header
Search:

Create an account |
Spelling Checker
Somali | Af Soomaali

Spelling Checker
Higgaadda Afsoomaaliga
ee
REDSEA-ONLINE


Calendar Conversion

GREGORIAN

ISLAMIC


SOMALI


Photo of the Week
Suggest one

Somaliland - I too love you!

Somaliland - I too love you!



Wisdom of the Day

...daily updates...

Qalinkaa wax suureeya,
Kugu sima halkaad doonto,
Saaxiib kal furan weeye,
Sunto fara ku hayntiisa,
Weligaa ha sii deynin.
"Sahra" - M I W Hadraawi

suugaan


A Note of my teachers


read it more


Hoyga xog ururinta buugaagta afsoomaliga ku qoran
redsea-online.com

Yuusuf X Cabdillaahi Xasan
Buugga feegarka iyo farta
Forfattres Bokmaskin, Stockholm, 2004
ISBN: 91-7910-347-1 -

Buuggan feegarka iyo farbarashada waxa loogu talo galay ardayda yaryar ee bilowga ha, Ha ahaadaan kuwa ku jira xannaanooyinka ama sannadka koowaad eedugsiga hoose gaar ahaan lix jirrada. Buuggani waxa uu ka kooban yahay, afar qaybood oo dhammaantood isku wada xiran oo is wada furfuraaya. Qaybta koowaad waa sawirro keliya oo laga doonayo in uu ardaygu midabeeyo.

Qaybta labaadna waa tiradii oo iskugu jirta, waxyaabihii uu ilmuhu tirada ku baranayey oo uu tirinaye, kuwaas oo haddana laga doonayo in uu weliba midabeeyo tirada iyo sawirrada intaba.Qaybta saddexaad waa barashadii xuruufta ama alfabe- tada, kuwaas oo iyaguna iskugu jira xarafkii oo laba jaad ah, mid dhammaystiran iyo mid dhexda ka bannaan oo ardayga laga rabo in uu buuxiyo oo uu midabeeyo.

Qaybta afraad oo ah qaybtii ugu danbaysay buuggan ardaygu waxa uu ku baranayaa shaqallada iyo shibba- nayaasha, waxa intaa soo raaca isagoo ku baranaya siday u kala horreeyaan ama ay iskugu xigaan iyo weliba siday u dhawaaqay- aan. Buuggan waxa qoray Yuusuf X. C/hi Xasan (youssuf Hassan) oo ah bare wax ka dhiga dugsiyada ku yaal waddanka Sweden, gaar ahaan magaalada Stockholm


Qoraagu wuxuu deggan yahay waddanka Sweden.

Waxaanu halkan soo galin doonaa taariikhda qoraha.


Faalada martida

  1. Akhriste - 2009-02-22 18:46:06
    Xuseen Qaaasim Maxamuud - duuri1@hotmail.com
    Walaalaha Red Sea waan idin salaamay Asc Wr Wb Fadlan adinkoo mahadsan waxaan idinka codsanayaa Cinwaanka Qoraha Buugann. Mahadsanid
  2. Akhriste - 2007-10-26 03:33:50
    Ikraam.Calikaar - ikraam.calikaar@gmail.com
    Buuggana walaal sidee luguheli karaa, waayo ardeydaa wax u dhigo inkastoo ay dhalin yarro yihiin hadana qaar baan weligood tegin iskuul, alfabeetada soomaaligana aan soo qaadan.
Adiga qudhaadu ka qayb qaado faalada buuggan!

Faallee buuggan / Comment this book
Magaca / Name
Dalka / Country
Email
Faallo / Comment
Fadlan ogsoonow in hoygani u dhisan yahay wanaag iyo waxtarka horumarinta aqoonta afka somaliga ku qoran. REDSEA-ONLINE.COM waxay hubin doonaan faaladaada inta aanay kusoo daabicin halkan, waxba kama beddeli doono qoraalkaaga, laakiinse waxaanaanu xorriyad u qaadanaynaa in aanannu daabacin faalladii noola muuqata inay ka duwan tahay muhiimadda uu u dhashay hoygani. Qoraalada aanu soo daabacno waxaa ka jawaabaaya mas'uuliyaddooda ciddii qortey.

Mahad badan
REDSEA-ONLINE.COM, AfSomali Books Section

Social Community
Join us today

There are currently, 235 guest(s) and 0 member(s) that are online.

Nickname

Password

Don't have a REDSEA account yet? You can create one. It is a free!


What is new


[ News archive ]



REDSEA SHOP
Hargeysa


Hore u gaadh daarta Oriental Hotel


Sheeko iyo Shaahid
Check deadline

Sheeko iyo Shaahid
KULANKA 5aad
ee
TARTAN QARAMEEDKA CURINTA SUUGAANTA


Codka Somaliland

Weekly FM Radio
Minneapolis, USA
in every Sunday


Editor Pick

A brilliant work co-ordinated through many continents
by Rhoda A. Rage.

Read it more


Search With Google

Google

www
redsea-online.com