|
Wisdom of the Day
|
...daily updates... |
Qalinkaa wax suureeya,
Kugu sima halkaad doonto,
Saaxiib kal furan weeye,
Sunto fara ku hayntiisa,
Weligaa ha sii deynin.
"Sahra" - M I W Hadraawi suugaan |
|
|
|
Xog u gaar ah: Axmed Ismaaciil Maxamuud (Axmed deeq) [awliyo177]
Degelkayga internetka: http://www.redsea-online.com
Deggan: Qaahira
Shaqada: Arday
Ahmiyadda waxaan siiyaa, xiiseeyaana: Wax akhrinta
Xog dheeraad ah: Magacaygu waa ka kor ku xusan waxan ahay arday dhigta Jamacada Ain-Shams, gaar ahaan kuliyada luuqaadka qaybteeda saxaafada, waxan ahay hadda arday, waxanse jecelahay haddii eebbe ogolaado anna aan dedaalo inaan mustaqbalka noqdo saxafi.
Saxeexa: Qaahira,Masar.
Xilligan waxaan ahay: Offline
|
|
|
|