header
Search:

Create an account |
Spelling Checker
Somali | Af Soomaali

Spelling Checker
Higgaadda Afsoomaaliga
ee
REDSEA-ONLINE


Calendar Conversion

GREGORIAN

ISLAMIC


SOMALI


Photo of the Week
Suggest one

Somaliland - I too love you!

Somaliland - I too love you!



Wisdom of the Day

...daily updates...

Qalinkaa wax suureeya,
Kugu sima halkaad doonto,
Saaxiib kal furan weeye,
Sunto fara ku hayntiisa,
Weligaa ha sii deynin.
"Sahra" - M I W Hadraawi

suugaan


A Note of my teachers


read it more


Hoyga xog ururinta buugaagta afsoomaliga ku qoran
redsea-online.com

Abdi Abdillahi Jibril
Mahuraan Woordenboek
Ilays, Rotterdam, 2000
ISBN: 90-90113418-2 - Language, Dictionary

Mahuraan waa qaamuus isku macnaynaya Nederlads iyo AfSomali. Waxa ku jira in kabadan 40,000 oo eray oo macnaysan, waana buug qiimo wayn u leh qofkasta oo afka Nederlands ka wax ku barta, ama ku shaqaysta, amase ku dhex nool bulshada Netherland.

Cover pageka waxaanu soo galin doonaa isnha'allahu sida ugu dhaqsaha badan



Faalada martida

  1. Akhriste - 2011-08-02 09:01:40
    n/s mahuraan woordenboek - mustafyare_22@hotmail.com
    buugaan ayaan aqriyay marka waxaanb rabaa in aan helo naxwada somaliga madoonayo naxwada nederland waan aqaan mar meesha buuga uguhoreeysa ayaa waxaa kuqoran xoogaay naxwo ah marka waxaan rabaa inteen kaheli karaa naxawada somaliga oo dhameestiran waad mahadsantihiin ok byyyyy
  2. Akhriste - 2011-06-08 11:49:59
    awxashi - awxaashi18@gmail.com
    waxaan rabaa inaan barto luqada af ka ethopianka iga cawiya ilma adeerayaloow
  3. Akhriste - 2011-02-13 07:00:04
    Candi - cadni99@hotmail.com
    A.s.c. walaalayaal waxan raba in barto luuqada Naderlanka sidii ku baran karaa hala i caawiyo walalayaal
  4. Akhriste - 2010-12-13 04:47:44
    Abdinasir - naasirow@live.com
    S/C walaal waxaan u baahanahay buuga mahuraan sidaan ku heli karo, cieaankeyga si aad iigu soo dirtid
  5. Akhriste - 2010-12-03 10:35:17
    cadixakiin - cabdixakiinjano@hotmail.com
    waxaan arkhriyey buugan waan jeclaystay waxaan jeclaalahaa inaa ogaado goora la qoray halka lagu qoray
  6. Akhriste - 2010-03-14 08:38:59
    xamse - xamsemm@hotmail.com
    as wr wb salaanta kadib waxaan ubaahnahay buugaas aad kumagacawdeen ma huraan waxan rabaa inaan barto luqada nederland fadlan waxaad itilmaamtaan meesha igu dhaw ee lagaheli karo waxan jooga denhelder kaam kuyaal
  7. Akhriste - 2010-01-15 09:35:51
    abdifatah - suldan_uk@hotmail.com
    waan idinsalamayaa dhamaantiinba inta ku hadasha afka somaliga ama taqaan , intaas ka bacdi walaalo waxaan u bahnaa buugan qaamuuska ah waxaanan ku noolahay rotterdam markaa waxaan doonayaa in aan isoo gudbiso adresska aan ka heli karo buugan baahi wayn ayaan u qabaa . waanan idin salamayaa dhamaantiinba
  8. Akhriste - 2009-12-18 16:13:10
    c.laahi -
    waan idin wada salamayaa walaal bugaan ma huraan waa u baahanahay intee ka helaa adinkoo mahadsan warna waa idin ka sugayaa ok
  9. Akhriste - 2009-12-03 20:59:35
    c/rixman cali - geesood19@hotmail.com
    waxaan doonayaa walaalayaal in la iga caawiyo barashada luqada italy
  10. Akhriste - 2009-10-28 11:58:16
    prof;burhan farah mohamad - burhaan_faarax@hotmail.com
    waxaan ugu horayntii u mahad celinayaa dhaaamaan bahda sharafta oo diyaarisay buuga mahuraan anigoo ah nin dhalin yaro ah isla markaasna jecel qiimaha ay wax barshadu leedahay ....... waxaana ku faraxsanahay si aad iyo aad ah buugaan qiimaha weyn
  11. Akhriste - 2009-09-06 11:24:01
    ali - fanax35@hotmail.com
    waan idin salaamay salaan dabadeed waxaan doonayaa in aan iibsado buuga qamuuska ah ee mahuraan laakiin meel aan ugu hagaago ma ganayo waxaan idinka codsanayaa in halka laga helo ee iigu dhaw aad ii sheegtaan waxan deganahay meel la yiraahdo winterswijk oo ka tirsan arnhem wa bilaahi towfiiq.
  12. Akhriste - 2009-06-22 14:35:34
    xasan - xalane
    waxaa doonayaa inan barto luada holand sidee ku baran karaa walayaal haleey caawiyo
  13. Akhriste - 2009-03-01 10:27:35
    abshir - x.aamusane@hotmail.com
    waan idin salaamay dhamantin meel walbaad joogtaan walaal waxaan ubahanahay buugan ee xageen kaheli karaa
  14. Akhriste - 2008-11-20 09:54:31
    bashir - kana-10@hotmail.com
    walaal waxan rabaa buuga koor kuqoran ee ah qaamuus nederland Mahuraan Woordenboek
  15. Akhriste - 2008-11-13 23:51:17
    yusuf - yuusufdaacad10@hotmail.com
    Marka waxaan umahad celin bahda webkaan sharafta leh marka labaad umahad celin intii isku xilsaartay in aay ufaa-ideeyaan walaalahood, marka waxaan jeclaan lahaa inaad kusoo dartaan qaamuus af-somali iyo ingiriis ah mahadsanidiin
  16. Akhriste - 2008-07-07 12:24:56
    Abdiwahaab - abdulwahab_30@hotmail.com
    walaal Waan ku salamay,horta buuga qaamuuska mahuraan waa buug fiican waxaan u baahanahay,buugaas oo dad somaliyeed ayaa u baahan, ila soo xariir walaal. waa mahadsan tahay.
  17. Akhriste - 2007-05-09 14:44:13
    ibraahin - mhh80@hotmail.com
    waxa aan u bahanahay walaal wordenboek somaliga ah hadii aad hayso ii soo sheeg iyo qiimihiis bye
  18. Akhriste - 2004-12-05 14:08:57
    abdi qani - wxool7@msn.com
    Waxaan aqriya qaamuuska mahuraan oo ahqaamuus faaiido weyn ku soo kordhiyay soomaalida ku nool wadanka holland sidii ay u fahmi lahaayeen luuqada nederlandka . buugana oo si hufan sharaxaad uga bixinaya micnaha ereyada, hase yeeshee waqtiyadan danbe dalbashada buuga yaa adkaatay iyadoo meelaha buugaagta laga dalbado ay oronayaan qoladii soo saari jirtay ayaan jirin .fadlan hadii la dalban karo buugan ila soo socodsii meelaha laga dalbankaro. mahadsanid.
  19. Qoraaga - 2003-05-22 09:57:22
    cabdiraxman hussien cabdi - bulhan2010@yahoo.com
    fadlan sidieh ban o hiella booka mahuran
Adiga qudhaadu ka qayb qaado faalada buuggan!

Faallee buuggan / Comment this book
Magaca / Name
Dalka / Country
Email
Faallo / Comment
Fadlan ogsoonow in hoygani u dhisan yahay wanaag iyo waxtarka horumarinta aqoonta afka somaliga ku qoran. REDSEA-ONLINE.COM waxay hubin doonaan faaladaada inta aanay kusoo daabicin halkan, waxba kama beddeli doono qoraalkaaga, laakiinse waxaanaanu xorriyad u qaadanaynaa in aanannu daabacin faalladii noola muuqata inay ka duwan tahay muhiimadda uu u dhashay hoygani. Qoraalada aanu soo daabacno waxaa ka jawaabaaya mas'uuliyaddooda ciddii qortey.

Mahad badan
REDSEA-ONLINE.COM, AfSomali Books Section

Social Community
Join us today

There are currently, 137 guest(s) and 0 member(s) that are online.

Nickname

Password

Don't have a REDSEA account yet? You can create one. It is a free!


What is new


[ News archive ]



REDSEA SHOP
Hargeysa


Hore u gaadh daarta Oriental Hotel


Sheeko iyo Shaahid
Check deadline

Sheeko iyo Shaahid
KULANKA 5aad
ee
TARTAN QARAMEEDKA CURINTA SUUGAANTA


Codka Somaliland

Weekly FM Radio
Minneapolis, USA
in every Sunday


Editor Pick

A brilliant work co-ordinated through many continents
by Rhoda A. Rage.

Read it more


Search With Google

Google

www
redsea-online.com