|
Wisdom of the Day
|
...daily updates... |
Qalinkaa wax suureeya,
Kugu sima halkaad doonto,
Saaxiib kal furan weeye,
Sunto fara ku hayntiisa,
Weligaa ha sii deynin.
"Sahra" - M I W Hadraawi suugaan |
|
|
|
Hoyga xog ururinta buugaagta afsoomaliga ku qoran redsea-online.com |
|
Faalada martida
- Akhriste - 2012-02-08 00:31:07
Khalid - khaalid_45@hotmail.com Runtii waa buug xiiso badan lakiin buuga sheekadiisu xagay ka dhacaday lakiin isagoo dhamays tiran xagee laga helayaa jidkee lagu helayan /
wad mahadsantihiin
- Akhriste - 2011-12-30 08:03:06
abdi - abu walid1@hotmail.com waad maxsantahay
- Akhriste - 2011-06-02 01:42:26
ibraahin - ibrahink@hotmail.com waa nin wanaagsan oo ku jamhuuriyada somaliland
- Akhriste - 2011-03-04 02:31:35
z - zaynabmahamood@yahoo.com raali,ahaada,sikele,ayaanufahmay
- Akhriste - 2011-01-13 13:16:20
maryamo - furaad@hotmail.com asc aniga waxaan ahy gabar arday ah hadan waxaan jacelahay drs nimo iyo inaa u adeego diinta islaamka
- Akhriste - 2010-12-16 00:09:26
Leyla Hassan - ayaan86@live.co.uk Thanks for this important Book
- Akhriste - 2010-11-07 11:39:26
hafsa - sweet_love-1@hotmail.com buugan akhristiisa xiio weyn ayan uqabaa ee xageen ka heli karaa walalayal idinko mahadsan
- Akhriste - 2010-08-06 02:53:51
yazir - raganimo02@hotmail.com walaahi astaanta ama calamadaha iyo waliba sharaxaada uu kabixiyey waxayaabaha runta ah ee la xidhiidha dareenka jacaylka ayaa waxaan u arkaa buug qaali ah buugani waa buuta jacaylka ku wa ugu qaalisan, huuno waa buug walaahi qaali ah lakin Muuse Maxamuud Ciise (Dalmar) waxaanu kaa rabanaa buugaag badan si bulashadu uga faa iidaysato loona ogaado jacaylka dhabta ah
- Akhriste - 2010-07-24 13:50:16
fartun - mamamacaan@hotmail.com waxanubahanahay inana heloo muga lamagac baxay hantaaQo jacay on ibsado lakiin sen ku helikara fatlan
- Akhriste - 2010-07-06 11:19:35
shadiya - kadra1996@hotmail.com waxan rawa bukako jacayl
oo arkisto fadlan mahadsanid
- Akhriste - 2010-06-06 00:27:25
Khalid Jama Qodax - qodax02@gmail.com Buugga Hantaaqo Jacayl ee uu qorey qoraaga da'da yar ee Muuse Maxamuud Ciise, waxa uu kugu xadxanteynayaa waayo nololeed oo marxaladdo kala duwan xambaarsan. Buugga intii aan akhrinaayey waxa uu i xasuusiyey dhallinyaranimo iyo caadkeed. Waxa aan ugu hambalyeynayaa qoraha sida kartida leh ee buugga uu inoogu soo bandhigey
- Akhriste - 2010-05-10 06:15:39
liban - liibaanlove143@hotmail.com waan ku qanac sanhay
- Akhriste - 2010-04-03 12:06:53
aadan - aadan_gaariile@hotmail.com akhris
Adiga qudhaadu ka qayb qaado faalada buuggan!Faallee buuggan / Comment this book |
|
Fadlan ogsoonow in hoygani u dhisan yahay wanaag iyo waxtarka horumarinta aqoonta afka somaliga ku qoran. REDSEA-ONLINE.COM waxay hubin doonaan faaladaada inta aanay kusoo daabicin halkan, waxba kama beddeli doono qoraalkaaga, laakiinse waxaanaanu xorriyad u qaadanaynaa in aanannu daabacin faalladii noola muuqata inay ka duwan tahay muhiimadda uu u dhashay hoygani. Qoraalada aanu soo daabacno waxaa ka jawaabaaya mas'uuliyaddooda ciddii qortey. Mahad badan REDSEA-ONLINE.COM, AfSomali Books Section |
|
|
|
Editor Pick
|
A brilliant work co-ordinated through many continents by Rhoda A. Rage. Read it more |
|
|
|