header
Search:

Create an account |
Spelling Checker
Somali | Af Soomaali

Spelling Checker
Higgaadda Afsoomaaliga
ee
REDSEA-ONLINE


Calendar Conversion

GREGORIAN

ISLAMIC


SOMALI


Photo of the Week
Suggest one

Somaliland - I too love you!

Somaliland - I too love you!



Wisdom of the Day

...daily updates...

Qalinkaa wax suureeya,
Kugu sima halkaad doonto,
Saaxiib kal furan weeye,
Sunto fara ku hayntiisa,
Weligaa ha sii deynin.
"Sahra" - M I W Hadraawi

suugaan


A Note of my teachers


read it more


Hoyga xog ururinta buugaagta afsoomaliga ku qoran
redsea-online.com

Abdibashir Ali (Maxamed Xirsi)
Ragga toodii aragnaye, dumar talo malaga deyey.
Forfattares Bokmaskin, Stockholm, 2002
ISBN: 917910-422-3 - Sheeko

Buugani wuxuu ku saabsanyahay, burburka ku dhacay bulshada soomaaliyeed, waana sheeko sarbeeban, waxayna sheekadu sheegeysaa in markii danbe talada lagu wareejiyey dumarka, xalkiina sidaa lagu gaadhey oo nabad la gaadhay.


Cabdibashiir Cali (Maxamed Xirsi) waxa uu qoray buugaag dhowr ah oo aad u muhiim ah. Buugaagtaas waxaa ka mid ah buugga Dáyarta Sweden oo aad loo jeclaystay iyo buug runtii dad badan baskaxdooda ka shaqaysiiyey hurdadiina ka kiciyey oo la yidhaa Dumar talo ma laga dayey.

Faalada martida

  1. Akhriste - 2012-08-19 10:03:05
    Ethy - cibele.toldo@bbcr.com.br
    I'm the Secretary and founder mmeebr of the All-Party Group on Somaliland, which campaigns for recognition. Lots of countries are prepared to be second, no-one is prepared to go first.I don't think it's worth me blogging on an issue that is all over the media, and being discussed to death. But I don't think she was badly treated and even if she was, I don't particularly care.
  2. Akhriste - 2011-01-15 07:55:56
    cabaas - cabaaskadle@hotmail.com
    buugan waa buug wanaagsan
  3. Akhriste - 2010-10-24 08:37:32
    ahmedyasiin - ahmedyasiin46@hotmail.com
    buugani ayaan akhriyey waxaanan ka hely macluumaad faro badan
  4. Akhriste - 2006-02-19 12:51:14
    mukhtar - mukhtarguga2hotmailcom
    Waa buug qiime leh
  5. Akhriste - 2004-02-26 14:50:53
    Hussein Hassan Badmah - kinder_hilfe@yahoo.de
    Aad baan ugu mahadnaqaya A.Ali iyo Redsea Online-ba. Jidhidhico ayaa jidhkayga ka kacday,ilmo ayaa indhahayga ku soo joogsatay,dhidid ayaa wajigayga isku soo taagay,dibnaha ayaa doonay inay erayo ku dhawaaqaan way se hadi waayeen markaaan qac ku siiyay indhaha buugan,markaan baahida loo qabay hawshaad ku kacdeen niyadaydu daalacatay.Aayaha waxaan hubaa inay dad badani ku barwaaqoobi dhoonaan,kana dhergi doonaan buugaag ay u baahnaayeen,in badana ay haybinayeen siday u heli lahaayeen.Hubaal weeye aniga iyo caruurtayduba waxtar weyn inaad noo leedihiin,buugaana hadalkiisaba daa! H.H.Badmah
Adiga qudhaadu ka qayb qaado faalada buuggan!

Faallee buuggan / Comment this book
Magaca / Name
Dalka / Country
Email
Faallo / Comment
Fadlan ogsoonow in hoygani u dhisan yahay wanaag iyo waxtarka horumarinta aqoonta afka somaliga ku qoran. REDSEA-ONLINE.COM waxay hubin doonaan faaladaada inta aanay kusoo daabicin halkan, waxba kama beddeli doono qoraalkaaga, laakiinse waxaanaanu xorriyad u qaadanaynaa in aanannu daabacin faalladii noola muuqata inay ka duwan tahay muhiimadda uu u dhashay hoygani. Qoraalada aanu soo daabacno waxaa ka jawaabaaya mas'uuliyaddooda ciddii qortey.

Mahad badan
REDSEA-ONLINE.COM, AfSomali Books Section

Social Community
Join us today

There are currently, 307 guest(s) and 0 member(s) that are online.

Nickname

Password

Don't have a REDSEA account yet? You can create one. It is a free!


What is new


[ News archive ]



REDSEA SHOP
Hargeysa


Hore u gaadh daarta Oriental Hotel


Sheeko iyo Shaahid
Check deadline

Sheeko iyo Shaahid
KULANKA 5aad
ee
TARTAN QARAMEEDKA CURINTA SUUGAANTA


Codka Somaliland

Weekly FM Radio
Minneapolis, USA
in every Sunday


Editor Pick

A brilliant work co-ordinated through many continents
by Rhoda A. Rage.

Read it more


Search With Google

Google

www
redsea-online.com