|
Wisdom of the Day
|
...daily updates... |
Qalinkaa wax suureeya,
Kugu sima halkaad doonto,
Saaxiib kal furan weeye,
Sunto fara ku hayntiisa,
Weligaa ha sii deynin.
"Sahra" - M I W Hadraawi suugaan |
|
|
|
Hoyga xog ururinta buugaagta afsoomaliga ku qoran redsea-online.com |
|
|
Cabdiraxmaan Maxamed Abtidon Af Soomaali - buugga 1aad Gli Ronchi srl, Milano, 2008 ISBN: n.a. -
Buuggani wuxuu u fududeynayaa carruurta soomaaliyeed in ay ka bartaan qoridda iyo ku hadalka af-soomaaliga. Wuxuu ku saleysan yahay manhajkii wasaaradda waxbarashada iyo barbaarinta ee Soomaaliya iyadoo la casriyeeyey. Waxaa talo bixin ka jeediyey macallimiin dugsiyada hoose iyo khubaro dhinaca manaahijta.
|
|
Ka eeg warbixin dheeri ah qoraaga degalkiisa internetka. Guji halkan. |
Faalada martida
- Akhriste - 2012-02-14 19:15:15
abdirahman - xariim77@hotmail.com waxan rabaaa inaanka barto ingleshka iyo quuqadeeya huuyo inaanku barto
- Akhriste - 2009-10-13 06:41:14
hani - roosnew_love@hotmail.com waxaa rabaa inaan afsomaliga iyo englishka sifiican isugu barto
Adiga qudhaadu ka qayb qaado faalada buuggan!Faallee buuggan / Comment this book |
|
Fadlan ogsoonow in hoygani u dhisan yahay wanaag iyo waxtarka horumarinta aqoonta afka somaliga ku qoran. REDSEA-ONLINE.COM waxay hubin doonaan faaladaada inta aanay kusoo daabicin halkan, waxba kama beddeli doono qoraalkaaga, laakiinse waxaanaanu xorriyad u qaadanaynaa in aanannu daabacin faalladii noola muuqata inay ka duwan tahay muhiimadda uu u dhashay hoygani. Qoraalada aanu soo daabacno waxaa ka jawaabaaya mas'uuliyaddooda ciddii qortey. Mahad badan REDSEA-ONLINE.COM, AfSomali Books Section |
|
|
|
Editor Pick
|
A brilliant work co-ordinated through many continents by Rhoda A. Rage. Read it more |
|
|
|