header
Search:

Create an account |
Spelling Checker
Somali | Af Soomaali

Spelling Checker
Higgaadda Afsoomaaliga
ee
REDSEA-ONLINE


Calendar Conversion

GREGORIAN

ISLAMIC


SOMALI


Photo of the Week
Suggest one

Somaliland - I too love you!

Somaliland - I too love you!



Wisdom of the Day

...daily updates...

Qalinkaa wax suureeya,
Kugu sima halkaad doonto,
Saaxiib kal furan weeye,
Sunto fara ku hayntiisa,
Weligaa ha sii deynin.
"Sahra" - M I W Hadraawi

suugaan


A Note of my teachers


read it more


Hoyga xog ururinta buugaagta afsoomaliga ku qoran
redsea-online.com

Bile M Hashi
Deynabo, (Haasaawe qalafsan)
The Bile Books, Gotebörg, 2003
ISBN: 91-631-4179-5 - sheeko

Deynabo waa inan da’yar oo jaariyad u noqonaysa reer qani ah, intay reerka la nooshahay waxay ku nooshahay cabsi iyo ciil ay ka qabto Sahro oo ah islaanta ay ushaqeeyso., waxaase marwalba ka difaacaya dhibka iyo xanuunka Cilmi oo ah odayga reerka, taa oo sabababeysa in Deynabo ay xiriir khaas ah la yeelato Cilmi, xiriir qalafsan iyo haasaawe heehaabya hawada labadooda dhexmareysa.

Dhacdada ka dhaceysa aqalka reer Cilmi gudihiisa markii suuqa looga sheekeeysto waxay soo gaareeysaa Macoow, wiilkii jeclaa jaariyada, iyo reerka ay jaariyadu ka dhalatay oo aanan labadooduba ku farxeynin warka la isla dhexmarayo. Taa oo keeneysa in qisadu ku dhamaato arbush iyo niyad kac.


Bile M Hashi wuxuu ku dhashay Soomaaliya sanadkii 1971, wuxuu ku nool yahay laga soo bilaabo sanadki 1987 wadanka Sweden. Waxuu kala turjumayay afafka swedhishka iyo soomaaliga tobankii sanee ugu dambeeyey. Wuxuu ka qalin jabiyey jaamicada ingineeriya sanadkii 1998, wuxuuna markiiba ka shaqo galay shirkada Volvo. Wuxuu kaluu arday maanta ka yahay Jaamicada Göteborg University qeybta culuunta siyaasada.

Faalada martida

  1. Akhriste - 2010-12-17 02:16:38
    istanbuul xasan - sucaad58@hotmail.com
    marka hore wa idin salamay meel kasto aad jogtan aniga waxaan ahay gabar somaliyeed o gu barbartay qurbaha in kastoo aan somaliga aan ku ficanahay marka hore bukan aad iyo aad ayaa ugu hilay wa buug aad uxiso badan waa qiso xanbaarsan xin,xanuun iyo xarako marka waxaan umahadcilinayaa so saraha buga deynabo
  2. Akhriste - 2010-03-24 07:43:23
    c.naasir jowhari - ladane333@hotmail.com
    asc www run ahaan tii buugaan DAYNABO waxaan ku akhriyay mudo 3saac ah xili aan taagnaa maktabada mana haleelin in aan u fadhiisto buugani mar waxuu ku dhexgayn sanado (dihasho iyo dareen leh ) waana tan DAYNABO kuhaysa (haasawe Qalafsan ) marna waxuu ku dhex taagin (mawjaado riyooyon iyo jaceyl wata ) waana tan DAYNABO uhayso cilmi marna waxuu ku dhex taagin xaalad nololeed liidata oo qaylo dhaan waadata runtiina laga naxo (waana tan DAYNABO iyo sahro ka dhex aloosan )(Ee jikada ) iyo ka mam nuucidda Qolka jiifka ) marna jacayl bari samaad iyo haruub buuxa iyo hogal daruureed iyo ,maandeeq darar tay waana tan ka dhex aloosan Qoyska reer cilmi ( waa sahro iyo cilmi jaceyl kooda) taas waxay igu kaliftay in aan wada daraaseeyo buugta uu qoray (qoraaga somaliyeed)Ee(BILE M XAAJI) waxaan daraseeyay buugiisa (MAX.BUUS ) (JANNO) asc www
  3. Akhriste - 2010-03-24 07:18:38
    c.naasir jawhari - ladane333@hotmail.com
    Run ahaan tii buugaan DAYNABO waxaan ku akhriyay mudo 3.saac ah xili aan dhex taagnaa (maktabada) mana haleelin in aan u fadhiisto buugani mar waxuu ku dhex gayn xili (dihasho iyo dareen leh )( waana tan DAYNABO qudheeda haysata oo ah (haasawe qalafsan marna mawjado jaceyl oo DAYNABO uhayso CILMI marna qaxar marna bari samaad iyo saxan saxo qabow waana tanka dhex aloosan (SAHRO iyo CILMI ) asc w w w ALAAH (ayaa mahadleh ) waan idin salamay walalahayga islaamkow
  4. Akhriste - 2009-01-09 18:57:28
    reader - sharmam2009@hotmail.com
    waan idin salaamay, bahda rsol bal walalo soo dhamaystira sheekadan. mahadbadan
  5. Akhriste - 2008-07-08 15:49:55
    istar - buugaagta bile
    buugaagta bile oo idil waxaad ka heleysaa www.bile.se
  6. Akhriste - 2008-02-02 03:10:54
    fardus - fardusita624@hotmail.com
    buugan cidi ma akriday oo ma soo bandhigtay se ma la soo banhigi karaa se sidaan u helayaa buugan waayo maan akhriyin ee waxan arkay magaciisa uun
  7. Akhriste - 2007-02-21 10:04:44
    hoodo ismail - hododh@hotmail.com
    walaalayaal aadbaan marka hore idiin salaamaya salaan kadib, walaal halkeen ka helayaa buugan sideesan u healayaa
  8. Akhriste - 2006-12-22 17:34:33
    naciima - nimco_m85hotmail.com
    haasaawe walafsan waa buuga aan uugu jeclay buugaagta aan ilaa iyo hada aqrisanaayay.
  9. Akhriste - 2006-07-20 06:36:35
    Deeqo Warsame - deeqo12@yahoo.com
    Waxaan aad ula dhacay qisada Deynabo. Sida ay Deynabo ugu riyooto Xaajiga ayaa dareenka akhristaha kicinaya. Sida ay saaxiibkeed Muudeey iyo Xaajiga ay ugu wada hamineyso ayaa sbabay inaan buuga joojin waayo. Hal weekend ayaan ku akhriyey. Markaan akhriyey dareen saxansaxo sidiisii ah ayaan dareemay.
  10. Akhriste - 2006-07-20 01:16:03
    Istar Ali - istar85@hotmail.com
    Waxaan akhristay buugaagta Bile M Hashi badankooda. Waa qoraa aan qisooyinkiisa la wada dhacay. Thanks Read sea. and Bile ofcourse
  11. Akhriste - 2006-07-03 14:10:07
    c/samed - dalmarr2@hotmail.com
    walaalayaal..waad salaaman tihiin marka hore..aniga buugaan ma aqrisan laakiin waxaan rabi lahaa in aad iisheegtiin sida aan ku helilahaay...
  12. Akhriste - 2005-11-05 17:45:19
    M-eid - M_hussein37@Hotmail.com
    Buuga Deynabo sidee baa ku helikaraa
  13. Akhriste - 2005-09-26 16:35:13
    dada - daada11@hotmail.com
    walaahi aadayaanuladhacey browaxaan kuleeyahay thanks
  14. Akhriste - 2005-04-17 10:59:50
    Abdi-Hakim Mohamed - bile01@hotmail.com
    Waan idin salaamay bahda red-sea online waxaan la dhahay sheekadan deynabo waxaan jeclaan lahaa in aan helo buugeeda waxaan rabay qoraaga in uu ii soo sheego sida aan ku heli karo buugaan mahad sanidin
  15. Akhriste - 2005-01-10 14:50:51
    faadumo - asmacali8@hotmail.com
    aslaamucaleekum wlala layaan waa idin slamay salaan kadib
  16. Akhriste - 2005-01-06 05:01:03
    Siciid cabdi Ibrahim - said377@hotmail.com
    aan gatee miyaan ka baxayaa faryaro bidix Buugan "Daynabo" ?...
  17. Akhriste - 2004-06-23 22:11:51
    fardowsa - RiyaaQ24@hotmail.com
    salaam walaal waxaan jeceleyste book in aqarsto hadan heli karo waayo waxaan haye ubadki somali ee dagalad sokeey uu ku dhacaye afsomali ..aan sifiican u baran hadan waxaan dhaam100 caruur somaliye oo aduunka ku nool thanksssssss..mahadsanidin dhamaantin
Adiga qudhaadu ka qayb qaado faalada buuggan!

Faallee buuggan / Comment this book
Magaca / Name
Dalka / Country
Email
Faallo / Comment
Fadlan ogsoonow in hoygani u dhisan yahay wanaag iyo waxtarka horumarinta aqoonta afka somaliga ku qoran. REDSEA-ONLINE.COM waxay hubin doonaan faaladaada inta aanay kusoo daabicin halkan, waxba kama beddeli doono qoraalkaaga, laakiinse waxaanaanu xorriyad u qaadanaynaa in aanannu daabacin faalladii noola muuqata inay ka duwan tahay muhiimadda uu u dhashay hoygani. Qoraalada aanu soo daabacno waxaa ka jawaabaaya mas'uuliyaddooda ciddii qortey.

Mahad badan
REDSEA-ONLINE.COM, AfSomali Books Section

Social Community
Join us today

There are currently, 135 guest(s) and 0 member(s) that are online.

Nickname

Password

Don't have a REDSEA account yet? You can create one. It is a free!


What is new


[ News archive ]



REDSEA SHOP
Hargeysa


Hore u gaadh daarta Oriental Hotel


Sheeko iyo Shaahid
Check deadline

Sheeko iyo Shaahid
KULANKA 5aad
ee
TARTAN QARAMEEDKA CURINTA SUUGAANTA


Codka Somaliland

Weekly FM Radio
Minneapolis, USA
in every Sunday


Editor Pick

A brilliant work co-ordinated through many continents
by Rhoda A. Rage.

Read it more


Search With Google

Google

www
redsea-online.com