header
Search:

Create an account |
Spelling Checker
Somali | Af Soomaali

Spelling Checker
Higgaadda Afsoomaaliga
ee
REDSEA-ONLINE


Calendar Conversion

GREGORIAN

ISLAMIC


SOMALI


Photo of the Week
Suggest one

Somaliland - I too love you!

Somaliland - I too love you!



Wisdom of the Day

...daily updates...

Qalinkaa wax suureeya,
Kugu sima halkaad doonto,
Saaxiib kal furan weeye,
Sunto fara ku hayntiisa,
Weligaa ha sii deynin.
"Sahra" - M I W Hadraawi

suugaan


A Note of my teachers


read it more


Hoyga xog ururinta buugaagta afsoomaliga ku qoran
redsea-online.com

Yuusuf X Cabdillaahi Xasan
Ugaadh iyo habardugaag
Forfatters Bokmaskin, Stockholm, 2005
ISBN: 91-9710-698-8 -

Ugaadh iyo habar dugaag waa buug ka hadlaya xayawaanka duurka, gaar ahaan ugaadha iyo dugaagga. Haddaba inta aynaan ugaadha iyo dugaagga u guda galin waa in aan wax yar ka hadalnaa meertada nololeed iyo habka Ilaahay iskugu talo galay noolaha iyo deegaanka. Dhulka quruxdiisu waa nolosha iyo noolaha oo isku xiran, deegaanka nool (dhulka aan weli nabaad guurin ee noolaha kala duwani ku nool yahay) waxa ku nool noolayaal kala duwan oo noocyo badan iskugu jira. Ugaadha iyo dugaaggu waxa ay qayb ka yihiin meertadaa nololeed ee Eebbeheen iskugu talo galay, waana tan quruxda u yeelaysa deegaanka iyo dhulka. Ugaadha oo la odhan karo waa xoolaha kaydka ahi waa qaniimad iyo qurux Ilaahay ugu deeqay dadka.


Qoraagu wuxuu deggan yahay waddanka Sweden.

Waxaanu halkan soo galin doonaa taariikhda qoraha.


Faalada martida

  1. Akhriste - 2012-08-24 07:08:11
    MAGACEYGU.WAASHUTAALE - EMAIL.AABAHAJACEELKA8@ATHOTMAIL.COM
    MAXAA.KAWADIIN.DUURJOOGTA.DALKA
  2. Qoraaga - 2008-09-23 09:41:01
    shaafici buulle - q_oor@hotmail.com
    habar dukaakey isu imoow
  3. Akhriste - 2007-10-26 03:32:06
    Ikraam Cali-kaar - ikraam.calikaar@gmail.com
    Asalaama caleykum! Bacda salaan walaal aad ayaan ula dhacay buuggaasi macluumaadka ku qoran. Hadaba anigoo ah Ikraam Cali-kaar, weriye madax banaan oo degan dalkan Sweden gaar ahaan magaalada Göteborg, islamarkaasina ah macalin afka hooyo u dhiga ardeyda ayaan jeclaan lahaa inaan ku weydiiyo buugaas sideen ku heli karaa si ardeyda aan u wax u dhigo u bartaan xawayaanada duur jooga ah ee dalkeena.? Sidoo kale ma jiraan buuggag kale oo aqoon guud ah iyo taariik iyagana ka hadlaya Somalia iyo dalalka kale ee caalamka? Wixii tallo ah walaal igala soo xirriira e-mail-ka aad ku arki doontaan shaashada. Ikraam
  4. Akhriste - 2007-09-18 12:11:59
    mukhtaar aadan batuun - ayatulaah201@hotmail.com
    walaal buugani waa buug qiimo badan oo iraali galiyey marka waxaan doonayaa in aan wax ku darsado kuwa danbe Ee aad soo saraysaan alla mahad leh mukhtaar aadan batuun
  5. Akhriste - 2007-09-18 12:10:48
    mukhtaar aadan batuun - ayatulaah201
    walaal buugani waa buug qiimo badan oo iraali galiyey marka waxaan doonayaa in aan wax ku darsado kuwa danbe Ee aad soo saraysaan alla mahad leh mukhtaar aadan batuun
  6. Akhriste - 2007-09-18 12:02:46
    fu'aad - yahuu@hotmail.com
    walalaay waxaan doonayaa in aad i tilmaamtan halka aan ka helaayo buugan qiimha leh
  7. Akhriste - 2007-02-21 09:52:04
    hoodo - hododh@hotmail.com
    walaal bogani waa mid aad u fiican waayo wuxuu ka hadlayaa qaniimada uu illahay ina siiyay waana wax lagu mahad naqo looguna shukriyo illaahay nimcadiisa wanaagasan. waanad ku mahad san tihiin
Adiga qudhaadu ka qayb qaado faalada buuggan!

Faallee buuggan / Comment this book
Magaca / Name
Dalka / Country
Email
Faallo / Comment
Fadlan ogsoonow in hoygani u dhisan yahay wanaag iyo waxtarka horumarinta aqoonta afka somaliga ku qoran. REDSEA-ONLINE.COM waxay hubin doonaan faaladaada inta aanay kusoo daabicin halkan, waxba kama beddeli doono qoraalkaaga, laakiinse waxaanaanu xorriyad u qaadanaynaa in aanannu daabacin faalladii noola muuqata inay ka duwan tahay muhiimadda uu u dhashay hoygani. Qoraalada aanu soo daabacno waxaa ka jawaabaaya mas'uuliyaddooda ciddii qortey.

Mahad badan
REDSEA-ONLINE.COM, AfSomali Books Section

Social Community
Join us today

There are currently, 126 guest(s) and 0 member(s) that are online.

Nickname

Password

Don't have a REDSEA account yet? You can create one. It is a free!


What is new


[ News archive ]



REDSEA SHOP
Hargeysa


Hore u gaadh daarta Oriental Hotel


Sheeko iyo Shaahid
Check deadline

Sheeko iyo Shaahid
KULANKA 5aad
ee
TARTAN QARAMEEDKA CURINTA SUUGAANTA


Codka Somaliland

Weekly FM Radio
Minneapolis, USA
in every Sunday


Editor Pick

A brilliant work co-ordinated through many continents
by Rhoda A. Rage.

Read it more


Search With Google

Google

www
redsea-online.com