header
Search:

Create an account |
Spelling Checker
Somali | Af Soomaali

Spelling Checker
Higgaadda Afsoomaaliga
ee
REDSEA-ONLINE


Calendar Conversion

GREGORIAN

ISLAMIC


SOMALI


Photo of the Week
Suggest one

Somaliland - I too love you!

Somaliland - I too love you!



Wisdom of the Day

...daily updates...

Qalinkaa wax suureeya,
Kugu sima halkaad doonto,
Saaxiib kal furan weeye,
Sunto fara ku hayntiisa,
Weligaa ha sii deynin.
"Sahra" - M I W Hadraawi

suugaan


A Note of my teachers


read it more


Hoyga xog ururinta buugaagta afsoomaliga ku qoran
redsea-online.com

Cabdalla C. Shafey
Internet
Qoraha ayaa iskii u daabacay, Rotterdam, 2002
ISBN: -

Buuggan oo ku qoran luuqad aad u fudud oo faseex ahi wax uu ka hadlayaa Internet-ka gaar ahaan; wuxuuse guud ahaan kaa siinayaa sharax Networking iyo taariikhdii ay soo martey.


Cabdalle Osman Shafey waxa uu wax ku bartay dalka talyaaniga. Hadana waxa uu deggan yahay waddanka Denmark.

Faalada martida

  1. Akhriste - 2012-08-19 07:49:55
    Nona - customcare@misterpaws.net
    Thanks so much for making this witesbe. I'm starting to learn how to cook somali foods and this is very helpful. Please keep up the good work and continue to make somali foods.
  2. Akhriste - 2011-03-16 01:26:14
    Ode hore - safaari443@hotmail.com
    page ma waxaa lagu kala gadaa hablaha iyo raga
  3. Akhriste - 2010-08-05 03:47:59
    saciid - siciidcg@hotmail.com
    waa buug dhaxalgal ah wuuna ku mahad sanyahay qoraagu
  4. Akhriste - 2010-07-02 13:31:10
    hassan muhidin molain - haanseey@hotmail.com
    asc salan kadib masha allah aad iyo aad ayaan uga faaiideystay warbixitan ka hadleyso internetka masha allah waxan u mahad celinaayaa dhaman dhaman qoraayaasha sharafta leh thnks all
  5. Akhriste - 2010-04-19 08:21:19
    Fowsiyo cabdiraxmaan - fowsiyo308@hotmail.com
    Kala Xiriir Tifaftiraha saciidraas@hotmail.com,
  6. Akhriste - 2009-12-06 11:48:52
    abdihakiim aydiid - kaaf208@hotmail.com
    A.S.C salaan ka bacdi walaall markaan arkay websitekan aad baan ugu farxay waxaanaan rajaynayaa inuu noqonayo website faaido badan oo aan intan ku koobnaa oo dhinacyo badan oo hormara ku sii talaabsanayaa markaa aad baan idiinku hambalyeeynayaa ilaahay haydinka jasaa i mariyo insha alaah wasalaama calaykum
  7. Akhriste - 2009-11-24 01:42:17
    Fowsiya C/raxmaan - fowsiyo308@hotmail.com
    HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO 1SACIID CABDI MAXMAMED waxay hambalyo farxad leh hawada mu marinyaa walaashey fowsiyo oo heshay qof kii nolosha ay la wadaagi la heyd
  8. Akhriste - 2009-09-12 08:49:34
    Ali - iadan15@aol.com
    S burburka som pg 187 qorraagu wuxuu kaga hadlayaa beelaha dhulbahante sida yaabka leh ee dawladii siyaad wax tarka uga heleen taas wuxuu fasiray in hadii dhulbah lala xidido ay yihiin askar dhega nugul oo daacad u ah ninkay la xididaan taas waxaan u arkaa qalad iyo qoraaga oo aqoon durugsan aan u lahayn beeshaas haday sheekadu saas tahay nin kastoo xukun rabaa beeshaa ayuu la xididi lahaa oo askar ka heli lahaa si sahal ah.qoraagu wuxuu yiri sidii ay daraawiishtii dhulbahante u ahaayeen askar u dhego nugul awaamirkii sayidka ayey siyaad u ahaayeen. taas waxaan u arkaa dacaayad rakhiis ah.wuxuu qoraagu ka dhigay ciidankii darawish ee la halgamay gumaysiga askar aan caqli lahayn oo lagu kasbado xidid ahaan taas waa wax aan caqliga gelin.qoraaga beesha uu ka dashay haday darawish ahaayen saas uma hadleen ee wuxuu ka dhigi lahaa beel sharaf iyo qaayo leh.waxan qoraaga usheegayaa in uusan weli helin sirtii siyad kula dhaqmay dhulka.waxaa oran lahaa inuu la fariisto waxgaradka iyo waayelka beeshaas si ay ugu kordhiyaan sirta weli ka maqan. qoraa, dhulbahante ma aha farax iyo maxmud keli ah faruuc kale oo balaaran ba jira. waad mahadsan tihiin.
  9. Akhriste - 2009-03-27 11:48:32
    cabdibaasid - timajilic_77@hotmail.com
    waan idin salamayaa walalayaal
  10. Akhriste - 2009-03-23 13:21:30
    khaalid handulle - dhamac022@hotmail.com
    faallo malehe dara iyo daaq weeye sheekaddu
  11. Akhriste - 2009-02-18 06:59:07
    hassan muhidin moalim - jaceeyl10@hotmail.com
    walaahi waxaan jeclahay inaa wax u qabto dalkeeyga hooyo telkeeyga 00358417730740
  12. Akhriste - 2008-10-22 12:36:40
    hoodo - hoodo8844@hotmail.com
    Waxaan ah gabar somaliyeed oo ku nool gobolada Puntland state of somalia, waxaana jeclahay in aan dadkayga iyo dalkayga aan wax muuqda u qabto
  13. Akhriste - 2008-10-19 13:01:08
    suhayr - suhayr_cn@hotmail.com
    sxb jacayl dhab iihaya laakiin mahayo waqtigaan oo waxay igajirtaa dalka soomalia marka waxaad igu caawisaaa sidaan ugatashan lahaa sxb waxaad isku day daa inaan jawaab kaa helo ok sxb waan kusalaamayaa bye
  14. Akhriste - 2008-09-14 10:41:37
    najah - lil_miss_najah@hotmail.co.uk
    waxan ahay ini somilyed oo joogt uk waan idiin salamay waxa ii joog tal iyo dibaanb sidaayo good lak
  15. Akhriste - 2008-02-25 12:14:35
    osman - shee_dheer90@hotmail.com
    dhamaan waxaan salaamyaaa gabdhah soomalida gaab ahaan kuwa soomalilandar ka ah walal waad mahads san tahay waaxa mudan tihiin salaan sarw waxaan naan rabaa inaan idin bartu ka warama jaawab tan iigu soo celi intan email kayga wlaal mahad sanid 100/100
  16. Akhriste - 2008-01-22 23:17:12
    jaamac axmed maxamed - jfilibiin@hotmail.com
    ANIGA WAXAAN DAGANAHA MAGALADA GAROWE EE MAAMUL GOBOLEEDKA PUNTLAND WAXAAN DHALKAN KA SALAMAY DHAAMAN DADKA KU NOOL SOMALIA GAAR AHAAN G/PUNTLAND WAXAAN SI AAD AH U SALAMAY SXB KEEY ISMAACIIL IYO SACIID CABDI KOREA IYO MAX,ED CISMAAN XUSEEN DAMAAN WAXAAN IDIN LEEYAHA KUNOOLADADA NOLOL CAAFIMAAD LEH
  17. Akhriste - 2007-12-29 23:34:47
    Fowsiyo C/raxmaan shiikh - fowsiyo308@hotmail.com
    waxaan dunidaan u jeclaay nafteyda iyo nafta Fowsiyo c/raxmaan waxaan u maleynaya in aad ila dagshantahay lakin walaal macaan iga raali ahoow hadii aan gafgeystay dhab ahaan waad mutantahay in lagu raali galiyo Anigoo ah saciid cabdi max,ed korea ee
  18. Akhriste - 2007-12-21 07:03:54
    waamaxay jaceyl - milaano@hotmail.com
    Dhab ahaan frtuun milaano waa gabar dhab ahaan aniga muqeda aan ka helaya Dan iyo xeel baan wadaa Jacayl diir qabaan hayaa Doog iyo Ubax baan sidaa Dushaadaan saaaraayaa Daryeelbaan Kula rabaa Difaacbaan kugu ahaan
  19. Akhriste - 2007-06-02 11:09:42
    mahad goodir - mahadyare10@hotmail.com
    waxan halkan kasalamaya qora sare saciid cbdi korea waxan leyahay sxb noolow walaahi sxb waa qora an cadi ahayan
  20. Akhriste - 2007-06-02 08:33:19
    damaayo - DAMANYO114@hotmail.com
    WAA XAAN AHAY GABAR SOMALI OO KU NOOL XAFAD DAMANAYO WAXAAN HALKAAN KA SALAMAYAA DHAMAAN AQYAARTA XAFADA DAMANAYO OO KALA AH C/QAADIR SOROW SACIID CABDI KOREA FU,AAD AX,ED C/RAXMAAN KAKA SXB TEY FARTUUN MILAAANO DHAMAN INTA KU NOOL XAFADA DAMAYO
  21. Akhriste - 2007-05-26 12:47:07
    fartuun milaano - milaano@hotmail
    WAN IDIN SALAMAY DHAMAN UMADA SOMALI GAR AHAAN DHALIN YARADA XAFADA ALBARAKA GAAR AHAN DAMANYO WAXAN HALAKAN KASALAMAY SACIID CABDI KOREA MAHAD MAX.UUD GOODIR C/QAADIR DAHIR SOWROW C/RAXMAAN KAAK IYO DHAAMN NT KUNOO L XAFAD DAMANYO GARA AHAN SXB TEDYDA QALIGA JAWERIYO FARAX
  22. Akhriste - 2007-05-25 03:13:45
    sheeko jaceyal - saciidraas@hotmail.com
    WAXAN DAD WEY NAH SOMALI YED LA SOCD SINAYA INAAN IDIN BILABI DOONA SHEE KADI HAWAL WALIN WAYAH NAGA HILAYAY WAXA qORAY SACIID CABDI KOREA WAA MAS KAXDISA KA SOMAXATAY MAX.ED ABUUKAR MADA WAXD KA HELI KARTAN WWW.RAASYARE.8K.COM
  23. Akhriste - 2007-05-12 14:08:47
    khayre ali hassan - shirwac@hotmail.com
    waxan salaamayaa abwaanka qoray buugga lamagac baxay dhaxal reeb, buugan oo aan akhriyey hal mar waxan ka helay taariikh iyo suugaan aad u cajiiba oo aan aad u xiisayey sidaa daraadeed waxan leeyahay abwaanka alla ha ka jasaa'i mariyo isaga iyo ciddii ka caawisay ba .bykhayre ali hassan(khayre cali xakiin)ceerigaabo
  24. Akhriste - 2007-05-12 14:05:11
    khayre ali hassan - shirwac@hotmail.com
    waxan salaamayaa abwaanka qoray buugga lamagac baxay dhaxal reeb, buugan oo aan akhriyey hal mar waxan ka helay taariikh iyo suugaan aad u cajiiba oo aan aad u xiisayey sidaa daraadeed waxan leeyahay abwaanka alla ha ka jasaa'i mariyo isaga iyo ciddii ka caawisay ba .bykhayre ali hassan(khayre cali xakiin)ceerigaabo
  25. Akhriste - 2007-05-04 04:30:04
    fartuun milaano - milaano8@hotmail.com
    WAAXAAN AHAY GABAR SOMALI OO DAGAN XAAFAD ALBARKA WAXAN JACELAHAY INAAN NOQDO GABAR DALKA WAX UQABATO SADARTED WAXAN MAHAD UGA CELINAYAA WALLAL KEY SACIID CABDI KOREA WAAD MAHAD SAN TII HIIN TELNO 651755
  26. Akhriste - 2007-05-02 02:40:05
    saciidraas - milaano8@hotmail.com
    waxa gacn iga siyaay sxb key saciid korea
  27. Qoraaga - 2007-04-16 14:07:22
    muxammad - makoshotmail.com
    assalamu calaikum abdalla skolka alkownain fri skole bar maclin ka tahay
  28. Akhriste - 2007-04-11 12:33:32
    saciid cabdi korea - saciidraas@hotmail.com
    waxaan ahy ruux jecal barashad tignikijiga waxaan jeclahay inaan wax kaga qab ta dal keyga
  29. Akhriste - 2007-03-31 15:48:43
    maxamed20007@hotmail.com - maxamed20007@hot mail.com
    waxaan ahaa shaqsi soomaaliyeed una baahan barashada aaladan cumbiyuutarka ah mar5 waxaan idinka codsanayaa inaad iga kaalmaysaan wixii aad itARI KARTAAN MAGARANA EE IBAR WAA QAYB KAMIDA CILMIGA
  30. Akhriste - 2006-06-18 04:52:36
    saciid korea - saciidraas@hotmil.com
    emailkeey gu wasax ee waxaan idin sugaya caawa oo qudha waayo waan ubahanahy kafaaiideey siga buugan iyo webseedkiinaba sidaa dar teed hadii uuraago su haalaha iyo tabashada bogan latabanay waxeeysababeeysa in aay kago aan in bad oo akhristaasha bogan sidaader teed waan idn sugaya waanasax emailkeeygu waayo walaal layaal sida aad og ti hiin maqaado aaladanin email aan sax aheen sidaadar teed waan idin su gaya aniga iyo ar day badan oo kafaaii deeysata
  31. Akhriste - 2006-06-13 03:02:11
    faarax cabdile - taariya8@hotmail.com
    bacda salaam walaal cabdala shafey ugu horeen ralibaad iga ahaneysaa midhaa waxaad layaabtay nin aanad garaneen oo kulasoo xidhiidhay halayaabin walaal adigaa soo galay aaladan casrigaha oo usoo banbaxay in suaalo iyo aqoon kororsiba lagu sooweeydiiyo markalabaad tixgelintu waajawaabaha diiran eelaga soo celiyo suaalaha waayo inbadan baan kusoo weeydiiyay buuga aad kaqoraty internetka iyo qaabka looga faaiideysankaro isagoookujiraa internetka waayo cin waanka buugu wuusoobaxaa laakiin faaiido dhaafsiisan nagal soo xidhiidh xalkaa iyo canaa wiinta buuga mahayo waayaab sxb aan idhaahdo hadal cusub oo aay isticmaalaan dhalinyarada dan be oo ah mabirlibaaxbaa kkkkkkkkk asalaamucaleeykum
  32. Akhriste - 2006-03-04 13:16:09
    Abdalla C.Shafey - shafey2@hotmail.com
    Salaamu calaykum Waa salaamayaa dhamaan wallaalaha ku xiran bogan redsea ,waxaan kaloo u mahadnaqayaa walaalaha faalada ka bixiyay buugayga, su'aalahana iga waydiiyay buugayga. Buuggu waxa uu soo koobayaa qaybaha kala duwan e internetka , waxana uu buuggu u qoran yahay in qof waliba si fudud u fahmi karo oo uga faa'iidaysan karo ,wixii dheraad ah ee buuga ku saabasan waxaad ka heli kartaa http://www.shafeytraining.com
  33. Akhriste - 2006-02-23 07:35:17
    faarax cabdile - taariya8@hotmail.com
    waan idin salaamay walaal walayaal dhamaan tiin waar ninman yahow maxadhacay oo lagasoo jawabi waayay su alihii aan soodiray saaxiibayaal waan idin sugaya waayo guugaata websedkan waxaan kushaaciyay arday aad u xiiseeysa barsghada internetka su aalo ayeey kaso celiyaan oo waxeey yidhaahdaan mala mashaqeeyo websedkan aad nagu soo oruurisay waayo jawaab kama heno naganisa su aalahana waxaugu badan shafey buugiisa xagee loo raaca wasalaamucaleeykum
  34. Akhriste - 2006-02-11 07:54:40
    faarax cabdile - taariya8@hotmail.com
    saaxiibayaal emailkeey gu wasax ee waxaan idin sugaya caawa oo qudha waayo waan ubahanahy kafaaiideey siga buugan iyo webseedkiinaba sidaa dar teed hadii uuraago su haalaha iyo tabashada bogan latabanay waxeeysababeeysa in aay kago aan in bad oo akhristaasha bogan sidaader teed waan idn sugaya waanasax emailkeeygu waayo walaal layaal sida aad og ti hiin maqaado aaladanin email aan sax aheen sidaadar teed waan idin su gaya aniga iyo ar day badan oo kafaaii deeysata bogan qiimahabadan naanestuna waa waxjira saaxibayaal
  35. Akhriste - 2006-02-11 07:47:41
    faarax cabdile - taariya8@hotmail.com
    waan kusalaamya saaxi bayaal dhamaan tiin gaar ahaan shfafey oo qaran buuga internet waxaan ku su aalay saaxiib su aal kooban oo ku saab san buuga aga markaan doorto magaca cabdale osman shafey waxaa so baxay ya xalkii aad wax ku soobaray oo ah tal yaaniga iyo xalkaad ku sugan tahy imin ka oo ah dhenmaarik hadab saaxiib waxageetalabada loo dhaafay buuga biyadhi ciisa waayo mar walba waxauu igu soo caliya {2} baqormo oo qudha sida buugan oo kahadlaya interneetka .......ooqormakooban ah iyo meeshaad kudhalaty ma sha uu kiiboodhku kamooq dana mafor meeyso oo wasawirkaas oo qudha ralina iga ahoow saaxiib
  36. Akhriste - 2006-02-11 02:47:56
    faarax cabdile - taariya8@hotmail.com
    waan idin salaamay dhamaan tiin shaqalaha
  37. Qoraaga - 2005-04-21 18:13:59
    dhagaweyne - m_hasan@hotmail.com
    waxaan rabaa badhaaciyaha waxan qoray inaan usheego
  38. Akhriste - 2004-07-29 18:22:31
    Abdalle - abdale1@hotmail.com
    walalyaal muxuu ku sabsanyahay boogan? inteena laga helikara?
  39. Akhriste - 2003-11-11 04:45:32
    Mohammed - maarshaal747@yahoo.com
    waan ku salaamay walaal salaan ka dib markaan arkay sawirka ka sheekaynaya booga aad qortay ee ka sheekaynaya barashada Internetka walaal aad baad u dadaalaysaa in ilaahay ha kula qabto waa maxanmed muuse oo ku leh sidaas iyo nabadgeylyo
Adiga qudhaadu ka qayb qaado faalada buuggan!

Faallee buuggan / Comment this book
Magaca / Name
Dalka / Country
Email
Faallo / Comment
Fadlan ogsoonow in hoygani u dhisan yahay wanaag iyo waxtarka horumarinta aqoonta afka somaliga ku qoran. REDSEA-ONLINE.COM waxay hubin doonaan faaladaada inta aanay kusoo daabicin halkan, waxba kama beddeli doono qoraalkaaga, laakiinse waxaanaanu xorriyad u qaadanaynaa in aanannu daabacin faalladii noola muuqata inay ka duwan tahay muhiimadda uu u dhashay hoygani. Qoraalada aanu soo daabacno waxaa ka jawaabaaya mas'uuliyaddooda ciddii qortey.

Mahad badan
REDSEA-ONLINE.COM, AfSomali Books Section

Social Community
Join us today

There are currently, 141 guest(s) and 0 member(s) that are online.

Nickname

Password

Don't have a REDSEA account yet? You can create one. It is a free!


What is new


[ News archive ]



REDSEA SHOP
Hargeysa


Hore u gaadh daarta Oriental Hotel


Sheeko iyo Shaahid
Check deadline

Sheeko iyo Shaahid
KULANKA 5aad
ee
TARTAN QARAMEEDKA CURINTA SUUGAANTA


Codka Somaliland

Weekly FM Radio
Minneapolis, USA
in every Sunday


Editor Pick

A brilliant work co-ordinated through many continents
by Rhoda A. Rage.

Read it more


Search With Google

Google

www
redsea-online.com