header
Search:

Create an account |
Spelling Checker
Somali | Af Soomaali

Spelling Checker
Higgaadda Afsoomaaliga
ee
REDSEA-ONLINE


Calendar Conversion

GREGORIAN

ISLAMIC


SOMALI


Photo of the Week
Suggest one

Somaliland - I too love you!

Somaliland - I too love you!



Wisdom of the Day

...daily updates...

Qalinkaa wax suureeya,
Kugu sima halkaad doonto,
Saaxiib kal furan weeye,
Sunto fara ku hayntiisa,
Weligaa ha sii deynin.
"Sahra" - M I W Hadraawi

suugaan


A Note of my teachers


read it more


Ogaysiis: Naadiga Berbera
Berbera Readers Club - bandhigga buugga

Ogaysiis: bandhigga buugga bisha ee Naadiga Akhristeyaasha Berbera.

Naadiga BRC waxay kugu martiqaadayaan in aad kala soo qayb gasho bandhigga buugga “YOU CAN WIN” oo la soo bandhigi doono maalinta jimacaha habeenka sabtidu soo galayso ee taariikhdu tahay 21/08/2009, 7:30 FIIDNIMO.

Waxa lagu soo bandhigi doonaa Hoolka Jaamacadda Badda ee Berbera waxana soo bandhigi doona Maxamuud Maxamed Jaamac.

Sidaas iyo ka soo qayb gal wacan

Idiris Xuseen Cabdillaahi
XIDHIIDHIYAHA NAADIGA AKHRISA BERBERA

Idiris Xuseen Cabdillaahi

Contents published on: 2009-08-20 (652 reads)
Copyright © by redsea-online.com. All Right Reserved.