|
Wisdom of the Day
|
...daily updates... |
Qalinkaa wax suureeya,
Kugu sima halkaad doonto,
Saaxiib kal furan weeye,
Sunto fara ku hayntiisa,
Weligaa ha sii deynin.
"Sahra" - M I W Hadraawi suugaan |
|
|
|
Hoyga xog ururinta buugaagta afsoomaliga ku qoran redsea-online.com |
|
|
Xasan Cabdi Madar Sirta Guurka AIDAM, Hargeisa, 2004 ISBN: N.A. -
Sharaxani wuxuu kusoo baxay dhabarka buugga:
"Waxa aan u malaynayaa in kitaabkani yahay kii u horeeyay ee ku qoran Af-Soomaali oo si mug leh u soo bandhiga xikmadda ku sugan Guurka iyo Nolosha Qoyska. [...] Kitaabku, waxa uu si hufan u saafayaa Raaxada laga dheefsado Guurka toosan iyo macaanka nolosha Qoysnimo iyo dhaxalka Qadhaadh ee Guurka salkiisu Qalloocdo"
Xasan Siciid Yuusuf, Tifatiraha sare ee Wargeyska Jamhuuriya.
"Buuggan yari sida uu u waynyahay iyo macluumaadka uu xambaarsan yahay aad aya u kala fog yihiin. Waa hubaal haddii aad akhrido in aad ka helayso aqoon badan."
Cumar Axmed Maxamed, Maamulaha Macahdka AIDAM, Hargeysa.
"Guurku waa qodob dadka afsoomaaliga wax ku qoraa aanay dhibicna ka taaban balse qoraagu buuggan si qoto dheer ugu lafo guray nuxurka iyo raadaynta uu ku leeyahay nolosha qofka."
Mustafe Cabdi Ciise (Shiine), Tifatiraha Guud ee Wargeyska Maandeeq.
|
|
Buugaagta kale ee uu qoraagu hore u qoray waxay yihiin:
- Cadaabtii Ifka
- Qalbu lula
- Jacaylkii shanta qaaradood
- Ninkii helaa nasiib leh
- Maad barane ha u bogin
- Nabaadiino
- Barbaarsame: barbaarinta iyo toosinta ubadka
Xasan Madar wuxuu deggan yahay Hargeysa, halkaas oo laga soo bilaabo 1996 kii waqti ku qaadan jiray dhinaca qoraallada sheekooyinka gaagaaban iyo qormooyin taxane ah oo kuu soo bixi jiray wargeysyada Xorriya, Jamhuuriya, Codka Hargeysa, Dhambaal iyo Maandeeq. |
Faalada martida
- Akhriste - 2012-10-29 01:05:14
cabdiraxmaan maxamed - xarako200@hotmail.com Asc aqayaarta dhamaan
Waa idin salaamay
Ciid wanaagsan hanbalyo
Hanbalyo ayaan idin
Leeyahay
- Akhriste - 2011-12-19 08:16:51
M.xamed deeq.c/muqtaar - Akhayar@hotmail.com Waan ubaahanahay buugan sida looga faa ideesankaro oo ugufican
- Akhriste - 2011-12-13 09:29:41
Axmad - Suldanka_8@live.co.uk Asc Walaalayaal aad baad umahad santihin walaalayaan waana buug aad aan u xiiseeyo waxaana filaynaa inaad kuwo kale noo soo qoraysaan mahad sanidiin
- Akhriste - 2011-12-13 09:21:55
Axmad - Suldanka_8@live.co.uk Waaw aad baad umahad santihin walaalayaan
- Akhriste - 2011-12-09 08:00:50
maryama - maryamo2003@hotmail.com asc dhaman umada musliminta ah wan salamay waxa kalo mahad dhaman usugnatay allah subxanaho watacala marka walalayal ku dadala taqwada ale waxana idinkula talinaya hadad awodan wa ina gursatan o gur diyar unoqotan mida kale book ama wax kale idinkama tarayo wax e dacad u ahaada gur wad heli dontan gapar ama wil dacad ah wa walashin maryama o nafteydapa an gashan uga dhigo sooka asc dhamam
- Akhriste - 2011-08-26 09:23:17
najmo - najmocabdi@hotmai.com A.sc walalalaha wad salaman tihin waxana idin dardaarma cabsida alah waxana ognahay iney adunyada ey tahay galin hore iyo galin dambe marka iqwani dadala wlhi dambi weyn ayan ku suganahay hadana ka towba kenin dhamantin qeyr ayan idin rajeyna hana laga faa ideysto 10ka dambe e ramadanka
- Akhriste - 2011-08-20 03:31:45
abdiwali sh abdi mahamoud - waliafrica@hotmail.com hambalyo mr:xasan abdi madar&red see online for their ts
- Akhriste - 2011-08-17 05:17:05
najmo - najmocabdi@hotmail.com a.s.c walaayal marka ugu horeyso wa inad baratan kitabta iyo waxyalaha naloga bahan yahay o na anfaceyso aqiro iyo adun kuna dadala inad qada taan sunada nabigena scws adunyan wa wax an si jiren hana laga faa ideysto bishan barakeysan e ramadanka waxan idin leyahay 0
ولاتموتن إلاوأنتم مسلمون
- Akhriste - 2011-08-14 07:41:08
najmo - najmocabdi@hotmail.com asc walal dhaman wad salaman tihin marka hore waxan isku dardaarmena cabsida alaah markastan u tagan adomadisa marka inshaalah ku dadala cabsida alah mida kale buga hadu ugu jiro
- Akhriste - 2011-08-14 07:31:17
najmo - najmocabdi@hotmail.com asc walal aad ayan u mahadsantihin dhamanti waxana rabna buga melaha laga heli karo
- Akhriste - 2011-08-12 14:24:48
cabdifatax book shop - cabdifataxbookshop@hotmail.com waxaan doonayaa anigoo ah cabdifatax book shop buuk iga lumay oo lagu magac daro buuka raaxada guurka iyo baaraha qoyska
- Akhriste - 2011-08-11 11:13:16
Manka - A.rahmanyare-9@hotmail.com Mansha allah lkn wlal buga xage kaheli kara
- Akhriste - 2011-07-28 18:33:02
Axmed muxyadiin - cagmadhige95@hotmail.com buugaan waa kahelay laakiin waxaa cabsi igaliyay dhalita aan aan guurka gaarin hadey aqriyaan waa sidee? su'aashaan waa midaan doonayo in jawaab waafi ah leyga siiyo Mahadsanidiin
- Akhriste - 2011-07-22 16:37:34
Bushra - bushra744@hotmail.com Asc dhamaan umada islaamka ah waxan jeclahay in aan helo buugan
- Akhriste - 2011-07-22 16:23:21
Bushra - bushra744@hotmail.com Asc dhamaan umada islaamka ah waxan jeclahay in aan helo buugan
- Akhriste - 2011-07-22 12:51:55
Ilyaas yacquub cusman - Kulmiye058@hotmail.com Asc sln kadid waxa an wey dinay qoraaga buu sida koban oo lagu heli kara wayo wan ubaahan nahay maxaa yelay waa bug ad u wanag san
- Akhriste - 2011-07-20 04:25:21
Kowsar kusaney - Ayaan4040@hotmail.com Salam dhaman shaqalaha webkan ad ayn uga helay waxa ad ka hadashan
- Akhriste - 2011-07-04 16:32:04
salma - salmasiciid11@hotmail.com ciwanka oo keliya ayaa iqanciyey lkn xagee buuga ka helaa
- Akhriste - 2011-05-02 15:52:16
Abu Dujana - kaaf-888@hotmail.com asc dhamman waxa ay usugnaatay inta heysta diinta islaamka iyo dhaqankeeda salan kadib inta ad buugtaan isku mashqulin laheyden war dadow wad safreysaane sahay ma sidataan war waxad galeysan god madow ma diyaarsateen iftiinki aad kaga bixi laheyden ayuhal iqwah rijaal wa nisaa waxan idinkula dar daarmaaya cabsida alle iyo cibaadadiisa iska daaya mashquulka aduunyo
- Akhriste - 2011-04-24 06:55:40
abdirahman mohamed roof - somaliyoung_boy@hotmail.com aslck dhamantina waxaxan idinku salamay 114quranka,walaalayal wan aqristay falada buuga raxada gurka waxan idin ka codsanayaa inaad garab igu sisaan sidan kuhelo bugas ama aad ii soo dirtan wad mahadsantihin
- Akhriste - 2011-03-22 09:32:11
cabdifitax book shop - jonisman2010@hotmail.com waan idin salaamay dhamaan mudanayaalka iyo marweeynta oo idil salaan kadib waxaan idin sheegayaa inaan idin heeyo buuka walliba aat dooneysan sida buuga raaxada guurka iyo baraha qoyska run ahan tii marwaliba waat iga heli
- Akhriste - 2011-03-22 09:13:52
cabdifitax - jonisman2010@hotmail.com waan xiiseeyaa buukaaktaan
- Akhriste - 2011-02-28 05:09:00
cabdisalaan omar abdi - salaandarbi@gmail.com waxaa jelahay in aan akhristo buuga sirta guuka fadlan hadaad awoo daan alaa mahdleh
- Akhriste - 2011-02-10 02:39:43
nimo ahmed mahamed - mahdia_2010@hotmail.com walaal buugan aad iyo aad ayuu ii cajabiyey fadla maii soo sheegi kartaa halka laga helo
- Akhriste - 2011-02-06 10:06:31
Abdukadir Mohamed yare - abdukadir08@hotmail.com runtii buuggani waa buug aad muhiim u ah waaana mid faa,lldooyin badan xambaarsan waxaan jeclaan la haa in Soomaalidu ay buuggaan akhristaan int a ay dagaalami lahaayeen iyagoo aan waxba ka faa,iideyn dagaalka qoraaga buuggaan aad ayuu u mahadsan yahay .waxaana kula talineyaa in uu siiwado soo saarista buuggagta noocan ah .tel.02509368483
- Akhriste - 2011-02-06 03:02:59
farah - ubax099@hotmail.com buugani waa buug aad u qaayo iyo qiimo badan aad ayaan ula dhacay sida uu qoraagu wax uga qoray lamaanaha iyo waxyaabaha hoos yimaada
- Akhriste - 2011-01-24 09:00:53
hana - hny1@live.se waxan marka hore salamaya qoraaga buuga marka xigta waxan raba inaan wax ka ogaado sirta guurka mana aqaan meesha laga iibsnayo buugan markaas fadalan waxan raba inaan ogaado buuga xaga laga helayo thx
- Akhriste - 2011-01-19 05:18:29
Hassan - samatar999@hotmail.com Buugani waa buug in badan ka hadlay wax badan oo aan hore looga hadal waxaanu mudan yahay in aad loo akhriyo oo lagu dhaqmo
- Akhriste - 2010-11-24 08:08:26
abdi rahmaan - c.raxmaanyare15@hotmail.com walaaloow aniga gabdhaha guurka doonaya ayaan doo nayaa maxaa yeelay waxaan joogaa wadan carbeed gabdhahooda maxaa kufalaa anoo ujeedo wadan keega hooyo gabar udhalatay
- Akhriste - 2010-10-29 09:44:10
Baarlife - Baarlife2@hotmail.com Walal buqan aad ayu muhim u yahey waxa una tababar sina dhalinyarada afka somaliqa ku hadashasha sidi ay u ogan lahayeyn muhimada gurka iyo faidoyinkisa wil/qabarba wana muhim markasna wan aqrina
Bye
- Akhriste - 2010-10-13 09:43:05
Mohamed - Mmaliwar@hotmail.com Dhaman dadka meshan isugu yimi salan hoda waxan leyahay meshan dadka ku jira wa dad hal af lehhal din leh hadu jiro dad dima kale hesta ma ogi gabaran waxan arkayay ayada o leh walala yal wax maydin weydinkara mase wa wax yabo gara waxad ka hadashan? Wax dhaqanka ka baxsan loma bahno
- Akhriste - 2010-10-04 08:43:08
mohamed mahmoud ali - Wardheera@gmail.com dhaman shaqalaha webka salan dumar iyo ragba walalayal qofki u bahan email ahan in u kala socdo hala xariro ismoma114@hotmail.com ama mmaliwar@yahoo.com ama kowthar14@hotmail.com somalia sudan kenya ethopia hargeysa dhaman qofwaliba halku jogo haso shego bugag kalena wad ka dhargi dontan mel kasta e dunida ad ka jogto wad ka bahi beli donta inshalah bugag cusub kuwo qadimi eh heso dini qoralo jaceyl cusub kuwo dambe gabayo maqal muqal qoral kuli waxd na weydisatan diyar waxan daganahay melkasta e dunida
- Akhriste - 2010-10-01 00:21:15
omarAbdisalam - omarvidic@hotmail.com Buugan aad ayuu wanaagsanyahay, marka qoraga waxaa kula talin lahaa in uu sii wdo sla markaana dadaalo wan dhiiri gilin lahaa.
- Akhriste - 2010-09-22 09:48:22
hudaomer - hudaomer@live.com haa buugan raaxo guur dadku aad ayay ugu xiisee
- Akhriste - 2010-08-26 16:15:57
ahmed - cadnaan92@hotmail.com waxa lagu amaanayo buugaan waa maxay oo uu kuwa kale uga duwanyahay ama culimada guurka xaqa kasheegta ma wax dheeri ah ayu dheeryahay waa yaabe.
- Akhriste - 2010-08-15 07:41:28
saacid - nadiir98@hotmail.com a.s.c walalayal waxan jeclahay inan buugaan ka aqristo internet ka marka sideen ugu aqrisan kara internet ma i tilmami kartin fadlan.
- Akhriste - 2010-08-15 07:01:53
saacid - nadiir98@hotmail.com buugan waa buug faa'iido badan ulahan umada somaliyed dadki qoren bugan aadka muhimka u ah bulshada wan umahadcelinena.
- Akhriste - 2010-08-08 12:24:35
a.rasshid x.xuseen - abdinur213@hotmail.com s.c waxaan u baahanahay buuga uu qoray yuusuf shaacir ee tolow colka jooja fadlan ii soo sheega sida aan ku heli karo iyo tilifoonka yuusuf shaacir waa mahadsan tihiin s,a
- Akhriste - 2010-08-04 14:57:38
hudaomer - hudaomer@live.com s/calaykum magacaygu waa huda omer waxa aan rabaa
in aan arko buugan raaxo guur eeuu dad ku xisay nayaan in aan akhriyee halkan ka helaa oo dadku waxa ku xii say nayaan buuga raaxo guur
- Akhriste - 2010-07-23 06:45:10
Abdulaahi Ali - dcanti@hotmail.com Aad iyo aady ayaan u xiiseynaa in aan buugagta halkaan ku jirto in aan aqriyo
- Akhriste - 2010-04-27 01:23:03
cabdisamad - cabdisamad01@hotmail.com waan kahelay buugaan inaan aqristo waa buug fiican
- Akhriste - 2010-04-22 14:51:04
mustafa - nfd1920@ s/c/w aad ayaan ula dhacay runtii bookgan
dhanka raaxada lakiin dhibaato ihaysata ayaan rabaa in la'igala taliyo
geedkaygu wuu yaryahay maxaan isticmaali karaa si uu iigu waynaado talo bixn
thans .
- Akhriste - 2010-04-11 08:35:52
maxamed abuukar dheere - fatheroflove2@xardheere.com walaal run ahaantii waxaan rabaa inaan helo buuga raaxada aad ayaan udaneeyaa waa maxamed abuukar dheere
- Akhriste - 2010-03-31 09:46:21
xmda - amina2010@live.se asc walaal ma fican tahay runtii waxan ahay gabadh 17 jirta runtii waxay ahayd qiso murugo badan kana tarjumaysa sida ay dagaaladu u kala geeyeen laba qof oo kasta oo is jecel
- Akhriste - 2010-03-25 15:04:57
Raul ahmed - Raul114@live.com Asc waan adin salamay marka hore buga gurka waxan kacudsanaya fadlan waxan ahay wil jira 25 una baahan guurka raaxada hadii jawab jirto laheli lahay ok byyyy
- Akhriste - 2009-11-27 08:53:52
faduumo - xaawo1234 walal waxan ahay inaan guur jecel marka buugaan waan kaheelay ka doonta fadlaan haadi kalee walal
miyaa la ibsaada fadlaan faalo igaa soo bixi walaalo macane
buugu waa raaxo guur fadlaan kuu soo dhaasqaadaa waarhaayaay
\
- Akhriste - 2009-11-14 06:10:43
Aniso - Kushkush001@hotmail.com Please Make it free
- Akhriste - 2009-10-09 06:25:03
nasro - ayaan322@hotmail.com waxan ra baa walaalo buuga raxad quurka iyo baraaraha qooyska
- Akhriste - 2009-10-03 07:14:47
senab - sihaam161@hotmail.com salaam walalayaal waxaan rabaa in aa bugaag ka dalbado maktabadiine see iigu suurta gali kartaa aadbaaan ugu halay bugaagta afkeena hooyo ku qoran waxbadane radinaaeyey see ku heli karaa jawaab walal
RSOL -
Fadlan u dir farriin orders@redsea-online.com oo u sheeg buugta aad doonayso.
- Akhriste - 2009-08-28 07:29:03
Nasreyn - romanasweet2009@hotmail.com Asc this Book is very nice book i like Book Raaxada Guurka iyo Baraha QOyska how can i get it the easiest why that i can get it thanks alot
- Akhriste - 2009-08-05 06:47:50
anisa - shawty_f4154@hotmail.com i really like the book raxada guurka iyo bararaha qoyska,, dadka sameeyay aad ayaa ugu mahad celinaya,,,
- Akhriste - 2009-07-31 05:47:38
Abdirahman Cadde - cabdiraxmancadde@hotmail.com sidee aan ku heli garaaa buugaan
- Akhriste - 2009-07-14 11:23:49
gaarane - gaarane36@hotmail.com maa shaa allah buugan waa buug loo baahnaa rag iyo dumarba faa iidooyin badan ayaana ku jira
- Akhriste - 2009-07-01 13:45:06
samatar - cs_samatar@hotmail.com dhamaan waxaan salamayaa qorayaasha buuga salaan kadab walalayaal waxaan ahay wiil dhalin yara ah waxaan rabaa in aan wa ka sii ogaado raaxada nolasha ee guur ka marka fadlan sheega meesha laga helo
- Akhriste - 2009-05-18 13:59:07
axmad cabdiraxmaan - horyaal7_2006@hotmail.com waxaan rabaa buugan raaxada guurka oo dhameystiran waaayo waa uu fiican yhey oo aqoon kuu laabneyd ayyaa laga helayaa
- Akhriste - 2009-04-24 09:33:13
zenab - zenab.143@hotmail.com waxana doo naya ianana ii bsado buuga xagena ka heela makatabada ama nabarakeeda
- Akhriste - 2009-04-11 10:08:14
bashir hamud ahmed - bashir1164@hotmail.com run ahaantii markii aan fiiriyry buugani raaxada guurka waxaan ogaaday islamarkaasina helay aqoon korodhsi xagga raaxada guurka waxaanan u arkaa mid aad u anfacaya ragga iyo dumarka soomaaliyeed ee guurdoonka ah iyo kuwa aan gaadhin raaxada guur ka ee isqaba
- Akhriste - 2009-01-13 08:52:44
Fahmo - Curejo12 A/c/m dhaman walaleyga musliminta eh waxan idinka codsanayaa buga raxada gurka bugas oo eh turxan bixinta raxad gurka yaii helinkaro buga raxada gurka tolow by
- Akhriste - 2008-12-28 20:36:20
Bisharo bilicsan - Hanana1@hotmail.com Waxan indinshega walalayalka somali in ahay gabar somali odagan dalka swedan anigokucus marka imaday ya dad ka walaisdhiba laigu dhahay walalaya waxa shegtay qabiil an ahen qabilka waxa kagaranayay magaca kowada qabilkas o ah ujuran walalayal haday jirto qof ah falo haiga siiso
- Akhriste - 2008-12-22 10:48:37
maxamed ibraahim maxamuud (cirro) - max.cirro@hotmail.com walaal waxaan doonayaa buuga uu xasan qoray ee CADAABTII IFKA in aad ii sheegtaan halkan aan ka helayo. waan ka waayey Redsea-online shop HARGAISA ee walaal si dagadaga iigu soo sheega runtii aad baan u jecelahay
byeeeeeeeeeeeeeee.
- Akhriste - 2008-12-20 08:04:47
cabdi fataax isaaq - afataax@hotmail.com asalaama calaykum? waxaan umahad calinanayaa qoraha buuga sirta guurka waxaana rabaa buugaas dalka aan joogo meeshaan kahelayo
- Akhriste - 2008-12-08 11:49:11
Nuurmacalin - Nuurmacalim@hotmail.com A/s/c waxan rabaa oon raadihayay buga raxada walaleheyga somalida ahoow yaaisurta galin karo inan helo buga raxada by
- Akhriste - 2008-12-02 05:49:04
Ibraahin - Ibraahinyariisow@hotmail.com A.c m aniga waxan ja celahay buga raxada oo waxan ahay wil dhalin yare ah waxan ka faido tolow yaaii helin karo waa ibraahin by
- Qoraaga - 2008-11-18 00:25:18
Saadaq.cali - Sabriye2012@hotmail.com A/s/c.walaaha.aan.jeclahayow ugu horen waxaa mahad mudan dadki u sameyay dadaal dherad ah bugan lagu maga cabo raaxada gurka ok waxan i dinka codsanaa adin ko mahadsan halka aan ka heli karo bugan waadna mahadsantihiin
- Akhriste - 2008-11-17 08:20:25
ibrahim - ibra140@hotmail.com waxaan rabaa guuga raxada guurka waxaan ahay wiil yar waxaana rabaa in aan kabarto raxada waxay tahay sida diinta oo ku shegay tu kaabka quranka
- Akhriste - 2008-11-13 14:48:48
ssiciid dahir - sqodax@hotmail.com buuggan halmar ayaan si dulmar ah u akhriyey, wuxuuna maskaxdatda ku reebey xusuus badan tan oo ay sababtay caluumaadkii uu xanbarsanaa oo dhinacya badan ka taabanayey nolosha qaf walba gaar ahaan umada islaamka ah ,waxaan aad ugu mahad celinayaa ilaah baa mahadleh e ninkii muugga qoray iyo intii caawisay
- Akhriste - 2008-11-08 05:06:15
sumayo ali xaaji - moniso14@hotmail.com waa idin salaamay dhamaan muslimiinta oo dhan asc waxaan idin weydiinaa wax kastoo idin weydiiyo ma iiga jawaabi kartaan mase waa wax qaas ah waxa aa ka jawaabtaan fadlan war bixin iga soo siiya
- Akhriste - 2008-10-04 13:05:47
cali saciid - siciidbasiin@hotmail.comm waxaan rabaa buuga la yiraahdo raaxada guurka iyo baraaraha qoyska muslimka si aan uga faa'iideesto sidaa daraadeed waa inaan si dhaqsa ah u helaa si aan u helo macluumaad badaan
- Akhriste - 2008-08-14 17:00:47
Oman - Hassanii2008@hotmail.com Asc bugan raxada gurka ama galmada dad badan buu wax u faa'ideyna sabto ah waxa jira dad badan oo aan garaneyn raaxad gurka ama galamada & muhiimad ay ledahay marka dadalka sii laba laaba waad mahadsantihin
- Akhriste - 2008-04-09 02:19:11
saynab cumara - zenab.143@hotmail.com waaxana daanaya buuga ah raxada guurka maada haysana waalalo buuga aayana uubahanahayee iga soojawaaba fadalana
- Akhriste - 2008-03-15 23:39:53
Salim Mohamed Salim - Salimm@hotmail.com W/salaam.
Halkee laga helaa buggaan? Ma dalkoo qudha baa mise dibedana waad u iib geyseen? fadlan soo faah faahima
- Akhriste - 2007-12-23 03:41:03
liibaan xasan - ganacsade77@hotmail.com waan salaamayaa dhamaan bahda bagekan inta ka dib buuga waa muhiim aqrintiisa waana ku faraxsanahay laakiin wali ma arkin marka xageen ka helaa waad mahadsantihiin
- Akhriste - 2007-12-08 02:12:32
huseen/milano - xuseenmilano@hotmail.com marka hore salan qiimo&qaayo badan taasow ah tan islamka kadhaxees a/s/c marka hore waxaa mahada leh allaha awooda leh ee sameeyay dunid aan hada kunoolnaha iyo khalkhigu guudka kasaaran kaasow iisuur galiyay in aan maanta halkaan aan ka dhiibto fakradeeda tan xigta waxaa mahad celinta labad leh isku dubaridka ama soo saaraha buugaan tan 3xd waxaa lee dhamaan inta fikradooda ka dhiibatay intaana waxan uga baxayaa wixii salan ah run ahantii duuka faladiisa waa aan maqlay oo kaliya balse ma aanan aqrisan walal halkee laga heli karaa ama webkee laga aqrisankaraa wan jeclahay mar uun in aan aqristo haadana halkaa ayaa uga baxay waadna salaamantihin dhamantiin
- Akhriste - 2007-12-03 07:58:29
abdirisaaq muuse - abdirisaaq01@hotmail.com waxaan ahay arday jaamacadeed markaa waxaan doonayaa inaan ogaado raaxada guurka sifooyin keeda oo dhan
- Akhriste - 2007-12-03 07:52:38
abdirisaaq muuse - abdirisaaq01@hotmail.com waxaan ahay arday jaamacadeed markaa waxaan doonayaa inaan ogaado raaxada guurka sifooyin keeda oo dhan
- Akhriste - 2007-12-03 01:46:44
shukri - shukrishacni143@hotmail.com Marka Hore salaan iga guddooma Dhamaantiin Qoraaga Buugan salaan kadib Run ahaantii Boogan waa Buug qaaliya Se waxaan idinka codsan lahaa Xaga Laga helikarayo Jawaab wanaagsan walaalahayga Qaaliga Ahoow,
- Akhriste - 2007-11-26 16:49:43
kaafi - cilmikarto35@hotmail.com a/c asaxaabta website waana mahadsantihiin sida wacan oo aad noo soodhawweeyseen hadana bugaan horta kolerey naiga ahayn wax qeeyb ah kama qaadan karo sababtoo ah qali fartaas ma aqrin waa wax ii dhiman waan lama huraan in firado kala duwan la qeeybsadaa mahdasaned all
- Qoraaga - 2007-10-26 06:58:44
xaaji muuuse suudi yalaxoow - inayalaxoow1@hotmail.com aryaa buuga daymoo anaa qoraye soow qatar ma ihi aryaa ka gud meesha hadii kale caar mirir ahaa afka kaa galaa
- Akhriste - 2007-10-21 08:54:50
hamdi - halimomuhamad@hotmail.com waxan raba buga inan helo ma iso diri kartan
- Akhriste - 2007-10-21 03:34:04
barkhad arale - caraale7@hotmail.com scl dhamaantiin, walaal buugan isoo gaadh hadalkiisu markaa waxaan jeclaan lahaa in la iigu soo diro e-mail-kayga hadii kale se la ii sheego hargeisa xaga aan ka heli karo
- Akhriste - 2007-10-11 03:32:37
hana maxamad xussein - soomaliland marka hore wan idin salaamay salaanta ay isku salamaan muslimka tasoo ah kadib markii aan arkay buugan waxa aan doonayaa in aad iisoo dirtaan ood iigu soo hagaajisaan ciwaankan {muhiim73@hotmail.com
- Akhriste - 2007-10-02 05:01:32
maxamed cali cabdile - xalane_06@hotmail.com waxaan ahay wiil dhalin yaro ah oo soomaali ah oo guur doon ah waxaan la ahay gayaan aan guursado waxaan cod sanayaa in aan helo qof diinta taqaan oo aan wadaagno nolasha byyyyyyyyyyyy
- Akhriste - 2007-09-06 18:26:04
Faisa - britneyfaisa@hotmail.com asc wlaal waxa raba halka an ka heli kara bugan & fahfahina ku sbasan wana mahadsanthin dhamantina asc
- Akhriste - 2007-09-06 13:17:18
jaahuur - voip4phone4u@gmail.com asc walaal Aad & Aad Ayaan ugu faraxsanahay in lasoo saaro buugaan oo af somali ah cid Allaala cidii soo saartay Aad ayey umahdsantahay ee halkee ka heli karaa
- Akhriste - 2007-08-28 11:36:43
iza bell - Sulaafa_21 bugaan waa buug qali ah qasatan somalida aad uu ugu ficanyahay coz nolosha raxada waxba maka yaqaniin aniga waxeba ila tahay bugan in uu so saray qof aba somali ehehn oo figrada lo so dhibay somali marka walahi aad aa ugu faraxsanahay in bugan afsmali naloga dhigay alxamdulilah coz nolosha dhabta ah waa mida dhaxmarta labada qof is qaba wsc wr wb
- Akhriste - 2007-08-05 05:03:03
jimcaale - ibnuyoonis@hotmail.com walal aadbaan idin salamaayaa bacda salaan waxaan aad u jeclaystay inaa akhristo buuga la yidhaah sidta guurka markaa waxaan doo nyaaa inaa ii soo deysaan si aan u akhristo
- Akhriste - 2007-07-30 18:23:24
xuseen - xuseenmilano@hotmail.com marka hore waxaa mahada leh allaha awood lehi tan xigta waxaan u mahad cilinayaa qoraayga waxaan aan aad u jeclahay in aan aqristo buugaan ee halkee ka helaa walaal macaan
- Akhriste - 2007-07-29 18:51:45
xuseenmilaano - xuseenmilano@hotmail.com marka hore waxaa mahada leh allaha awooda lahe tan xigta waxaan u mahad celin qoraayga buuga kan run ahaantii buuga waxa uu xanbaarsan yahay macluumaad aad iyo aad looga faa ii daysan karo aniga run ahaantii waxbaan ka faa ii daystay waxaana rajaynayaa dadwaynaha kale iyana sidoo kale in ay ugu faa ii daysan doonaan pay pay
- Akhriste - 2007-07-29 18:42:07
qays,yare - xuseenmilano@hotmail.com aad iyo aad ayaan u xiiseenayaa buuga kan waxaana rabaa in aan aqristo ee xagee ka heli karaa
- Akhriste - 2007-07-26 18:13:37
milano - xuseenmilano@hotmail.com run ahaan ra yigeega buugaan waa buug wanaagsan lagana dheehan karo murti fara badan
- Akhriste - 2007-06-15 09:05:12
leila - katrina-0@hotmail.com waxaan aad ujeclaan lahaa inaan akhristo inee kahelaa buugaa meel lagu gado ayaan ubaahnaan lahaa
Leila: waxaad kala xidhiidhaa qoraaga cinwaankiisa hassanmadar2000@yahoo.com
- Akhriste - 2007-05-31 05:15:55
damaayo - damaanyo114@hotmail.com ilaa 170 guri oo ka sameynsan Baakado iyo jaawaano kuwaasoo ay deganaayeen dadka soo barakacay ee dagan xerada damaayo ayaa dhamaanba Maanta waxaa baabiyey dab halkaasi ka kacay.
Xerada damaayo oo ka mid ah xeryadaha dadka soo barkacay ay deganyihiin kana mid ah xeryaha sida aad ka ah caanka uga ah Magaalada Muqdisho ayaa Maanta dab ka qarxay kaasi oo sababey in dhamaan ay bas beelaan guryihii halkaasi ku yiilay.
Mar Horafrik ay laxaiirtay xerada damaayo oo ay degan yihiin dadka soo barakacay oo iyagu xiligaan aad ula daalanaa ammaan darida ka jirta Magaalada Muqdisho ayaa dadka deegaanku waxa ay sheegeen in dabkaani aan la garaneyn sida rasmiga wax uu ka dhashay balse uu gaystey qasaare fara badan oo burbur guryaha ka sameysnaa buushashka iyo waliba hanti ah
- Akhriste - 2007-05-10 17:28:47
dagmo - dagmo-ayan@hotmail.com s\c walaaloyaal meel kasta oo aad jogtaan waan idin salamayaa hadaan ka hadlo buugan aad iyo aad ayuu i cajabiyay wanan ka helay markaa waxn wax u shegayaa dhalinyarada inay ka fa idaystaa kolay waa cilmi inoo birayaa ok by degmo
- Akhriste - 2007-03-30 03:38:12
basma - basma1@hotmail.com waxa raba buugan inangado isosheega bye
- Akhriste - 2007-03-30 03:36:32
basma - basma1@hotmail.com waxa raba buugan inangado isosheega bye
Walaal Basma haddaad joogto Hargeysa ka doono buugga dukaanka REDSEA-ONLINE.COM Bookshop. Haddii kale noo soo sheeg halkaad joogto si aanu kuugu soo dirno. RSOL.
- Akhriste - 2007-03-19 12:57:33
safiyo - safiyocx@hotmail.com buugan maxaa uu dadka ka caawiyaa ?
- Akhriste - 2007-03-19 12:45:14
najiib - c.najiib143@hotmail.com waxaan aad ujec lahay bugan
fadlan i gu soodir emailkeeyga
mahad sanidiin
- Akhriste - 2007-03-16 03:19:31
biriq - biriq_40@hotmail.com wuu fiican yahay buugaan laakiin waxaa wanaagsanayd inaad oo sharaxdiin raxada habeenka guurka maxaa yeelay anagau ma garanayso wali waan yar yar nahay
- Akhriste - 2007-03-14 06:33:23
shukri - shukri555@hotmail.co.uk wawaa waqader this book i like this mashaleh sorry of somali woo dhebaya this book wan kahelay bye
- Akhriste - 2007-03-13 06:20:26
jamaal - cabdijabaar20@hotmail.com aad iyo aad ayuu ufiicanyahay buugaasi ee halaga faaidaysto
- Akhriste - 2007-03-05 14:56:17
saalimkatiiri - saalimkatiiri aad ayaan ugu mahad celinaya
dhamaan dad ka soosaray qoraalka faidada badan ee afka hooyoo mahad sanidiin
- Qoraaga - 2007-02-20 12:49:26
saciid cabdi - reebe04@hotmail.com waxan aqristay buugaan looga hadlayo raaxada galmada marka waxaan jeclaan laha haa in la soobadiyo si aan looga helo dadka aan aqoponta ulahayn inay ka faidaystaan
- Akhriste - 2007-02-20 12:46:02
saciid cabdi - reebe04@hotmail.com waxan aqristay buugaan looga hadlayo raaxada galmada marka waxaan jeclaan laha haa in la soobadiyo si aan looga helo dadka aan aqoponta ulahayn inay ka faidaystaan
- Akhriste - 2007-02-20 12:42:02
saciid cabdi - reebe04@hotmail.com waxan aqristay buugaan looga hadlayo raaxada galmada marka waxaan jeclaan laha haa in la soobadiyo si aan looga helo dadka aan aqoponta ulahayn inay ka faidaystaan
- Akhriste - 2007-02-13 07:01:45
diini nuur cali - diini1987@hotamil.com waxaan jecelahay in aan aqrristo buugan , kan aqristo internetka waan ii suuroobi wayday fadlan ii soo dira tilmaan buuxda.
RSOL: walaal buuggu internetka, gaar ahaan degelkan kuma jiro. Waxaad la xidhiidhi kartaa qoraaga oo kusiin doona faahfaahin dheeri ah.
- Akhriste - 2006-05-19 16:39:43
Ubax Osman - balqiisa121@hotmail.com sc wr wb run ahanti waxaan jecleysteey inaan buuga raaxada an akhristo isago leygu yidhi agoon aya kugu kordhi maclasaaf halki leygu soo tilmamey wan ka wayeey hadanah waxan idin ka codsanaya in ley jeego halki an buuga ka heli laha idinko mahadsaan .
- Akhriste - 2006-04-28 07:56:55
nasro - hodaney_15@hotmail.com buuga raaxada guurka
- Akhriste - 2006-03-20 07:38:50
Ibraahim Abdirahman - Qaasin05@hotmail.com waxaan aad iyo aad ugu mahad calinayaa marka koowaad Q. xasan Abdi Maddar oo ah Owner-ka buugan, Waxaan karka xigta aad ugu mahad calinayaa Hoyga buugaag ururinta iyo haynta.
Runtii buugani waxaa uugu dhaliyey maskax badan oo aanan hore ugu aamin sananayn guurka waana ii faa'iido.
mahad santiin
- Akhriste - 2006-03-10 13:00:36
ahmed ibrahim - hamaada20@hotmail.com Waxaan aad ula dhacay faalooyinka kooban ee buugaan waxaan jeclaan lahaa inaan aqristo buugan ee qaab ceenkee ah ayaan ku aqrisankaraa mise waa faalo uu maba jiro bugaan
- Akhriste - 2006-03-01 10:52:16
muqtaar abdi hassan - abluu25@hotmail.com waxaan aqriayay buugan wuxuunaa igu kalifay inaan ka dhaho arimo qaarkood oo buugan ku qoran markaa aan arkay wuxii intaa dheer email keega iga soo xariira
- Akhriste - 2006-02-18 23:39:50
ilhaam - ilhaam8@hotmail.com walaalo xagaan ka akhriyaa buugan oo aan aad u jecelahay in aan akhriyo plz isoo sheega halkaan ka heli karo
- Akhriste - 2006-01-29 23:42:18
Ayanle - ayanle977@hotmail.com sheekada buuga ciwaankiisa aad buu i fiicanyahay
laakiin ma akhrin oo waan arki waayay
- Akhriste - 2006-01-06 09:37:13
bashe - nuurow99@hotmail.com waxaan rabaa inaan akhristo muugan sirta guur ah
- Akhriste - 2005-09-03 14:23:21
khaalid800 - buurow@hotmail.com Hey bro ii waran
- Akhriste - 2005-07-31 14:42:03
Cadaabtii Ifka - kordahab12345@hotmail.com Runtii waxay ahayd qiso murugo badan kana tarjumaysa sida ay dagaaladu ukala geeyeen laba qof oo kasta oo is jecel, ha ahaadeen bulshada nooc walbee.
Adiga qudhaadu ka qayb qaado faalada buuggan!Faallee buuggan / Comment this book |
|
Fadlan ogsoonow in hoygani u dhisan yahay wanaag iyo waxtarka horumarinta aqoonta afka somaliga ku qoran. REDSEA-ONLINE.COM waxay hubin doonaan faaladaada inta aanay kusoo daabicin halkan, waxba kama beddeli doono qoraalkaaga, laakiinse waxaanaanu xorriyad u qaadanaynaa in aanannu daabacin faalladii noola muuqata inay ka duwan tahay muhiimadda uu u dhashay hoygani. Qoraalada aanu soo daabacno waxaa ka jawaabaaya mas'uuliyaddooda ciddii qortey. Mahad badan REDSEA-ONLINE.COM, AfSomali Books Section |
|
|
|
Editor Pick
|
A brilliant work co-ordinated through many continents by Rhoda A. Rage. Read it more |
|
|
|