|
Wisdom of the Day
|
...daily updates... |
Qalinkaa wax suureeya,
Kugu sima halkaad doonto,
Saaxiib kal furan weeye,
Sunto fara ku hayntiisa,
Weligaa ha sii deynin.
"Sahra" - M I W Hadraawi suugaan |
|
|
|
Hoyga xog ururinta buugaagta afsoomaliga ku qoran redsea-online.com |
|
|
Abdibashir Ali (Maxamed Xirsi) Caqiidada Islaamka: Su’aalo iyo Jawaabo Omhassan bokförlag, Stockholm, 2006 ISBN: 91-631-8290-4 - Diinta islaamka Qiimaha: 10USD
Qaabka kitaabkani u qoran yahay waa hab su’aal iyo jawaab ah. Wuxuu ka koobanyahay 246 su’aalood iyo jawaabahooda oo si kooban u dhigan . Waa hab xiiso badan oo soo jiidan kara dareenka akhristaha isla markaana aan lagu daalahayn.
Order it now |
|
Cabdibashiir Cali (Maxamed Xirsi) waxa uu qoray buugaag dhowr ah oo aad u muhiim ah.
Buugaagtaas waxaa ka mid ah buugga Dáyarta Sweden oo aad loo jeclaystay iyo buug runtii dad badan baskaxdooda ka shaqaysiiyey hurdadiina ka kiciyey oo la yidhaa Dumar talo ma laga dayey.
QIIME: 100 Swedish krone (Iswiidhan gudaheeda). Wixii Iswiidhan ka baxsan waa $10 oo aan kharashka boostadu ku jirin. Toban cisho gudahood ayuu kugu soo gaadhi doonaa Insha Allah. |
Faalada martida
- Akhriste - 2006-02-25 02:49:44
maxamed c/laahi - sadiiqyare20@hotmail.com waad salaaman tihin dhamaan idaacada bbc da waan idin
Adiga qudhaadu ka qayb qaado faalada buuggan!Faallee buuggan / Comment this book |
|
Fadlan ogsoonow in hoygani u dhisan yahay wanaag iyo waxtarka horumarinta aqoonta afka somaliga ku qoran. REDSEA-ONLINE.COM waxay hubin doonaan faaladaada inta aanay kusoo daabicin halkan, waxba kama beddeli doono qoraalkaaga, laakiinse waxaanaanu xorriyad u qaadanaynaa in aanannu daabacin faalladii noola muuqata inay ka duwan tahay muhiimadda uu u dhashay hoygani. Qoraalada aanu soo daabacno waxaa ka jawaabaaya mas'uuliyaddooda ciddii qortey. Mahad badan REDSEA-ONLINE.COM, AfSomali Books Section |
|
|
|
Editor Pick
|
A brilliant work co-ordinated through many continents by Rhoda A. Rage. Read it more |
|
|
|