header
Search:

Create an account |
Spelling Checker
Somali | Af Soomaali

Spelling Checker
Higgaadda Afsoomaaliga
ee
REDSEA-ONLINE


Calendar Conversion

GREGORIAN

ISLAMIC


SOMALI


Photo of the Week
Suggest one

Somaliland - I too love you!

Somaliland - I too love you!



Wisdom of the Day

...daily updates...

Qalinkaa wax suureeya,
Kugu sima halkaad doonto,
Saaxiib kal furan weeye,
Sunto fara ku hayntiisa,
Weligaa ha sii deynin.
"Sahra" - M I W Hadraawi

suugaan


A Note of my teachers


read it more


Hoyga xog ururinta buugaagta afsoomaliga ku qoran
redsea-online.com

Georgi L. Kapchits
Qaamuuska Maahmaahyada Soomaaliyeed
Shirkadda qoraalka ee Suugaanta bariga, Moosko, 1998
ISBN: 5-02-018076-9 - Suugaan - Maahmaahyo

Sida uu sheegay daabaca buuggani, qaamuusku waa midka ugu weyn ee ilaa hadda laga qoray xikmadda maahmaaheed ee Soomaalida. Wuxuu ka kooban yahay in ku dhow lix kun oo maahmaahood oo la hubo. Maahmaahaha badankoodu waa kuwa laga helay in ka badan boqol wargeeye.


Dr. Georgi Kapchits wuxuu dhashay 1939 kii. Sannadkii 1967 wuxuu ka qalin-jebiyey Istituutka lagu barto afafka Aasiya iyo Afrika ee ka tirsan Jaamacadda Moosko. Takhasuskiisu waa af-yaqaan u go'ay af-amxaariga iyo af-soomaali-ga.1967kii ilaa 1994 wuxuu ka shaqeeyey qaybta Soomaaliga ee idaacadda Moosko. Sannadkii 2000 kii ayuu difaacay PhD uu ka diyaariyey afsoomaaliga. Gogoldhigga oo ku kala qoran af-soomaali iyo af-ingiriisi akhristuhu wuxuu wax ka baran karaa aragtida maahmaahaha lagu kala sooco ee uu soo jeediyey caalimkii weynaa ee Ruushka ahaa ee la odhan jirey Grigori Permyakov, taasoo ku dhisan dabiicadda astaameed ee maahmaahda ee uu isaga daboolka ka qaaday. Gogoldhigga waxaa kaloo lagu tilmaamaa waxyaallaha u kala gaarka ah 12ka nooc ee maahmaahaha soomaaliyeedi ay u kala baxaaan, siduu u arko Georgi Kapchits.

Waxaa ururiyey, habeeyey iskuna dubbaridey Georgi Kapchits.


Faalada martida

  1. Akhriste - 2010-11-07 11:56:48
    Abdikarim Garuun - ckgaruun@hotmail.com
    waxaan aad ugu mahad celinayaa bahda redsea-online oo noqotay muraayad umada soomaaliyeed suugaantoodii,hidahoodii iyo dhaqan koodiiba ka dheegtaan.una ah meel ay marjac ahaan u noqdaan. run ahaantii bartani ama websayt-kani wuxuu ani ila yahay qorax u soo baxday umad mugdi ku jirtay,mudo badan. Salaan ka dib,aad iyo aad iyo aad iyo................ayaan kaaga mahad celinayaa Dr.Georgi L.kapchits sida wanaagsan ,fiican ,quruxda badan ee aad maahmaahyadii soomaalida adoo aan soomaali ahayn hadana iskaga xilqaantay,soo ururintooda,meelku hubsashadooda,iyo hadana soo bandhigidooda,Dr.gaorge mar labaad ,saddexaad ,afaraad salaan daba furan ,mahad aan la qiyaasi karin ayaan ku hibaynayaa,waxaan ku leeyahay insha alah abaalgudka buugan waa mid aad ku leedahay umada afka soomaaliga ka hadasha.waad heli doontaa mar uun waxaad mutaysatay abaal wacan .waxan wanaagsan ee aad samaysayna ogow waa wax aad dhigatay,ogow waxa la dhigtaana waa hanti.soomaalidu meelkasta oo ay joogtana waxaan ku baraarujinayaa sidii ay ula garabgali lahaayeen ka qaybqaadashada sii uruurinta kuwa wali maqan ee sii duugoobaya.waxa kaloon dhagahooda ugu ridayaa inta akhrisata qoraalkan in aanay marnaba iloowin abaalka uu ku leeyahay Dr.Georgi L.kapchits ,ogow dhankayga had iyo jeer ama niyad ayaan kula ag joogaa ama nuqul. nabaadiino.
  2. Akhriste - 2010-11-02 05:17:28
    xamda maxamed caalin - xamdanuura-4@hotmil.com
    waxan salaamaya qoraha buugan iyo dhamaan ba cidii ka qaybqaadadtay waxan leeyahay halbalkayo waa buug aad uxiiso badan kana hadlayaa arimo muhiimah markaas dedaalka halkaas ka wad ayaan kula talinlahaa qoraaga wabilaahi tawfiiq
  3. Akhriste - 2010-04-16 05:07:10
    Maxamad - mncabdi@hotmail.com
    ASC walalayal waxaa mahad iska leh allihii na abuurtay. waxan kaloo u mahad celinaya bahda websiteka, oo run ahantii xil weyn iska saaray sidii ay ula socod siin lahayeen bookagta cusub ee Afsoomaaliga, bookani wuxuu wax weyn u tari doona dadka soomaaliyed iyo dadyowga kale ee calamka ku nool. waxan hadalkeyga kuso gaba gabeynaya. soomaaliyey Luqadiina waa hodon hana la barto, wabilaahi towfiiq.
  4. Akhriste - 2008-12-12 08:52:26
    cismacil - cabdulqaadir02@hotmail.com
    s/c marka hore walalayaal dhaantin waan idin salaamay aniga oo ah ismail abdi kuna nool wadanka iswidhan walalayaal aad ayaad ugu mahadsan tihiin sida wanaagsan oo ad u so daabacdeen bugagtaan afsomaliga ah afkena hoyo aniga waxaan jeclahay inaan aqristo bugaagta tariikhda somaliya iyo mahmahda marka waxaan idinka codsanaa inaad isku daydaan inaad ibisaan bugagtaan si somalidda aan waxna wali ka aqoon ay wax uga ogadaan tarikhda somalia gaar ahaan dadka qurbaha joga waye ayaan is dhahayaa aay u baahan yihiin hadii aad ibineysaan walalayaal isoo gudbiya aqbaaraad kuna soo dira emailka kor ku qoran aaad ayaan u raba inaan aqristo bugaagta tarikhda somlaia iyo mahmaaahda ah waxaan rab ainaan iibsado hadii ow iib yahay
  5. Akhriste - 2008-12-12 08:48:46
    cismacil - cabdulqaadir02@hotmail.com
    s/c marka hore walalayaal dhaantin waan idin salaamay aniga oo ah ismail abdi kuna nool wadanka iswidhan walalayaal aad ayaad ugu mahadsan tihiin sida wanaagsan oo ad u so daabacdeen bugagtaan afsomaliga ah afkena hoyo aniga waxaan jeclahay inaan aqristo bugaagta tariikhda somaliya iyo mahmahda marka waxaan idinka codsanaa inaad isku daydaan inaad ibisaan bugagtaan si somalidda aan waxna wali ka aqoon ay wax uga ogadaan tarikhda somalia gaar ahaan dadka qurbaha joga waye ayaan is dhahayaa aay u baahan yihiin hadii aad ibineysaan walalayaal isoo gudbiya aqbaaraad kuna soo dira emailka kor ku qoran aaad ayaan u raba inaan aqristo bugaagta tarikhda somlaia iyo mahmaaahda ah
  6. Akhriste - 2008-01-30 11:34:17
    nuur c/risaaq saleebaan - nuur545@hotmail.com
    faallo waxaan karabaa buuga waliba faalo murti leh oo kooban
  7. Akhriste - 2007-11-06 07:13:32
    Ali Ahmed Ali - aliyare45@hotmail.com
    waad salaaman tahay marka hore Dr. Georgi kapchits, waxan kaaga mahad celinayaa sida aad xilka iskaga saartay suugaanta soomaalida gaar ahaan maahmaahyada,hadii aad sii wadayso hawshaasna waan kaa caawin doonaa soo ururinta maah maahyadda
  8. Akhriste - 2007-08-16 17:36:31
    moallin88@hotmail.com - moalli88@hotmail.com
    qoraha ayaan marka hore salaamayaa hawsha aad suugaanta somaalida u qabatayna waa mid aan laqiyaasi karin inaan kaaga mahad celiyana waan doonayay mudo badan markaa tani waa fursadii iigu fiicnayd ee aan kuugu mahad celinlahaa ee mahadsanid Dr. Georgi kapchits
  9. Akhriste - 2007-08-16 17:31:14
    mohamed moaliin - moalli88@hotmail.com
    qoraha ayaan marka hore salaamayaa hawsha aad suugaanta somaalida u qabatayna waa mid aan laqiyaasi karin inaan kaaga mahad celiyana waan doonayay mudo badan markaa tani waa fursadii iigu fiicnayd ee aan kuugu mahad celinlahaa ee mahadsanid Dr. Georgi kapchits
  10. Akhriste - 2004-11-02 01:37:00
    sayidadam - sayidadam_loey@hotmail.com
    ala buuga wanaagsanaa waa mid runtii faa,iido uleh u,ada somaaliyee oo idil uwi qoray way kumahadsanyihiin
  11. Qoraaga - 2003-10-06 04:49:12
    abdinassir - hilowle55@hotmail.com
    waxaan rabaa in aan wax ka ogado mahmaahyada somaliga
  12. Akhriste - 2003-06-30 04:17:04
    bishara ali nur - nurbishara@wmconnect.com
    asalamu calaykum anigoo ah gabar somaliyeed waxaan idin leehay waa ku mahadsantihiin sida aad u soo dabacdeen buugan waxaan aad u jeclahay book ta afka somaliga ku qoran iyo sheekooyinka somalida ah waan jeclahay in aan aqriyo somlia history anigoo ka imid wadankayga mardhaw hadana ma aqaani somalian history
  13. Akhriste - 2003-06-30 04:17:02
    bishara ali nur - nurbishara@wmconnect.com
    asalamu calaykum anigoo ah gabar somaliyeed waxaan idin leehay waa ku mahadsantihiin sida aad u soo dabacdeen buugan waxaan aad u jeclahay book ta afka somaliga ku qoran iyo sheekooyinka somalida ah waan jeclahay in aan aqriyo somlia history anigoo ka imid wadankayga mardhaw hadana ma aqaani somalian history
Adiga qudhaadu ka qayb qaado faalada buuggan!

Faallee buuggan / Comment this book
Magaca / Name
Dalka / Country
Email
Faallo / Comment
Fadlan ogsoonow in hoygani u dhisan yahay wanaag iyo waxtarka horumarinta aqoonta afka somaliga ku qoran. REDSEA-ONLINE.COM waxay hubin doonaan faaladaada inta aanay kusoo daabicin halkan, waxba kama beddeli doono qoraalkaaga, laakiinse waxaanaanu xorriyad u qaadanaynaa in aanannu daabacin faalladii noola muuqata inay ka duwan tahay muhiimadda uu u dhashay hoygani. Qoraalada aanu soo daabacno waxaa ka jawaabaaya mas'uuliyaddooda ciddii qortey.

Mahad badan
REDSEA-ONLINE.COM, AfSomali Books Section

Social Community
Join us today

There are currently, 176 guest(s) and 0 member(s) that are online.

Nickname

Password

Don't have a REDSEA account yet? You can create one. It is a free!


What is new


[ News archive ]



REDSEA SHOP
Hargeysa


Hore u gaadh daarta Oriental Hotel


Sheeko iyo Shaahid
Check deadline

Sheeko iyo Shaahid
KULANKA 5aad
ee
TARTAN QARAMEEDKA CURINTA SUUGAANTA


Codka Somaliland

Weekly FM Radio
Minneapolis, USA
in every Sunday


Editor Pick

A brilliant work co-ordinated through many continents
by Rhoda A. Rage.

Read it more


Search With Google

Google

www
redsea-online.com