header
Search:

Create an account |
Spelling Checker
Somali | Af Soomaali

Spelling Checker
Higgaadda Afsoomaaliga
ee
REDSEA-ONLINE


Calendar Conversion

GREGORIAN

ISLAMIC


SOMALI


Photo of the Week
Suggest one

Somaliland - I too love you!

Somaliland - I too love you!



Wisdom of the Day

...daily updates...

Qalinkaa wax suureeya,
Kugu sima halkaad doonto,
Saaxiib kal furan weeye,
Sunto fara ku hayntiisa,
Weligaa ha sii deynin.
"Sahra" - M I W Hadraawi

suugaan


A Note of my teachers


read it more


Hoyga xog ururinta buugaagta afsoomaliga ku qoran
redsea-online.com

Yuusuf X Cabdillaahi Xasan
Gurxan iyo Gabarey
Iftiinka-Aqoonta, Stockholm, 2008
ISBN: n.a. -

Gurxan iyo Gabareymaanyo waa sheeko raad ku leh dhacdooyinka maldahan ee ay mararka qaarkood dadku la kulmaan ama ay arkaan. Dhanka kale qisada uu buuggani xambaarsan yahay, waa sheeko halabuur ah oo uu qoraagu curiyey, isla markaana ka hadlaysa is rogrogga badan ee waayaha adduunka iyo sida ay saamaynta ugu yeeshaan meertada nololeed ee aadanaha. Qof kasta oo aadami ah inta uu adduunka ku nool yahay waxa uu la kulmaa maalin walba wax cusub, ha noqoto wax farax geliya ama wax ka nixiya. Waxa intaa dheer isbeddellada dabeecadda ee marba nooca ah, sida: xilliyada ay qaarkoodna barwaaqada yihiin, kuwo kalena ay abaarta u noqdaan. Waxa ay sheekadani ku socotaa qoys reer miyi ahaa oo meel baadiye ah degganaa. Qoyskaas oo dhul barwaaqo ah ku caano maalay muddo aad u dheer, kuwaas oo aan dhibaato geyn magaalo iyo dhibteed una baahan. Aabbaha qoysku waxa uu ahaa sheekh caan ah oo deegaanka oo dhan laga yaqaannay. Waxa uu ku caan ahaa xeerarka iyo shareecada Islaamka oo uu ummadda ku kala hagi jiray haddii la kala bixi waayo.


Qoraagu wuxuu deggan yahay waddanka Sweden.

Waxaanu halkan soo galin doonaa taariikhda qoraha.


Faalada martida

  1. Akhriste - 2011-06-12 15:35:30
    xamda - slash-715@hotmail.com
    buugani waan ka helay oo in badan oo nolasheyda ka mid ah ayay ka bedeshay hasahaatee buugani wuu wanaagsan yahay
  2. Akhriste - 2011-03-14 11:43:20
    Muhannad Xaad Gele - Puntland@hotmail.co.uk
    aad ayaan ugu mahad celin dhaman areryada buuga wana muug mihiim ah
  3. Akhriste - 2009-02-17 01:16:01
    ibrahim - fiidoow143@hotmail.com
    marka hore asc salan qaali ah kadib waxan mahad usugnaatay alle iyo rusuulkeenii suubanaa {scw} mahad kadib waxan ad uga mahad celinayaa webkan soo bandhigay buugan si an ugu faaideysano waxan kaloo aad ugu mahadcelinaya qoraha buuga
  4. Akhriste - 2008-06-22 06:33:41
    liban - lmc322@hotmail.com
    runtii waa buug wacan oo xan barsan qisooyin run ah
  5. Akhriste - 2008-06-13 09:43:14
    maxamed xaad geele - xaadyare8@hotmail.com
    waa buug wanagsan in tastoo aadan soo koo bi karin xaaldada oo aad taataabatay
Adiga qudhaadu ka qayb qaado faalada buuggan!

Faallee buuggan / Comment this book
Magaca / Name
Dalka / Country
Email
Faallo / Comment
Fadlan ogsoonow in hoygani u dhisan yahay wanaag iyo waxtarka horumarinta aqoonta afka somaliga ku qoran. REDSEA-ONLINE.COM waxay hubin doonaan faaladaada inta aanay kusoo daabicin halkan, waxba kama beddeli doono qoraalkaaga, laakiinse waxaanaanu xorriyad u qaadanaynaa in aanannu daabacin faalladii noola muuqata inay ka duwan tahay muhiimadda uu u dhashay hoygani. Qoraalada aanu soo daabacno waxaa ka jawaabaaya mas'uuliyaddooda ciddii qortey.

Mahad badan
REDSEA-ONLINE.COM, AfSomali Books Section

Social Community
Join us today

There are currently, 136 guest(s) and 0 member(s) that are online.

Nickname

Password

Don't have a REDSEA account yet? You can create one. It is a free!


What is new


[ News archive ]



REDSEA SHOP
Hargeysa


Hore u gaadh daarta Oriental Hotel


Sheeko iyo Shaahid
Check deadline

Sheeko iyo Shaahid
KULANKA 5aad
ee
TARTAN QARAMEEDKA CURINTA SUUGAANTA


Codka Somaliland

Weekly FM Radio
Minneapolis, USA
in every Sunday


Editor Pick

A brilliant work co-ordinated through many continents
by Rhoda A. Rage.

Read it more


Search With Google

Google

www
redsea-online.com