header
Search:

Create an account |
Spelling Checker
Somali | Af Soomaali

Spelling Checker
Higgaadda Afsoomaaliga
ee
REDSEA-ONLINE


Calendar Conversion

GREGORIAN

ISLAMIC


SOMALI


Photo of the Week
Suggest one

Somaliland - I too love you!

Somaliland - I too love you!



Wisdom of the Day

...daily updates...

Qalinkaa wax suureeya,
Kugu sima halkaad doonto,
Saaxiib kal furan weeye,
Sunto fara ku hayntiisa,
Weligaa ha sii deynin.
"Sahra" - M I W Hadraawi

suugaan


A Note of my teachers


read it more


Hoyga xog ururinta buugaagta afsoomaliga ku qoran
redsea-online.com

Bile M Hashi
Intuu dahabku lacag dheeryahay dumarka dheertahay!
SWESOM, Gotebörg, 2003
ISBN: 91-974986-0-2 - sheeko

Kadib markii ay hooyadeed ku umulraacdo da’dii afaraad, Fariida wuxuu aabaheed u dirayaa eedadeed oo ku nool Xamar. Fariido oo ah inan tacliinta jecel, hawadeeduna tahay inay noqoto dhakhtarada haweenka waxay dadaal dheer dabadii ka qalinjabinaysaa dugsiga sare ee Howlwadaag. Dagaal sokeeye ayaa sababya inay ka qaxdo shaqo ay ka heshay maktabada safaarada ingiriiska ee Xamar. Hanad oo ay axdi lahaayeen way hilmaameysaa kolkuu abtigeed usoo jeediyo inuu ku darayo wiil dhakhtar ka ah Sweden. Wiilkaa oo uu ugu tilmaamayo inuu yahay dhakhtar ka shaqeeya cisbitaalka ugu caansan ee wadanka Sweden, laguna daryeelo


Bile M Hashi wuxuu ku dhashay Soomaaliya sanadkii 1971, wuxuu ku nool yahay laga soo bilaabo sanadki 1987 wadanka Sweden. Waxuu kala turjumayay afafka swedhishka iyo soomaaliga tobankii sanee ugu dambeeyey. Wuxuu ka qalin jabiyey jaamicada ingineeriya sanadkii 1998, wuxuuna markiiba ka shaqo galay shirkada Volvo. Wuxuu kaluu arday maanta ka yahay Jaamicada Göteborg University qeybta culuunta siyaasada.

Faalada martida

  1. Akhriste - 2012-01-05 22:53:15
    Mahad cabdi - Qoordheere52@hotmail.com
    Asc asxaabey salan ka dib waxaan idin kacosaa inaad ishegti halka aan ka heli karo bukan ok mahadsanidin
  2. Akhriste - 2010-10-14 02:29:03
    Aweys qoor - Aweyscali@hotmail.com
    Ad aya u qanciyay bugan marka abwanka waxan leyahay ha nolado tankale mid kale ayan kasugeyna aso raliya abwanka aqyarta dhan wan idin salamay wabilahi towfiiq ok by
  3. Akhriste - 2010-02-18 07:16:37
    cumar mubaarak maxamed - loosmaari@hotmail,com
    ma aqrin balse waan jeclahay
  4. Akhriste - 2009-04-25 11:39:48
    abdiladiif - cmjkaluun@hotmail.com
    marka waxan salaamya diyaraha buugan salaan ka bacdi wad ku mahad san tahay buuugan ad qortey inta ka bacdi dadka qurba jooga wuu uu wacan yahay inaay akhristaan buugagta somaliga walaiba dhalina yarda inay afkooda ilowaan waa muhim............bye...................bye
  5. Akhriste - 2009-01-11 14:40:09
    axmed maxamed yuusuf - axmed_cm@hotmail.com
    walal assalamu calaykum boogaan aad ayuu umacaan yahay adigana aad ayaad umahadsan tahay thanks you
  6. Akhriste - 2008-11-19 09:06:52
    jemal - dhurte99@hotmail.com
    walaal waan ubogay buugan walaal waxaan inaga codsanayaa in aad soo raacisaan sawiro dhab ah oo matalaya musawirka dhabta ah
  7. Akhriste - 2008-11-04 18:43:05
    ebrahim - muktar_23@hotmail.com
    assalamu caleykum buuga aad iyo aad ayuun u wanagsan yahahay thanks for da book
  8. Akhriste - 2008-10-22 08:38:04
    faiza salim - ifka_18@hotmail.com
    buug wanag san waye
  9. Akhriste - 2008-07-30 07:44:36
    cabdi qani aadan salaad - batis94@hotmail.com
    s/c marka horay waxaan salaan mida igu qiimaha iyo qaayaha badan hada u soo marinayaa asxaabtii iyo waayo aragyadii isku soo dabariday buugaan intuu dahab lacag dheer yahay dumarka ayaad wax dheer tahay mar waxaan kacodsanayaa in eey ii soo sheegan bahda qaabilsan arrimaha jaceelka iyo bulsha weynta in ila soo socod siiyaan aqbaartab buugaan qiimaha iyo qayaha badanwaxaan kaloo loo idin leeyahay meel walba oo aad joogtaan nabad ku waartaan
  10. Akhriste - 2008-07-30 07:25:18
    abdi qani - mustaf220@hotmail.com
    marka horay iga hano salaan baaxad weyne oo idinka timid wadnaha jeexiisa mida kale oo aan idin weydiinaayo ayaa waxaa ah xageen ayaan ugu hagaagikraa buukaan xan baarasn murtida iyo arima bulsha
  11. Akhriste - 2008-05-25 06:48:54
    Nasrudiin Ibraahim Shahrasad - Shahrasad@hotmail.com
    Salamulahi Caleykum, Idilkiin Salaanta Islamka dib, waxaan dhalil iyo dhalaceyn intaba u soo jeedinaya, dadka aan inta adan ka faaideysan, waxyaabaha qiimaha leh ee ay soo sida buugaagta Diiniga iyo Axaadiista
  12. Qoraaga - 2008-03-13 02:56:37
    abdi naasir cabdalla cabdi - faleenbosml@hotmail.com
    waa maxay jaceyl! (1)jaceylku waa shaay ku qaali ah qiimeenta aadmiga labadii isla qaadana qalbigooda kama ko.o (2)jaceylku waa duu faan dadkuna waxeey u raacaan sida caleemo qalalan oo kale (3)dhanka kale hadii aan sii qaadaa dhigo erayga jaceyl ama love ayaa mac nihiisu yahay (1)L/demonistrection of land (2)O/ organazation of teareas (4)E/ end of life walaal jaceylku waa tan kaiya ee ku saleesan tahay nolosha bani aadmiga dhamaan in tii san ku neef le ilaah abuuray inan iyo inanba mu hiimadiisa ugu weena waa daacad nimo kalgaceel jaceyl iyo dhamaanba wixii laxiriira fadlan iigu soo daabaca beejka wab sed kaan mahad sanidiin hadii kalana ii soo sheega waan badali doonaaye balse hadii aad ku soo daabac daan waxaan soo diri doonaa histry igu dhacday oo ah jaceyl by alaa mahad leh
  13. Akhriste - 2008-01-28 14:51:50
    Hani - hanimaano@yahoo.com
    Waxaan dhawaan interneetka ka helay beyj uu leeyahay qoraaga Bile Hashi, ila arag oo akhriso qisada cajaaibka leh ee qoraaga iyo qisooyinka buugaagtiisaba. Maxaa ku dhaliyey inuu qoro, xaguu fikradaha ka helaa, yaa akhrista buugaagtiisa, xagee laga helaa, jawaabo badan ayaan ka helay websidekaas ee ila arag, (nasiibxumo afqalaad ayuu ku furmayaa laakiin markaan calanka soomaaliya riixay waxoo isilba afsoomaali ayay isku rogeen) WWW.BILE.SE.............WWW.BILE.SE.......WWW.BILE.SE
  14. Akhriste - 2007-05-22 16:31:58
    fadumo - nimco2008@hotmail.com
    wwww salan iga hoya salan kadib bogan waa bog aad u qimo badan yasalm aad ayay umahdsan yihiin dadka soogaliyeey shekoyinka waa idin mahad celinaynaa madama aad aqon iyo madadalo aanogu mahad sanidin marlabad marlabad iyo salan sare
  15. Akhriste - 2007-05-22 16:30:07
    fadumo - nimco2008@hotmail.com
    wwww salan iga hoya salan kadib bogan waa bog aad u qimo badan yasalm aad ayay umahdsan yihiin dadka soogaliyeey shekoyinka waa idin mahad celinaynaa madama aad aqon iyo madadalo aanogu mahad sanidin marlabad marlabad iyo salan sare
  16. Akhriste - 2007-04-08 13:15:14
    Nabiil - nabiil883@hotmail.com
    Asc... salaan ka bacdi sidii aan ku arkay commentska kore ma xumo buugaan laakiin waxaan jeclaan lahaa in aan ka akhristo internetka dhexdiisa aadna ku soo dartaan kuna soo diyaarisaan WWWWW.... c ya
  17. Qoraaga - 2007-03-22 07:00:28
    faadumo macalin abuukar - faadumoruush@hotmail.com
    wallaahi waa buug fiican oo i qanciyay, wuuna ku mahadsan yahay ruuxii qoray
  18. Akhriste - 2007-03-20 11:17:23
    casaawe - qaare_2006
    waxaan hayaa buug la dhaho sirta guurka oo aan qoray halakaa igala soo xidhidh aan soo gudbiyww
  19. Akhriste - 2007-02-15 02:40:57
    raage - raagec@hotmail.com
    Aad ayaa u mahadsamtyihiin walaal dhamaan tiin waxaan doonayaa inaan idiinka madah celiyo sida Quruxda badan ee aad usoo habayseen Buugaagta Xambaarsan Sheekooyinka layaab ka leh ee aadka u xiisaha badan Waqti ayaad siiseen waana loobaahanyahay Khyar ayaa shaqaysateen siina siyaadiya waayo Dad badan oo somaliyes ayaa ka faa'iidaysta Jiilasha dambe Dhaxal ayay unoqonaysaa walaalayaa taas waa muhiim
  20. Akhriste - 2007-02-14 13:29:12
    aisha - SUCAAD87@HOTMAIL.COM
    WALAL WADSALANTIHIIN DHAMANTINBA. SALANTA KADIB, WAXAN JECLANLAHAA IN AAD ISOO DHEGTAN MESHA AN KAHELAYO. BUGA EY KU QORANTAHAY SHEKADA AH, INTUU DAHABKU LACAGDHER YAHAY DUMARKU DHERTAHAY. OO UU QORAY MR HASHI. THANKS
  21. Akhriste - 2007-02-14 13:15:39
    aisha - SUCAAD87@HOTMAIL.COM
    S/C, WALALYAL SALANTAA KADIB. WAXAAN JECLAN LAHAA, IN BUUGA SHEKADA GABAN LAGA QORAY EE KU SABSAN BILE M HASHI. RUNTII WAN KAHELAY QISADA, LAKIIN HADII AAD POST AHAAN IGU SOO HAGAJIN KARTAAN WAAN IDIN MAHAD CELIN LAHAA WALAAHI. SI ANIGANA AN QARASHIISA UU JOGO UBIXIYO INSHALAAH. JAWAAB IGA SOO SIYA WALALAYAL. THANKS.
  22. Akhriste - 2007-02-12 22:54:55
    axmed c/rashid maxamud - axmedruush@hotmail.com
    asalaama calaykum runtii waan ku farxay markaan akhristay boogaan waxaanse jeclahay in aad ila soo xariirisaan saan ku helikaro boogaan iyo qaymaha aan ku dalbankaro

    RSOL waxay ku martiqaadayaan qoraagu in uu jawaabo akhristahan qiimaha leh. Dhawaan buukulasoo xidhiidhi doonaa, insh'allahu.

  23. Akhriste - 2007-01-31 13:02:58
    maxamed shaqale - M_SHAQALE@HOTMAIL.COM
    waxaa i farax galiyay in aan caawa akhristo webkan yaabkaleh ee lagu magacaabo Redsea_online waana mid ifarxgaliyay markii aan arkay sheekooyinka yaabka leh ee aad soo gudbinaysaan waad ku mahadsantihiin kuwa kalana waan idinka rajaynayaynaa
  24. Akhriste - 2007-01-09 02:48:14
    ahmedcaato - ahmedyuusuf1@hotmail.com
    waxaan rabaa innaan ka qayb qaato buuggaan
  25. Akhriste - 2007-01-09 02:45:01
    ahmedcaato - ahmedyuusuf1@hotmail.com
    waxaan rabaa innaan ka qayb qaato buuggaan
  26. Akhriste - 2006-12-17 12:09:44
    mahad nuux - sayidhamseh@hotmail.com
    run ahaanti hadaan fikirkayaga ka dhiibto waa buug cajiib ah oo qofk akhrista dareenkiisa kicinayaa waan ladhacaayaa aadbad umahad siintiin dhamaantiin
  27. Akhriste - 2006-11-14 11:04:21
    sadaam - sadaamxasan@hotmail.com
    aad iyo aad yaan ufiicanyahay qorshahaan aad wadaan wax dood ah na kama qabo
  28. Akhriste - 2006-10-17 12:56:17
    maxamud - mustafe114508
    wadaa salamaan tihiin dhanaa
  29. Akhriste - 2006-10-04 02:10:09
    Abdi Rashid - zakki2002@hotmail.com
    Assalamu alaykum marka hore waxan salaamayaa dhamaan dadkii isku hawlay buugan qiimaha badan ee ku saabsan qiimaha dumarka iyo sida ay nolosha wax tar ugu leeyihiin iyo sid maanta somali u haysato waxa ay yihiin runtii waxan oran karaa ninka buugan qorey waa nin aqoontiisu at tahay wax ku ool sababtuna tahay somalida dadka xataa aqoonta leh waxad arkeysaa iyagoo target ka dhiganaya dumarka oo ka bixinaya faallo aan munaasab ahayn hadda waxa dhici karta in aad nin 20 jir u yeedho hadii aad tiraahdo gabadhaas amaan saddex kalmadood kuma sheegi karo hadii aad tiraahdo cayna wuxu ka qorayaa 1000 page oo cay ah markaa miyaanay walalayaal aafo ahayn waxa dhacaysa in gabdheheenu inaga cararaan oo raacaan rag ajnebi ah haddaba walal waxad ila soo socodsisaa meesha aan kaheli karo buuga waxad jawaabta iigu soo dirtaa zakki2002@hotmail.com wadanka aan joogo waa yara adag tahay in laga helo ma ii sheegi kartaa website laga heli karo macluumaadka oo dhan byeeeeeeeeee Baxwal
  30. Akhriste - 2006-08-23 13:51:29
    farah - shirexiis@hotmail.com
    walaalo sheekada sideebaan u akhristaa inyar keliya aya ku qorane
  31. Akhriste - 2006-07-28 08:18:06
    foosiya cabdi - ragjecel@hotmail.com
    marka hore waxan idinku salamayaa salatan islamka ah ee salaamu calaykum marka xigta waxn aad u jeclan lahaa buugan qiimaha badan leh halkan ka heli laha anigo danaynay inna aqristo fadla wixi jawaba idinka idna ka sugayaa SALAAMU CALAYKUM WAA RAXMA TULAAH
  32. Akhriste - 2006-07-23 04:52:59
    mohamed (abu-xaniifa) - mahadsame@hotmail.com
    waad salaamantihiin, bacda salaan waxaan jecelahay in aan wax yar ka idhaahdo buugan uu qoray Bile M Hashi, runtii waa buug aad iyo aad u sareeya oo marka laga imaado ujeedadiisa, aad ka dheehan karto in uu aad u sareeyo hab qoraalka uu adeeg-saday qoraagu oo ah mid aad u soo jiidanaysa quluubta akhristayaasha, waanan uga mahad celinayaa waxtiga badan ee uu u huray buugan sidii uu ku soo saari lahaa
  33. Akhriste - 2006-07-21 13:17:35
    cabaas - qaare_2006@hotmail.com
    sirta guurka waa buug layaable oo ay si fiican u diyaariyeen diyaariye yaashu jawaab wacan
  34. Akhriste - 2006-07-20 06:34:58
    Deeqo Warsame - deeqo12@yahoo.com
    Waxaan aad ula dhacay qisada Deynabo. Sida ay Deynabo ugu riyooto Xaajiga ayaa dareenka akhristaha kicinaya. Sida ay saaxiibkeed Muudeey iyo Xaajiga ay ugu wada hamineyso ayaa sbabay inaan buuga joojin waayo. Hal weekend ayaan ku akhriyey. Markaan akhriyey dareen saxansaxo sidiisii ah ayaan dareemay.
  35. Akhriste - 2006-06-27 12:00:04
    liibaan120 - liibaan120@hotmail.om
    WAA MAXAY MICNAHA UU LEE YAHAY JACEELKA, MAXAASE LOOGA BAAHAN YAHAY DADKA ISU SHEEGTA IN AY IS JECEL YIHIIN. Waa maxay jacayl? Runtii waa su’aal yaab leh oo aan la dhayalsan Karin. Runtii lama mid aha su’alaha kale,Jacayl iskama yimaado hadaan aragti jirin. Hadaba maxuu u kala baxaa jacaylku?.Jacaylku waxaa uu u kala baxaa sidan. Mid waa midka aad jeceshahay waalidkaa,walalahaa,qaraabadaada iyo asxaabtaada Muxuu ku yimaadaa jacaylku? Waxa hadaba jacaylka ka horeeya ka helitaan aad qofka ka hesho. Ka helitaanka ayaa hadana waxa uu u sii kala baxaa noocyo farabadan sida qof aad heesihiisa jeceshahay, ama aad masalaadiisa jeceshahay.Tusaale ahaan aniga waxaan ka helaa ama jecelahay in aan dhagaysto heesaheeda fanaanadii caanka ahayd ee Saynab-Cige,. Hadaba taas macneheedu ma aha in aan Saynab-Cige u jecelahay rabitaan dumar nimo. ARAGTIDA Waxa ugu horeeya waa aragtida, waaaaaw, wuu ku cajabiyay,waa qodobka ugu horeeya.Iskama yimaado jacayl adiga oon arag qofka, gabar ama wiilba.Tusaale, wiilkaas ama gabartaasi aad ayay u quruxbadan tahay, la soco indhaha ayaa ka helay wali waa ka helitaankii. Ama filimkii aan galay waxa ku jiray gabar ama wiil aad u qurxoon.Mar labaad waa ka helitaan.’ Goorma ayuu isku badalaa jacayl?. Waa marka aad la kulanto,ood aragto,maqalkiisa,hadalkiisa,dad ladhaqankiisa,ixtiraamkiisa, Dulqaadkiisa,. Si kasta oo wiilku ama gabartu u qurxoontahay hadii aynan dabeecad lahayn ama uunan lahayn,ka helitaanku ama jacaylku waxa uu soconayaa mudo yar. La soco ma iibsan kartid jacayl, waa laga yaabaa in aad qof ku raacdo lacag ama qurux, lakiin taasi waa mudo yar. Hadaba marka aad ogaato qofkaasi sida uu u dhaqmayo ayuu bilaabmayaa jacaylku ood leedahay, ooh waan jeclahay, macnaheedu waxay tahay waxaad iibsatay isaga oo dhan, awal waxaad ka helaysay quruxdiisa ama quruxdeeda oo kaliya. Lakiin hada waxa uu isku badalay,dabeecad wanaag,dhib la-aan,iyo daryeelid uu kuu hayo. Goorma ayay Timaadaa Runtu. Intii hore waa barashadii aad baranaysay qofka,hada marka aad isla soo dagtaan oo aad isla garataan in aad is guursataan ayay runtu bilaabmaysaa. Qaarkiin markiiba waxyaalo yar yar oodan markii hore arki jirin ayaad arkaysaa, adiga oon eegeyn arimihii jacaylka keenay ayaad markiiba niyad jabaysaa. Maxaa lagaaga baahanyahay Hadaba. Lasoco qofkan aad isla soo dagteen, iskumeel kumaydan soo korin, laba reer oo kala duwan ayaad ka kala timaadeen. Reer faqiir ah,reer taa jir ah, reero dabeecad xun,reero kala dhaqan duwan iyo wixii la mid ah
  36. Akhriste - 2006-04-22 10:03:39
    qiiqaaye - xasan_luky@hotmail.com
    walalo marka hore salaan iiga qabo marka xigtana waxaan jeclaan lahaa in aan buugan meel aan ka dheehan karo emailkan iigu soo hagaajiso ..thankz
  37. Akhriste - 2006-04-12 13:21:59
    cabdi kariin xasan ibrahim - farayare93@hotmail.com
    waa buug fiican waan akhristay aad iyo aad ayuu u fiicanayahay aboowe ok caafimaadka ka waran anigu waan kuu fiicanahay ok kheyr baan kuu rajeynaa aboowe ok aan iska war heyno jawaab ayaan kaa sugayaa eimailka iigu soo dir sxb waan ku salaamay
  38. Akhriste - 2006-03-03 12:22:28
    yasiin - faahiye2@hotmail.com
    walaal waad ayaa u wacan tihiin waana salaamantihiin dadka ku nol somalaia waana idin salamayaa
  39. Akhriste - 2006-02-21 21:01:13
    saed ahmed - sirsaciid@hotmail.com
    walaal assalmu calaykum walaal aad iyo aad baad u mahdsantihiin waxaad ila soo socod sii saan sida aan buuga ku heli karo waad mahadsan thiin...
  40. Qoraaga - 2006-02-16 10:11:45
    aadanqurux - aadanqurux@hotmail.com
    waalo aad iyo aad baad u mahad san tihiin aad baanad u dadalaysaan laakin walaalo boga waxka badal habka qorlaaka oo kale ma pageka u sameeya calar gabigiisa oo dhan taasan idka casanaya aadana waad u mahasan thiin bye bye ....
  41. Akhriste - 2005-01-03 22:50:56
    abdirizak - abdiyarek@yahoo.com
    fadlan waxaad iisoo sheegta halka aan ka dalban karo buugan websitekan ima siinayo optionka ah inaan dalbado.
  42. Akhriste - 2004-12-10 14:45:08
    Abdurahman Abubabakar - abuyow@hotmail.com
    Walaal Assalamu caleykum Booga ma arkin walito marka sida loo heli karo ila socodsii waxaan ahay qof maktabad ku leh sacuudiga Maktabadda Riyaadusaalixiin. marka ila socodsiiya Mahadsanidiin
Adiga qudhaadu ka qayb qaado faalada buuggan!

Faallee buuggan / Comment this book
Magaca / Name
Dalka / Country
Email
Faallo / Comment
Fadlan ogsoonow in hoygani u dhisan yahay wanaag iyo waxtarka horumarinta aqoonta afka somaliga ku qoran. REDSEA-ONLINE.COM waxay hubin doonaan faaladaada inta aanay kusoo daabicin halkan, waxba kama beddeli doono qoraalkaaga, laakiinse waxaanaanu xorriyad u qaadanaynaa in aanannu daabacin faalladii noola muuqata inay ka duwan tahay muhiimadda uu u dhashay hoygani. Qoraalada aanu soo daabacno waxaa ka jawaabaaya mas'uuliyaddooda ciddii qortey.

Mahad badan
REDSEA-ONLINE.COM, AfSomali Books Section

Social Community
Join us today

There are currently, 140 guest(s) and 0 member(s) that are online.

Nickname

Password

Don't have a REDSEA account yet? You can create one. It is a free!


What is new


[ News archive ]



REDSEA SHOP
Hargeysa


Hore u gaadh daarta Oriental Hotel


Sheeko iyo Shaahid
Check deadline

Sheeko iyo Shaahid
KULANKA 5aad
ee
TARTAN QARAMEEDKA CURINTA SUUGAANTA


Codka Somaliland

Weekly FM Radio
Minneapolis, USA
in every Sunday


Editor Pick

A brilliant work co-ordinated through many continents
by Rhoda A. Rage.

Read it more


Search With Google

Google

www
redsea-online.com