header
Search:

Create an account |
Spelling Checker
Somali | Af Soomaali

Spelling Checker
Higgaadda Afsoomaaliga
ee
REDSEA-ONLINE


Calendar Conversion

GREGORIAN

ISLAMIC


SOMALI


Photo of the Week
Suggest one

Somaliland - I too love you!

Somaliland - I too love you!



Wisdom of the Day

...daily updates...

Qalinkaa wax suureeya,
Kugu sima halkaad doonto,
Saaxiib kal furan weeye,
Sunto fara ku hayntiisa,
Weligaa ha sii deynin.
"Sahra" - M I W Hadraawi

suugaan


A Note of my teachers


read it more


Hoyga xog ururinta buugaagta afsoomaliga ku qoran
redsea-online.com

Boobe Yuusuf Ducaale
Dhaxal-reeb - Horaad
Flamingo Printing Press, Addis Ababa, 2007
ISBN: n.a. - Taariikh

Waa qormooyin xiiso leh oo ku saabsan: Dhacdooyin, Maalmo, Hal-door iyo mowduucyo badan oo taariikhi ah oo halgankii SNM iyo Somalilandba leh.

Waa qormooyin uu Boobe Yuusuf Ducaale kusoo saaray wargaysyada waddanka ka soo baxa iyo mareegooyinka (website) internetka intii u dhexeysay Meey 2002 ilaa Diisember 2006.


(Sawirka: aftahan.org)

Boobe Yuusuf Ducaale wuxuu 1948kii ku dhashay Hargeysa. Wuxuu waxbarasho sare u tagay Talyaaniga horraantii 1970yadii, halkaasoo uu uga sii gudbay waddankii la odhan jirey Midowga Soofeiyeeti oo kusoo bartay culuunta siyaasadda. Wuxuu ka mid noqdey Guddigii Qoraalka ee wargeyskii maalinlaha ahaa ee Xidigta Oktoober.

Boobe laga soo bilaabo 1981-kii ilaa ridistii taliskii Maxamed Siyaad Barre, wuxuu ka mid ahaa mucaaridka waddanka ka maqanaa. Wuxuu ka mid noqdey jabhadihii WSLF, SSDF iyo SNM oo uu muddadii ugu dheerayd ka tirsnaa.

Laga soo bilaabo 1999kii wuxuu cilmibaadhe ka yahay Akaademiga Nabadda iyo Horumarka ee Somaliland, oo uu iminka ka yahay Isuduwaha Barmaamijyada.


Faalada martida

  1. Akhriste - 2010-12-22 03:44:45
    Cabdicasiis baashe - carab683@hotmail.com
    Waxaa ku jira dhacdooyin taariikheed aad u muhiim ah. Buugani waa nooca ugu horreeya buugaagta taariikhda, waayo qoraaga ayaaba goob joog ka ahaa dhacdooyinka buga ku qoran. Waa in caruurta dugsiyada lagu baro taariikhdan. Shaqo wanaagsan ayuu Boobe sameeyay, halkaa ka sii wad. Aad baad u mahadsantihiin
  2. Akhriste - 2010-03-12 04:05:36
    maxamed osmaan - maxameddinho@hotmail.com
    waxaan umada somalida agu baraarujineynaa iney soomalidu suugaan dhaxal waxa igatalaa in lasugin dhaxalka waalidka qof kastaa inuu yeesho wax qabad maah maah soomaliyeed ayaa tidhaa abahey baa faras lahaa anaa dameer leh baadhaanta
  3. Akhriste - 2008-12-08 00:25:20
    MAHAMED HUSEEIN YUSUF - masuul@hotmail.com
    buugan waxa an ku racay in ku duwna yahay bugata kale waa taarikhdi dadka iyo dalka ruun ahanti walu man akhriyin lakin muqal ahan ban arkay wana dhaxal reeb sida an ka dhan dahan saday dadka akhriyay bugan .
  4. Akhriste - 2008-05-01 03:07:36
    axmed c/raxmaan - axmedyaasiin_2@hotmail.com
    asalaamu calaykun mr boobe yuusuf ducaale aad iyo aad ayaan kuugu hanbalyaynayaa waxyaabaha aadka uquraxda badan ee aad ka qortay halgan kii dheeraa ee snm iyo sida qofkasta oo akhristaa uu umalaynayo in hada ay dhacayso sheekadan uu akhrisanayaa , sanadadii hore waxaan akhrisan jiray waxyaabo ay qoreen niman shisheeye ah oo ingiriis ah ama maraykan ah hase yeeshee waxaan hada waqtiga firaaqada aan leeyahay akhristaa buugaagta oo guriga ii yaala aad yaad umahad santahay marlabaad waxaan ku leeyahay ha ka daalin qorist buugaagta ee noo soo saar qaarkale
  5. Akhriste - 2008-03-27 03:42:26
    klyggy - aziiz_88@hotmail.com
    Fadlan ogsoonow in hoygani u dhisan yahay wanaag iyo waxtarka horumarinta aqoonta afka somaliga ku qoran. REDSEA-ONLINE.COM waxay hubin doonaan faaladaada inta aanay kusoo daabicin halkan, waxba kama beddeli doono qoraalkaaga, laakiinse waxaanaanu xorriyad u qaadanaynaa in aanannu daabacin faalladii noola muuqata inay ka duwan tahay muhiimadda uu u dhashay hoygani. Qoraalada aanu soo daabacno waxaa ka jawaabaaya mas'uuliyaddooda ciddii qortey
  6. Akhriste - 2008-01-02 07:04:49
    maxamed Aadan Tarabi - tarabi07@hotmail.com
    Dhaxal reeb waag aanu ku qanacnay laakiin adeer hebalada nool iyo kuwa dhintay waa iyama
  7. Akhriste - 2007-12-04 00:23:53
    maxamed dheeg axmed shooqi - shooqidheeg
    mahed eebe ka dib waxaan habalyo aan la soo koobi karin halkan umarinayaa qoraaga buuga boobe oo aan u arko abaaha qorayaasha somaalida hubana in aanu jirin nin hordhiganayaa taa waxaa u daliil ah sida horta leh ee uu wax uga qoro cidkasta oo afka soomaliga ku hadasha ooy ay waliba qoraaladiisaa ay u dheer tahay isaga oo xogo aaan cidkale ka hayn ka haya qofka uu markaa waxa ka qorayo waxaan leeyhay booboow nooloow waligaaa oo ku noolow cibaado suuban iyo cimridherer
  8. Akhriste - 2007-07-26 17:33:02
    hassan - ca_dable@hotmail.com
    waxaan raba sheekoyan ka inaa lasocadao
Adiga qudhaadu ka qayb qaado faalada buuggan!

Faallee buuggan / Comment this book
Magaca / Name
Dalka / Country
Email
Faallo / Comment
Fadlan ogsoonow in hoygani u dhisan yahay wanaag iyo waxtarka horumarinta aqoonta afka somaliga ku qoran. REDSEA-ONLINE.COM waxay hubin doonaan faaladaada inta aanay kusoo daabicin halkan, waxba kama beddeli doono qoraalkaaga, laakiinse waxaanaanu xorriyad u qaadanaynaa in aanannu daabacin faalladii noola muuqata inay ka duwan tahay muhiimadda uu u dhashay hoygani. Qoraalada aanu soo daabacno waxaa ka jawaabaaya mas'uuliyaddooda ciddii qortey.

Mahad badan
REDSEA-ONLINE.COM, AfSomali Books Section

Social Community
Join us today

There are currently, 155 guest(s) and 0 member(s) that are online.

Nickname

Password

Don't have a REDSEA account yet? You can create one. It is a free!


What is new


[ News archive ]



REDSEA SHOP
Hargeysa


Hore u gaadh daarta Oriental Hotel


Sheeko iyo Shaahid
Check deadline

Sheeko iyo Shaahid
KULANKA 5aad
ee
TARTAN QARAMEEDKA CURINTA SUUGAANTA


Codka Somaliland

Weekly FM Radio
Minneapolis, USA
in every Sunday


Editor Pick

A brilliant work co-ordinated through many continents
by Rhoda A. Rage.

Read it more


Search With Google

Google

www
redsea-online.com