header
Search:

Create an account |
Spelling Checker
Somali | Af Soomaali

Spelling Checker
Higgaadda Afsoomaaliga
ee
REDSEA-ONLINE


Calendar Conversion

GREGORIAN

ISLAMIC


SOMALI


Photo of the Week
Suggest one

Somaliland - I too love you!

Somaliland - I too love you!



Wisdom of the Day

...daily updates...

Qalinkaa wax suureeya,
Kugu sima halkaad doonto,
Saaxiib kal furan weeye,
Sunto fara ku hayntiisa,
Weligaa ha sii deynin.
"Sahra" - M I W Hadraawi

suugaan


A Note of my teachers


read it more


Hoyga xog ururinta buugaagta afsoomaliga ku qoran
redsea-online.com

Maxamed Cali Axmed Khamriile
The horn of lost tribes/Geeska qabiilooyinkii lumay
n.a., n.a., 2008
ISBN: - Taariikh

Buuggan taariikhda ah ee “THE HORN OF LOST TRIBES”, wuxuu si kooban uga hadlayaa Soomaalidu halkay ka timid, taariikhdeeda, dhaqankeeda iyo taariikhda geeska afrika iyo shucuubta ku nool.

Buuggu wuxuu ka kooban yahay laba qeybood oo kala ah

  • Qeybta kowaad: 12 qodob(mawduuc) oo ku saabsan taariikhda iyo dhaqanka soomaalida iyo Qowmiyadaha kale ee GEESKA AFRICA
  • Qeybta Labaad: waxa ay ka hadleysa boqortooyinkii hore ee dhulka soomaalida

Sida uu sheegay qoraagu, "buugan oo la bilaabay ururintiisa 1992kii, waxa hadda uun suurofal noqotay in la daabaco maadama uu helay sawirro badan oo xaqiiq ah oo ka turjumaya taariikhda geeska."

Qofkii doonaaya warbix dheeri ah, iyo goorta la qaybinayo, waxay kala xidhiidhi karaan emailkan:

Mukhtar Abdi - raabisoma@hotmail.com


Maxmed Cali Axmed "Khamriile" wuxuu ka mid yahay golaha degaanka Hargeysa.

Faalada martida

  1. Akhriste - 2010-09-13 15:30:32
    carafat - caraafaad143@hotmail.com
    ya salam aabo ya salaam caleek
  2. Akhriste - 2009-11-29 02:02:11
    jamaal cabdi rooble - jamaal800
    walaalo buugan waan ubaahanahay ee halay sheego meesha laga helo qiimahaba
  3. Akhriste - 2009-11-06 07:44:59
    faarax maxamed jaamac - faarax345@hotmail.com
    walaalo waxaan u baahanahay buugan ee hala ii sheego meesha laga helayo
  4. Akhriste - 2009-10-24 11:27:49
    jamaal maxamud xirsi - jagyar33@hotmail.com
    sc walaal waxaan aaad u xiisaynayaa inaan nusqo ka mid ah buugan iyo buugaagtaad kale sida FACTS ABOUT HORN iyo THE LAND OF PUNT ama ii sheeg meesha aan ka helaayo iyo pricekaba
  5. Akhriste - 2009-10-10 12:28:26
    aadan cadde - aadancadde2008@hotmail.com
    buugan runti aad ayaan ugu riyaaqay maadaama oo uu kahadlaayo taariikhada asalkii umada soomaaliyeed iyo qoomiyadaha geeska oo taariikhdoodu aasantay waanan u mahad naqayaa qoraaga waayo dhanka kale waxaan ahay arday aad u jecel qoralka lagana yaabo inaan buugaag soo wado insha alaah waad mahadsantiin
  6. Qoraaga - 2009-09-08 14:03:14
    mohamed ali axmed khamriile - khamriile@hotmail.com
    fadlan buugaan aqrista wuu idin anfacaa
  7. Akhriste - 2009-03-24 10:22:58
    Muna Ali - qamansha@hotmail.com
    Sc wr wb waan u mahadnaqayaa qoraaga buuga waayo sidaan filayo wuxuu wax badan katarayaa inaan wax badan ogaano tarikhda somalida iyo ta geeskaba. sida darteed waxaan ka codsanaa cida masuulka ka ah buugan The Horn of lost tribes inaan ka helo copy meesha uu yaal iyo qiimahiisaba.. mahadsanid
  8. Akhriste - 2008-09-09 08:30:45
    Farah sanweyne - farah_sanweyne@hotmail.com
    A/C Fadlan waxaan aad u jeclaan lahaa inaan ka helo nusqo buuga The Horn of lost tribes. hadii la bilaabay in la gado ii soo sheeg halka lagu gado iyo weliba qiimaha. Wabilaahi Towfiikh.
  9. Akhriste - 2008-03-29 05:09:53
    abdirahmaan - abdirahmaan88@hotmail.com
    waxaan ahay wiil wadani ah
Adiga qudhaadu ka qayb qaado faalada buuggan!

Faallee buuggan / Comment this book
Magaca / Name
Dalka / Country
Email
Faallo / Comment
Fadlan ogsoonow in hoygani u dhisan yahay wanaag iyo waxtarka horumarinta aqoonta afka somaliga ku qoran. REDSEA-ONLINE.COM waxay hubin doonaan faaladaada inta aanay kusoo daabicin halkan, waxba kama beddeli doono qoraalkaaga, laakiinse waxaanaanu xorriyad u qaadanaynaa in aanannu daabacin faalladii noola muuqata inay ka duwan tahay muhiimadda uu u dhashay hoygani. Qoraalada aanu soo daabacno waxaa ka jawaabaaya mas'uuliyaddooda ciddii qortey.

Mahad badan
REDSEA-ONLINE.COM, AfSomali Books Section

Social Community
Join us today

There are currently, 188 guest(s) and 0 member(s) that are online.

Nickname

Password

Don't have a REDSEA account yet? You can create one. It is a free!


What is new


[ News archive ]



REDSEA SHOP
Hargeysa


Hore u gaadh daarta Oriental Hotel


Sheeko iyo Shaahid
Check deadline

Sheeko iyo Shaahid
KULANKA 5aad
ee
TARTAN QARAMEEDKA CURINTA SUUGAANTA


Codka Somaliland

Weekly FM Radio
Minneapolis, USA
in every Sunday


Editor Pick

A brilliant work co-ordinated through many continents
by Rhoda A. Rage.

Read it more


Search With Google

Google

www
redsea-online.com