header
Search:

Create an account |
Spelling Checker
Somali | Af Soomaali

Spelling Checker
Higgaadda Afsoomaaliga
ee
REDSEA-ONLINE


Calendar Conversion

GREGORIAN

ISLAMIC


SOMALI


Photo of the Week
Suggest one

Somaliland - I too love you!

Somaliland - I too love you!



Wisdom of the Day

...daily updates...

Qalinkaa wax suureeya,
Kugu sima halkaad doonto,
Saaxiib kal furan weeye,
Sunto fara ku hayntiisa,
Weligaa ha sii deynin.
"Sahra" - M I W Hadraawi

suugaan


A Note of my teachers


read it more


Hoyga xog ururinta buugaagta afsoomaliga ku qoran
redsea-online.com

Axmed Maxamed Cabdi-Kulumbo
Koora dadab - Cishqi iyo Colaad
Al Salaam Printing Press, UAE, 2008
ISBN: n.a. -

Koora dadab waa sheeko run ah oo dhacdey badhtamihii qarnigii ka horreeyey Daraawiishta. Dhammaan dadka kuxusani waa dad jirey oo la yaqaano iyaga iyo tafiirtoodiiba.


Qoraagu wuxuu ku dhashay Laasqorey waxaana uu wax ku bartay dugsiyadii magaalooyinka Laascaanood, Sheekh, Burco iyo Hargeysa.

Hadda waxa uu deggan yahay Hadaaftimo, Sanaag.

Faalada martida

  1. Akhriste - 2011-11-14 02:39:15
    shaadiya maxamuud yuusuf - shadiashagari@hotmail.com
    marka hore ilaah baa mahad leh inta ka dib waxan ka hadlaya buuga koora dadab(cishqi iyo colaad) buugaas oo ka sheekaynaya qisooyin dhaba iyo taarikho maansha allah wan akhriyey buugan wuuna i qanciyay waxaan halkan hambalyo iyo mahadnaq uga jeedinaya qooraaga buuga oo ah awoowahay Axmed maxamed cabdi kulumbo iyo abtigay faysal foodcade oo isku habeeyey iyo kuwa soo daabacayba
  2. Akhriste - 2011-11-12 10:40:24
    shaadiya maxamuud yuusuf - shadiashagari@hotmail.com
    awoowe buugani aad buu u faaido badan yahay waana akhriyey waana qisooyin dhaba oo dhacay marka waan ugu mahad celinaya awoowahay axmed maxamed cabdi-kulumbo oo jooga hada hadaaftimo iyo abtigay faysal food-cade iyo kuwa soo daabacay dhamaantood
  3. Akhriste - 2011-08-24 04:17:43
    C/qani Yuusuf Aadan (Kaysediin) - wadani1969@gmail.com
    Runtii waa buug caaqibo leh oo aad moodo qoraagu inuuba xiligaa joogay yacni sida uu uga waramayo iyo erayada uu adeegsanayo hadaba aad baan ugu hambalyaynayaa qoraaga buugan maadaama aan aniga qudhaydu Qoraa ahay oo aan qoray buug kala duwan sida:- Haajir, Nafti Hure, iyo buug kale oo fara badan mahadsanidin
  4. Akhriste - 2011-06-11 15:01:05
    Almis cabdi kariin maxamed - jubba79@hotmail.co.uk
    walaahi buuga waxaan faaido ka qaatay magaciisa iskadaaaba akhrisbee aad iyo aad ayaan u baahanay in aan helo buugan
  5. Akhriste - 2010-09-23 08:26:47
    abdirizak - beerdajiye25@hotmail.cim
    waad u mahadsan tihhin dadaalkiina afkeena hooyo buuggaagta ku qoran aad bulshada u dooneysaan inaan u gaarsiisaan ...... sideen ku heli karaa buuggaan Koora dadab(cishqi iyo colaad) waxaan ku noolahay dalka Uganda... kampala
  6. Akhriste - 2010-09-15 12:13:11
    anab - asynab13@hotmail.co.uk
    waxaan rabaa inaa bookan gato oo ah Koora dadab inteen kale soo xariirkara xagee dukaanka ka heli kara waalaalo inoo soo sheek meesha ciwwnka iigu soo dir am igu soo qor macsalaama bye
  7. Akhriste - 2010-09-14 09:36:30
    aisha - aishawaligaruun@hotmail.com
    waaxan raba inan afsomali barto banrabaa
  8. Akhriste - 2010-04-26 10:23:12
    Maxamed cige Beergaal - coon_igge@hotmail.com
    waad ku had santihiin bandhiga buugta ku qoran afsoomaaliga, Wixii faahfaahin ku saabsan Buuga KOORA DADAB (cishqi iyo colaad) ama xiisaynaysa inay akhristaan kuna nool wadama yurub fadlan fadlan waxay igala soo xidhiidhi karaan eamailkayga oo ah coon_igge@hotmail.com. MAHADSANIDIIN
  9. Akhriste - 2010-04-26 10:15:25
    Maxamed cige Beergaal - coon_igge@hotmail.com
    waad ku mahadsan tihiin dedaalka aad wadaan, aad baana ugu faraxsanahay illaalinta iyo xafidaada buugta Afsoomaaliga ah noocaydoonaanba ha ahaadeene. Buuga KOORA DADAB ( cishqi iyo colaad) dhamaan waxaad ka heli kartaa xiligan Sweden, Norwey, Denmark, and UK, Dedaala halkaana ka wadda.
  10. Akhriste - 2010-04-05 11:46:17
    mawliid - mawlidathomail.com
    waan jeclaystay buugan in aan akhriyo
  11. Akhriste - 2009-12-03 01:40:06
    Mustaphe - cigaal36@hotmail.com
    Hambalyo Shabakada Red Sea sida ay ugu heelantahay ururinta buugaagta afka somaliga ku qoran si ay dhiirigalin ugu noqoto qoraaga iyo bulshadaba
  12. Akhriste - 2009-11-13 00:53:44
    axmed - haadaamo@hotmail.com
    waasax buugan waanan u bogay
  13. Akhriste - 2009-10-26 03:46:36
    Abdirashid Ali Warabe (4441097) - harbicom@hotmail.com
    waa buug xiiso badan lehna farxad, naxdin iyo caashaq. aad ayaan uga helay runtii
  14. Akhriste - 2009-08-26 15:47:39
    siciid - kaaliye01@hotmail.com
    waxaan u arkaa waxaan macna lahayn
  15. Akhriste - 2009-08-17 03:11:46
    nafiisa mohamed diiriye - nafisacy@hotmail.com
    marka hore ilaahay ayaa mahad leh ii suuro galiyey inan halka ka dhiibto ra'yigayga waxaan halka uuga hambalyaynayaa wiilka Cabdiraxmaan maxamed aadan ee dhawaan qoray buuga la magac baxay waa maxay guurku. waxaanan leeyahay mabruuk calayk insha allah waanu akhrisan doona buuga uu qoray cabdirahmaan
  16. Akhriste - 2009-08-09 10:08:05
    cabdiraxman maxamed adan - toronto497@hotmail.com
    waxaan qoray dhawaan buug layidhaa "waa maxay guurku" inshaa alaaah dhawaan ayaan idinsoo gudbin doonaa
  17. Akhriste - 2009-03-22 08:34:14
    mohamed - taakuma@hotmail.com
    waad dadaalaysaane halkaa kawada alle khayr ha idin siiyee
  18. Akhriste - 2009-03-22 04:06:01
    rahma xasan aadan - rahma_252@hotmail.com
    faaladanwaxaankaga hadalayaaoon doonayaainad iisheegtaan meeyey buuga afsoomaliga ee xuruufta laga baranaayeydeemeeye bbugu
  19. Akhriste - 2009-03-22 00:13:53
    A/rahman - isqootax571@hotmail.com
    waxaan rabaa inaan akhristo sheekadaan
  20. Akhriste - 2009-03-15 02:24:16
    hoodo maxamed diiriye - hoodo_84@hotmail.com
    buugani aad ayaan u akhriyay waanan jeclaystay mahadsanid
  21. Akhriste - 2009-03-13 03:09:29
    koora dadab - musekadle@hotmail.com
    walaahi waa buug uuba magaciisu aan aad u jeclaaday
Adiga qudhaadu ka qayb qaado faalada buuggan!

Faallee buuggan / Comment this book
Magaca / Name
Dalka / Country
Email
Faallo / Comment
Fadlan ogsoonow in hoygani u dhisan yahay wanaag iyo waxtarka horumarinta aqoonta afka somaliga ku qoran. REDSEA-ONLINE.COM waxay hubin doonaan faaladaada inta aanay kusoo daabicin halkan, waxba kama beddeli doono qoraalkaaga, laakiinse waxaanaanu xorriyad u qaadanaynaa in aanannu daabacin faalladii noola muuqata inay ka duwan tahay muhiimadda uu u dhashay hoygani. Qoraalada aanu soo daabacno waxaa ka jawaabaaya mas'uuliyaddooda ciddii qortey.

Mahad badan
REDSEA-ONLINE.COM, AfSomali Books Section

Social Community
Join us today

There are currently, 162 guest(s) and 0 member(s) that are online.

Nickname

Password

Don't have a REDSEA account yet? You can create one. It is a free!


What is new


[ News archive ]



REDSEA SHOP
Hargeysa


Hore u gaadh daarta Oriental Hotel


Sheeko iyo Shaahid
Check deadline

Sheeko iyo Shaahid
KULANKA 5aad
ee
TARTAN QARAMEEDKA CURINTA SUUGAANTA


Codka Somaliland

Weekly FM Radio
Minneapolis, USA
in every Sunday


Editor Pick

A brilliant work co-ordinated through many continents
by Rhoda A. Rage.

Read it more


Search With Google

Google

www
redsea-online.com