header
Search:

Create an account |
Spelling Checker
Somali | Af Soomaali

Spelling Checker
Higgaadda Afsoomaaliga
ee
REDSEA-ONLINE


Calendar Conversion

GREGORIAN

ISLAMIC


SOMALI


Photo of the Week
Suggest one

Somaliland - I too love you!

Somaliland - I too love you!



Wisdom of the Day

...daily updates...

Qalinkaa wax suureeya,
Kugu sima halkaad doonto,
Saaxiib kal furan weeye,
Sunto fara ku hayntiisa,
Weligaa ha sii deynin.
"Sahra" - M I W Hadraawi

suugaan


A Note of my teachers


read it more


Bandhig: Ismaaciil Mire - Laas-caanood
Naadiga Ismaaciil Mire Readers Club

Naadiga Ismaaciil Mire Readers Club ee Gobolka Sool, magaalada Laas-caanood, waxay habeenkii xalay ahaa oo taariiskdu ahayd 8/10/2009 kusoo bandhigeen hoolka weyn ee iskuulka ILAYS EDUCATIONAL ACADEMY buugga magiciisa la yidhaahdo Tix iyo Tiraab, waana buugii labaad ee ay soo bandhigaan tan iyo intii la aasaasay naaadiga.

Waxayna si faah faahsan u soo bandhigeen oo dad fara badan u bayaamiyeen macnaha buugaasi xambaarsan yahay, xafladuna waxay ahayd mid si weyn loo soo agaasimey.

Waxaana buugaa soo bandhigay: Maxamuud Cabdiqani Axmed iyo Cabidisalaan Cabdullahi Barre

Ismaaciil Mire Readers Club - Laascaanood.

Contents published on: 2009-10-14 (1276 reads)
Copyright © by redsea-online.com. All Right Reserved.