Dhaxalreeb 1 - 2006: wuxuu soo baxay qoraalkani Jeenarweri 2006.
Beryahan waxa muran weyni ka joogaa sidii loo sugi lahaa ama loo ogaan lahaa ninkii u horreeyey ee tibaaxay aragtida loo yaqaan Miisaanka Maansada Soomaaliyeed, loona siin lahaa ladhka lagu loollamayo ee ah: Aabbaha miisaanka maansada Soomaaliyeed.
Qoraalkani wuxuu jawaab waafi ah siinayaa murankan.
Waxaa diyaariyey Cabdiraxmaan Faarax ‘Barwaaqo’
Author: Dhaxalreeb Column (editor at redsea-online dot com)
Version: 1.0 Filesize: 1.11 MB