01-23 08:19:54
maxamuuddaahir hiirad - mohamouddahir87yahoo.com waxanu doonayenaa qoraga weyn ee faarax aw maxamuud maxamed waxanu nahay dadkii lagu hor laayey xafiiska UNCR ee dalka yemen ana wax loo qaban dadkii alankan xidhxidhan yahay wax noo qabta qurbo jooga soomaaliyeed
- Akhriste - 2005-11-13 03:17:04
maxamuud daahir hiirad - mahomouddahir2005@hotmail.com oo saxiib waan idinku soo qorayinandoonayo qoraagaweynee canka aan uu hayo gaboyo qadiibiah oo aan la qorin iyogeraar iyo sheeko ma wax baan sameeyey
- Akhriste - 2004-12-27 07:45:12
shjh - shjh@279 javirs 609 iyo nugaal
Adiga qudhaadu ka qayb qaado faalada buuggan!Faallee buuggan / Comment this book |
|
Fadlan ogsoonow in hoygani u dhisan yahay wanaag iyo waxtarka horumarinta aqoonta afka somaliga ku qoran. REDSEA-ONLINE.COM waxay hubin doonaan faaladaada inta aanay kusoo daabicin halkan, waxba kama beddeli doono qoraalkaaga, laakiinse waxaanaanu xorriyad u qaadanaynaa in aanannu daabacin faalladii noola muuqata inay ka duwan tahay muhiimadda uu u dhashay hoygani. Qoraalada aanu soo daabacno waxaa ka jawaabaaya mas'uuliyaddooda ciddii qortey. Mahad badan REDSEA-ONLINE.COM, AfSomali Books Section |
|
|
|
Editor Pick
|
A brilliant work co-ordinated through many continents by Rhoda A. Rage. Read it more |
|
|
|