header
Search:

Create an account |
Spelling Checker
Somali | Af Soomaali

Spelling Checker
Higgaadda Afsoomaaliga
ee
REDSEA-ONLINE


Calendar Conversion

GREGORIAN

ISLAMIC


SOMALI


Photo of the Week
Suggest one

Somaliland - I too love you!

Somaliland - I too love you!



Wisdom of the Day

...daily updates...

Qalinkaa wax suureeya,
Kugu sima halkaad doonto,
Saaxiib kal furan weeye,
Sunto fara ku hayntiisa,
Weligaa ha sii deynin.
"Sahra" - M I W Hadraawi

suugaan


A Note of my teachers


read it more


Hoyga xog ururinta buugaagta afsoomaliga ku qoran
redsea-online.com

Amina Souleiman
How The Meat Was Divided / Sidee hilibkii loo qaybiyey
Editor MAMA Eest African Women's Group, Sheffield, 1997
ISBN: 0953110109 -

Sheekooyin soomaali oo ku qoran Ingiriisi iyo Soomaali. Waxaa ka mid ah: "The Tortoise and Fox (Diin iyo Dawaco)", "Egal Shiidaad and the Wariors (Cigaal Shiidaad iyo Colkii)", "The Holed (Daldaloole)", "The Strange Mountain (Buurtii Cajaayibka badnayd)", "The Wicked Thumb (Suul Cawro)", "The Man with a Fire in his Mouth (Af Ku Dableh)", "Igal Shiidaad and his She Camel Gaban (Cigaal Shiidaad iyo Hashiisii Gaban)", and "How the Meat Was Devided (Sidii Hilibka Loo Qaybiyey.


Somali women in Sheffield set up the MAMA - east africa womens group. Amina Souleiman with serveral other author, including Mandy Sutter, are editors of books published by MAMA.

Faalada martida

  1. Akhriste - 2012-06-15 04:55:29
    Waanshe - luqyare@yahoo.com
    A/C Walaal waan ka helay buugaagta iyo bogaanba, waxaa aad iisoo jiitay magaca "Suul Cawro" oo ay iigu dambeysay maqalkiisa waa hore oo hore oo horeeeeeeeeeee lol! Suul Cawro hada waxaa caruurteena u ah Stewe. Stewe waa axad lagu matalayo cunug yar oo dhib badan. Wuxuu ku jiraa cartoon la yiraahdo "Family Guy." Calaa iyo xaal, waan ka helay webkiina, buugtiina, ururkiina iyo magaca quruxda badan ee MAMA. A/C/W
Adiga qudhaadu ka qayb qaado faalada buuggan!

Faallee buuggan / Comment this book
Magaca / Name
Dalka / Country
Email
Faallo / Comment
Fadlan ogsoonow in hoygani u dhisan yahay wanaag iyo waxtarka horumarinta aqoonta afka somaliga ku qoran. REDSEA-ONLINE.COM waxay hubin doonaan faaladaada inta aanay kusoo daabicin halkan, waxba kama beddeli doono qoraalkaaga, laakiinse waxaanaanu xorriyad u qaadanaynaa in aanannu daabacin faalladii noola muuqata inay ka duwan tahay muhiimadda uu u dhashay hoygani. Qoraalada aanu soo daabacno waxaa ka jawaabaaya mas'uuliyaddooda ciddii qortey.

Mahad badan
REDSEA-ONLINE.COM, AfSomali Books Section

Social Community
Join us today

There are currently, 104 guest(s) and 0 member(s) that are online.

Nickname

Password

Don't have a REDSEA account yet? You can create one. It is a free!


What is new


[ News archive ]



REDSEA SHOP
Hargeysa


Hore u gaadh daarta Oriental Hotel


Sheeko iyo Shaahid
Check deadline

Sheeko iyo Shaahid
KULANKA 5aad
ee
TARTAN QARAMEEDKA CURINTA SUUGAANTA


Codka Somaliland

Weekly FM Radio
Minneapolis, USA
in every Sunday


Editor Pick

A brilliant work co-ordinated through many continents
by Rhoda A. Rage.

Read it more


Search With Google

Google

www
redsea-online.com